    Tolmoon | Tuesday, February 27, 2001 - 12:17 pm Waad salaamantihiin dhamaan. Waxaan jecleeystay inaan ogaado dadweynaha sida uu arkaan markii leeys barbardhiigo dawalaadda Cabdiqasiim Salaad iyo middii Maxamed Siyaad? Ma kula tahay ina maamuulkaan cusub uuka duwanyahay kii hore? Maxamed Siyaad haadii lagu eedeyee maamuul xuumo, dawladaan sidee bay oga duwanaaneeysa maadaama shaqaalihii dawladdii hore ee laf-dhabar uu tahay midaan? Fadlan fikraddaha sii asluub leh ha loo dhiibto. |
    Garoowe | Wednesday, February 28, 2001 - 02:23 pm Tii ina Siyaad ayaaba la qaatay. Tan C/Qaasin waa Half mooryaan Half Tuugo Half aalkuliiste. Dhuudhina boos ma loo dhiibay Ala maxaa shacabka lagu ciyaarayaa. Yaase ka dhageysanaya sheekadaas? |
    Banaadiri | Wednesday, February 28, 2001 - 02:38 pm Jeneral Dhuudhi iyo Col. or ex-duqa Muqdisho Xasan Abshir - maxeey ku kala duwanyihiin? Soo wada daba dhilif Siyaad ma aheeyn. |
    Yoonis | Thursday, March 01, 2001 - 01:04 am Nin yahaw soomaalidu waxay tiraahdaa ilaahow maya iyo haa hanaga wada yeersiin,xagee hadalkaagu u kala socdaa,raga aad sheegeyso sow ma aha xubnihii dowladii ay shacabku rideen,waxayna mas'uul ka ahaayeen burburka ka dhacay dalka,waxay caadeysteen intii uu jiray maamulkoodii sadbursi, eex,cadaalad xumo iyo ku tagri ful awoodeed,xagee qofkii shalay ku faraxsanaa nolashaada xun maanta ku biday heerka ay noloshaadu taagan tahay,maanta kaaga saari karaa noloshan isagoo leh wejigii hore intii ay jirtay dowladaas imisaa qof ayaa iska casilay dowladaas,inta taariikhda ku xusan waa seddex nin midkoodna kuma jiro qaskan iyo boobkan mana aha rag maanta umaddoodu ay u og yihiin wax wanaag ah haba yaraatee. mida kale waa baahanahay bakhtiga looma cuno waa jirtaa in umaddu u baahan tahay iney ka baxdo noloshan xun,mana muuqato maanta qaab ka duwan qaabka ay wadaan tuugadan in looga bixi karo balse waxaan leeyahay wanaaga ilaah ha waafajiyo. |
    C/WAXIID | Thursday, March 01, 2001 - 01:13 am DOQON YAHOW DOWLADU WAA DOWLAD TUUGO WADA AH MANA AHA DOWLADU DOWLADA C/QAASIM BALSE WAA DOWLADA GALEYR WAAYO MAAMULKA WAXAA WADA GALEYR DOWLADUNA WAA DOWLAD RAYID AH C/QAASIM WAA MADAXWEYNAHA DALKA AWOODIISUNA WAA KOOBAN TAHAY HADII AAN WAXKAAGA TAABTO WAXAA KA MID AH AWOODAHAA ANSAXINTA SHARUUCDA DALKA,QAABILIDA DANJIRAYAYAASHA,KALA DIRKA DOWLADA HADII UU BARLAMAANKU ANSAXIYO IWM. MIDA AH INEY DAACAD NOQON DOONAAN WAA MID AYNU KU KHAMAAREYNO WAAYO DOWLADA XUN DOWLAD LA'AAN BEY DHAANTAA WAXAANA SAARAN RUUXOODA CULEYS BADAN BAL AYNU ARAGNO HALKAY NAGU FURAAN. |
    XASAN | Sunday, March 11, 2001 - 11:30 am WAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN TII HORE WAXAY AHAYD DAAROOD (FAQASH)TANA WAA QUWADII HAWIYE ALA HA DAYSTEE |
    ewewewewewewewewewewewewewew | Sunday, March 11, 2001 - 07:01 pm waxay ku kala duwanyihiin faqash waa lawaayey waxaana badalay mooryaan kale, ee see wax uga qabanaa, |
    GEEDOOW | Sunday, March 11, 2001 - 11:49 pm adigu nin wax isku fali ma tihid ninka hassan isku magacaaboow waxaa tahay reer waqooyi dantaada ilaasho qabiil lama caayo waayo waa qabiilkaaga oo kale daarood & hawiiye waa dad islaam ah soomaali ah isku dagaan ah mana rabaan inay umadda soomaaliyeed kala gooyaan sida ay ku fikirayaan reer waqooyiguisaaqu waxay doonayaan inay itoobiya la midoobaan war hooy ka jooga cayda qabiilka .. qabiil qaran ma naqdo isaaq qabiil weeye qaran noqon maayo wax somaliland la yiraahdo ma jiraan BYE GEEDOOW |
    Hawiye | Monday, March 12, 2001 - 10:37 pm TO:GEEDOOW MAHADSANID WAXAAD TAHAY NIN SIYAASI AH SIDA AAD UJAWAABTEY WAADNA FAHAMTEY QABIIL IYO DHIBAATADIISA DADKA AAN OGEEN INUU DHACAY QABIIL WALI WAXAN URAJEYNAYAA INEY OGAADAAN SIDAADOO KALE BALSE WAXAA JIRO DAD AFSOOMAALI QORI YAQAAN OO AH EITHOPIAN OO MARWALBO KU QORA ARIMAHA QABIILADA WAXYAALO KALA FIRDHINAYO SOMALIYA WAA INEYNU XOOG LAHAANAA DHAMAANTEEN, HAWIYE&DAAROOD longlive, SOMALIYA longlive |
    Gacal | Wednesday, March 14, 2001 - 02:54 am Waxay ku kala duwan yihiin tii hore waxay ahayd dowlad reer Kooshin tanna waa dowlad reer Habar. Waa kud ka guur oo qanja u guur. Laba qabiil oo somali ugu xun . Ar somaliyeey yaa kuu maqan |