Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Kumanaan dadweynaha muqdishu oo mudaaharaaday ku muujiyey sida ay u rabaan in la furo airport&port
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Wednesday, February 28, 2001 - 12:43 am
Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho banaanbax aad u ballaadhan kaasoo ay igu soo baxeen dadweyne aad u faro badan kuwaasoo dalbanayay in garoon diyaaradaha iyo Dekadda lafuro, waxyna socodkooda kasoo billaabeen garoonka istaadiyo Muqdisho.
Dadkaas oo tiradooda lagu qaddaray kumanaan, socodkoodina wuxuu ku dhamaaday si nabadgelyo ah, waxayna sheegeen inay maalin-dhaaf u banaanbixi doonaan illaa iyo inta laga fulinayo waxyaabaha ay rabaan, dadweynahaa oo cid walba isugu jiray waxay socodkooda cabashada ah ku muujiyeen inaanay cidna u xayirnaanayn goobaha muhiimka ah sida garoonka diyaaradaha iyo dekadda Muqdisho, waxaa kale oo ay muujiyeen inaanay dadku kala qoqobnayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bare

Thursday, March 01, 2001 - 11:04 am
ninka halkaan ku soo qorayow waxan ku weydiiyey airportaha waxa dhinac ka heysta mooryaan habar gidir qeybta kalena waxa degen xoogaga Muuse suudi dekedena sidoo kale oo waxa gudaha ku jira Mooryaan Saleebaan habar gidir ah Suudi waxow madfac la taaganyahay banaanka mark ma yaa lagu banaan baxayaa ma waxa la leeyahay Suudiyow ka guur meeesha oo Habar gidir ha heysato mise?
" Ninka gaaalkacyo ka yimid ee geyr danbe u geli waayey iyo goofka nimankii lahaa yow gar naqi doona"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Thursday, March 01, 2001 - 06:47 pm
Aleelahee yaw u gar naqi doona.

cayr ttugo iyo abgaal dabaal yaa u gar naqi doona.
safaleeti dafe iyo saliid cabe yaa u gar naqi doona.
aalkuliiste iyo xamaali yaa u gar naqi doona.
qaamaariiste iyo caanoole yaa u gar naqi doona

Ilaahooda iyo Daarood un baa u gar naqi doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuushane

Monday, March 05, 2001 - 07:29 pm
TO: Garoowe

Nin gurigiisii xoog looga heysto oo raggii gurigiisa heystey u garnaqaya weligey ma maqlin mana arkin. Wan libaax iyo waraabe u garnaqaya markii la arko ama xitaa la sheego diyaar baannu nahay ee kaalay oo noo garnaq. Yaa Qawmu luud. Ayuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu