    Wiil-Qardhood | Wednesday, February 28, 2001 - 07:52 am 1991 02 26 03:00..... ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo kadilaacay cadaabkii aduunka kaas oo keenay in 500 oo maxas u badan ay naftooda ku waayaan 1000 qofna ku dhaawacantay dadkii magaalada joogayna ay qaxeen iyadoo qaar badan aysan aqoon meel ay uqaxaan iyo meel looga yimid...... Habeekii 26 02 1991 ayaa ciidan Hawiye (ama USC) ah oo uu watto Generaal Caydiid iyo Qaybdiid (oo ah xubin kamid ah Parlamanka kooxda Carto)soo weerareen magaaladaas oo ah magaalo weyn oo qabiilka daaroodku dago, Ciidankaas Hawiye oo sameeyay foolxumo ah oo taariikhda soomaaliyeed meel foolxun kagashay. Waxaysan u abba yeelin waayeel, Caruur, haween, dadkii madaxa kajiranaa kuwii ceryaamiinta ahaa.. waxayna u dileen qaab foolxun sida iyagoo ceelal ku guray dadka qaarkiis.... Waxay dileen dadkii magaalada laga yaqaanay ee caanka ku ahaa in ay u doodaan xuquuqda Hawiyaha magaalaada daganaa.... Waxaa ay sameeyeen waxyaabo soomaalidu ka faani jirtay sida kufsiga kaasoo aysan u abba yeelin gabdhaha 9 yir illaa habraha 89 jir... Wax danbi ah oo ay dadkaasi sameeyeena majirto kaliya waxay ahaayeen hal qabiil ....... Waxaase yaableh dad badan oo ciidankaas la qabiil ah in ay kufaani jireen "Gaalkacyo ayaan qabsanay" Hadda 10sano ayaa laga joogaa markii waxaa dheceen lakiin waxay ahayd wax foolxun oo aan marna mudnayn in la ilaawo! Waxaan rabilahaa in qofkasta uu ku qoro wixii uu ka xusuusanayo ilaa laga garayo maalinkii dib loo xoreeyay |
    SAYRUUKH | Wednesday, February 28, 2001 - 12:14 pm Haa Wiil-Qardhood mar hadaa meesha furtay ana wax baan ku darsanahayaa wixii aan ka xasuusto. Aniga markaa waxaan ku sugnaa magaalada aad magaceeda sidato ee Qardho waxaana isla markaa soo gaarayay magaalada Telefano ama Taarar ka imaanayay dhanka Koonfurta oo sheegayay in Magaalada Gaalkacyo lagu soo fool leeyahay waxayna dadka isku dayeen in ummadda ku nool Gaalkacyo uga digaan ciidanka ku soo socda laakiin nasiib daro odayaasha Magaalada Gaalkacyo oo ah dad waligood nabada wax walba ka hormarin jiray waxay noo sheegayn in wax dagaal ah uusan kadhicidoonin ayaga oo daliil ka dhigtay Xiriirka fiican oo markaa kadhaxeeyay Qa'baailka magaalada wada daga. Isla markaa waxay inoo sheegeen in hadii xataa ay ciidan yimaadan in aan lala dagaalimi doonin laakiinse wada hadal wax lagu dhamaymdoono has ahaatee nasiib daro odayaasha fursad maba u helin wada hadal iyo nabadayn ayagoo hurda ayaa guryahay lagala baxay si fool xuna loo laayay sidaad sheegtay ciiyaalka CEELASHA lagu guray oo ilaa iyo hada qaarakood kujiraan halkaasna looga dhigay Qabri oo dusha looga malaasay. Arintaan markay dhacday dad badan baa filan waayay nin walabana oo gobollada W/Bari joogay QORIGIISA buu horay usoo qaatay waan xasuusta waxaa ciidamo ka yimaadeen ilaa iyo Laas Qorey ilaa iyo Buuhodle iyo Caluula iyo Bosaaso jidka baana lasoo wada qaaday waxaan aniga xasuustaa in aan magaalada Qardho iska soo raacnay ciidan markaa kor u dhaafayay 1000 nin oo kakala yimid magaalooyinka Bari iyo Sool iyo Sanaag. Laga bilaabo magaalda Garowe ilaa iyo Buurtinle ciidan baa safanaa oo is daba socday waxayna u bad naayeen dad caadi ah oo ka xumaaday sida foosha xun oo loogalay walaalahood Gaalkacyo waxaana xasuusnaa cardii markaas ka muuqatay. Waxaa hogaanka loo dhiibay nin layiraahdo ALLAH u naxariistee (SEEF) oo ahaa dagaal yahan sifiican loo yaqaaan haysan jirayna ciidankii Comandosska ee KABOHIRIGLE EE BALIDOOGLE fadhigooda ahaan jiray 1977dii oo kadib ka baxsay Siyaas Bare oo SSDF abaan duulayaasheeda kamid noqday. SEEF magaciisa waxaa la oron jiray CABDIRISAAQ OMAR Xaji wuxuuna Hawiye ciidankiisa ku jabiyay meel wax yar u jirta BaliBusle, Hawiyeha waxaa ay kadib dagaalkaas gawaaridooda ku qoran jireen SEEF AMA BOOSAASO oo gawaari badan oo aan ka qabanay ku yaaleen ereyadaas, laakiinse labaduba midna waa u suur toobi wayday. Kadim markaas wuxuu Seef codsaday markuu arkay kumanaanka kun ciidan oo ku soo qulqulaaya Forinta ayuu wuxuu yiri wuxuu soocday intii ku jiri jirtay Comandooska iyo ciidankii hore waxayna isku noqdeen ilaa iyo ragg gaaraya 800 waxaana soo haray in gaaraysa 7000 oo aan comadoos soo marin laakiinse dagaal soo aaday. waan xasuustaa wuxuu ku yiri bala marka hore ii daaya anaa MOORYAANTA idiin jilcinayee. wale sidii buu yeelay asaga iyo 800 kii uu soocday intay magaalda dhanka kale ee Xamar ka xiga ee Dagaari iyo dhankaas ayuu intuu u fariista ayuu ka qarxin jiray wixii taakulayn ah oo Ciidanka Gaalkacyo ku jira usocday. ilaa uu istaago wixii taakulayn ahayd ee Ciidanka Hawiye uga imaanaysay dhanka Xamar, waxayna isku dayeen inay Seef iyo ragiisa ka nadii fiyaan jidka laakiinse waa usuur toobi wayday sabab too ah SEEF iyo ciidankiisa Habeenkii uun bay soo bixi jireen. Waxaase yaableh in uu SEEF oo kaligii ah habeen galay Magaalada Gaalkacyo asaga oo aan xataa Qorisidan kana soobaxay subixii aroor yadii asagoo soo in dhaystay meelaha ay ciidanka fadhiyeen. Intuu indha indhaynataan ku jiray iyo jid gooyada waxaa weerar culus qaaday ciidankii kale oo fadhiyay geeska kale oo garaya 7000 waana lagu jabiyay oo Mooryaanta waa loo gali waaya maalinta hore oo ciidan ku filan baa joogay oo kabadnaa 7000 oo mooryaan ah. Kadiba waxaa ku soo laabtay xarunta taliska SEEF iyo raggissa kadib markaa buu weerka qaaday markuu hubsaday meelaha ay kala fadhiyaan iyo inuu SAAD kii ka go'ay. Sidatan baa loo qabtay Gaalkacyo:> SEEF ayaa taatiigan keenay ee Hawiye lagu jabiyay. Wuxuu garaacay xarunta taliska ee Mooryaanta oo kutaalay geeska xaafada Baraxley oo magaalada waxyar bay ka baxasaneed Xarunta, wuxuuna ku garaacay Hubka loo yaqaan BM iyo madaafiic isla markaa ciidankii kale Qaybtii 2d ee Mooryaanta oo magaalda dhufaysyada ku jiray markii ay arkeen Xaruntoodii oo Qaac kabaxaayo ayay waxay is yirahaadeen walee gadaal baa la idinka yimid waxayna u yaaceen dhanka Contoroolka ee magaalada looga soo galo dhanka Xamar. Waad garanaysaan Hawiye baqatay cagaha bay wax kadayeen oo waxay islahaayeen yaan jidka Xamar la goyn laakiinse lama socon inay jirin ciidan gadaal uga yimid oo magdaafiic uun lagu garaacaayay Xarunta. Markii ay firaaqeeyeen magaalada ayaa waxaa soo galay ciidankii 800 ahaa oo SEEF wato aygoo gaadmo gaadmo ku dilaayay Mooryaanta jahwareertay. Isla markaa waxaa laga dilay rag gaaraya 300 magaalda gudaheeda, wayna jah wareereen oo meel looga yimid bay garan waayeen, arkii ay arintu halkaas maryso ayaa waxaa isku dayay Mooryaantii inay isku aruursadaan dhanka Baraxley laakiinse ciidankii kale oo Daarood oo fadhiya banaanka magaalada oo lago amray inay amarka ka sugaan SEEF ayaa is celin waayay oo ayaga oo yaacaya magaalada soo galay islamarkaa ayay cagta mariyeen wixii Mooryaan oo jidkooda taagnaa, markaa ayaa Mooryaantii intuu argagax galay ayay cagaha wax kadayeen, waxaa xataa halkaas lagu dilay mid la oran jiray Wiil waal oo mooryaanta abaanduule u ahaa ina lagu dilay asagoo isku dayaaya in Mooryaanta uu dib isugukeeno. Markaas ayay bilaabatay cararkii Mooryaanta waxay ku carareen cagahood oo intaada badan Gaawarida waa laga reebtay intii kalena way kacarareen mooryaantii cagaha ku socday. Waxaa lagu baac saday Tangiyo iyo wixii gawaari meesha joogay waxaan xaasuustaa in ayagoo cararaaya gawaarida lagu laynaayay ciil kaliya oo loo qabay. Isla markaa waxaa horteena isasoo taagay gawaari xawli ku socda oo ay saarnaayeen ISIMO DAARDOORKa ah oo calamo CAD CAD lu laayay u lahaa "war yaa lalayn war yaa laga daba tagin" iskadayaa hanaga tagaanee" laakiin caro baa haysay raggii dagaalka ku jiray. SEEF wuxuu yiri waxaan rabaa inaan soo taabto Habyo iyo wixii ka shisheeya laakiin waa xasuustaa odayaal baa ku khasbay inuusan Cadaado uusan gaarin odayasha oo adeegsanaaya HABAAR ayaa waxay ku guulaysteen inay ay ciidanka xooga ku istaajiyaan oo dib loo soocesho, in kastoo oo ay jireen wiilal aan Habaar shaqadood ahayn oo siwaaday inay cagta sii mariyaan Mooryaantii dabada sii hagoodneed, laakiinse dib usoo laabtay markii ciidanka intiisii badnayd ay dib ugu laabtayn Gaalkacyo. Wixii aan ugu tagnay magaalda Gaalkacyo waxay ahayd wax aan waligay ilaawayn horta magaalada 70% waala fiiqnayd oo horay baaba loo rartay, waxaa kaloo aad u xasuusnaa DARBIGII lagu qoray DAAROOD HADHACO oo lagu qoray DHIIGA dadkii masaakiinta ahaa oo Galkacyo lagu laayay. Sidaas oo kale waxaan aragnay Ceelasha dadka lagu guray, waxaa jiray guri u dhowaa meesha layiraahdo SIINKA GAALKACYO ninkii yaqaan baa yaqaanee waxaa halkaa guri udhawaa lagu laayay reer dhan oo kuligood CEEL lagu guray, si walba baa la isgu dayay in maydadkaa meesha laga soo saaro laakiin masuurtoobin oo waxaa markii danbe lagu go aamiyay in meeshooda Qabri looga dhigo oo dusha looga malaaso. Halkaan lagu ma soo koobi karo waxaan ka xasuusto gumaadkii Gaalkacyo laakiin intii aan qori karay intaan bay noqoratay, waxaana ogaataan in wax kasta oo aad indhahaada ku aragtid inaadan afka ka sheegi karin, sidaas daraadeed waxaa jira in badan oo aan afka ka sheegi jirin. Arintaan maaha mid weli lagu kala baxay THE CASE IS NOT CLOSED intii Mooryaan ahayd oo Tangiyada lamarsiiyay weli ciilkii waan qabnaa oo weli Mooryaantaasa lagama aar goosan laakiinse waxa taas ka danbaysay 27 DAGAALO oo ay dib usooqadeen oo kumaaan looga dilay 27 kaasna lagu jabiyay ilaa uu CAYDIID ka quustay inuu dagaaldanbe ku soo qaado Gaalkacyo oo wuxuu ciilkiisii kula dhacay masaakiintii u qaxday KISMAYO iyo koofurta oo sidii Gaalkacyo xasuuqa uga dhigayn halkaas kadhigeen. Waxaa markii hore umaleen jiray oo u carysnaa Hawiye inuu ciil gaar ah u qabay Daarood laakiin waxaan ogaaday inaysan si gaar ah Daarood aysan u necbay laakiinse sidaas ay u dhaqmaan, oo waxaa ku arkay markii HABAR GIDIR iyo ABGAAL isdirireen waxay isku sameeyeen intii ay Daarood ku sameeyeen iyo in kadaran markaas baan quustay oo ciilkii aan uqabay iga dagay oo waxaan ogaaday in reerka sida uga TUXSATAY oo REACTIONkooda saas uu yahay oo cidna ayasan u aabayeelin xataa haduu yahay Hawiye. Waxaa kamid ah inay MUSMAAR MADAXA kataagi jireen ABGAALKA haduu qabto nin Habar Gidir ah siina dayn jiray markii ay Habar Gidirto sheegato Majeerteen iyo Daarood waxay oron jireen " YAHOW INTEE KU JIRTAY SHALAY MUGAAN KU RAADINAAYAY"???? sheekada waa socotaaa>>>>>>>>>>>>>>>>> !!!!! |
    Af- Barwaaqo | Wednesday, February 28, 2001 - 03:06 pm Maa weelada caruurta ,,,Maa weelada caruurta Hawiye daba-madoobe, dagaal kuma gaartiin ee Majeerteenoow beenta ha isku MAAWEELINA. Reer Bari baa 7000 kun oo ciidan ah keenay dagaalkii 92-ga ee Gaal-kacyo,,,beenleey beenleey 40 reer Bari ah baa meeshaas tagay ee runta maa leysku sheego. 7000 oo Hawiye daba madoobe ah iyo 7000 oo FULEY Majeerteen ,,,haaaaaa aahaaaaaa ,,, meesha dagaalkii III ee Aduunkaa.. War cali yaridaas meesha kala taga. Habar-Gidir, in ey Gaalkacyo, Xamar , Garbahaareey iyo Kismaayo mar kaliye kawada dagaalameeysay marqaati bey Soomaalida aheyd gaar ahaan kuwa aan u dhalan labadiina wada dagaalamay ee Majeerteenoow been ha isku maaweelina. Rag waa dagaalamaa ,,, waana heshiiyaa ,,ee jileeca been ha ku darsanina. ---------------------- Reer Bari baa dagaalamay haaaaaaaaaaaa aahhhhhhhhhh reer Mudug yuuuuuuuuu idin maqal,,,,,,,,,,ama Habar gidir ha ahaado ama Cumar Maxamuud waa rag wada dagaalama laakiin reer Bari haaaaaaaaaaaaaaaa iyo 800 oo qof mar 7000 oo rag haaaaaaaaaaaaa. |
    MJ with GUNZ | Wednesday, February 28, 2001 - 06:56 pm bal ninkaan caqli yaridiisa fiiriya: wuxuu ku faanaa dad badan oo ay cidiisa baabi'iyeen. 7000 or 700,000 we kicked your jaahil azz out of Gaalkacyo. jaahil adoon ah. all u USC muthafukas need to go back to slavery. noo shaqeeya oo xayawaanka naga dhiciya since ur so excited to fight a war. azzhole! |
    DURBAKOWDHEH | Thursday, March 01, 2001 - 12:14 am Afbarawaaqo wale marabtid inuu reer Bari kuu yimaado walee waa la iskaa waydiin lahaa meesha aad ka baxdeen!!! waana xasuusataa markii ugu danbeysay uu reer Bari dagaal idiinku yimid inuu idin qabsaday asagoo Doonyo wata SULDANADNA ka dhistay HOBYO oo shaabuu idinkala daalay, REER BARI marabtid inuu kuu yimaado ILLAAHAYNA ugu xamdi sababtoo ah walee muusan ku naxariisteen oo waa ku yaqaan sida laguu galo waxaan SHAABUUG ahayn kulama dhaceen ileen dugaag baad tahayee. waxaa dhici lahayd <<<AREY WAA DHUUSO PART II>>>> markaana iskadaa 15.000 ee 40.000 baa idinka dhiman lahayd. Teed labaad iska daa SULAADIINTAAD oo aad afka ku taagaysid waa EDEBDARO, ka xishood Boqoradaada waa maskaxdiinii iyo dadkii DHARKA idiin xiree oo idinbar Sida wax looqoro. Meesha uu kaa qabsaday 200 oo nin oo reer Bari ah oo Keenadiid hogaaminayay oo DOONYO saarnaa maxaad umaleen hadii uu reer BARI oo guuraaya idin soo weerari lahaa?????!!!!!!!!!!!! Wale haatab meeshaan maadan ka naacnaac dhahdeen. teeda labaad 7000 Bari kaliya kama imaan Jaahilyahow waxay kakala yimaadeen PUNTLAND oo dhan waana kuwa hada fadhiya Gaalkacyo oo diyaar u ah hadii loo baahdo in xoogaa la idin nadiifiyo inay Dib u dajin idinku sameeyaan. Marka naac naacda meesha hala imaan wixii laguu sooqorana sifiican u soo akhri adoon iska soo boodin, waxaanba u maleenaayay in aanu idin barnay sida looga hadlo meelaha ay dadka isugu yimaadaan laakiinse waxaan u jeedaa inaad weli u baahan tihiin cashar yar oo la idin siiyo. |
    Af-barwaaqo | Thursday, March 01, 2001 - 04:15 pm Haaaaaaa haaaaaaa Fuley reer Bari , arboowe Bari laga reeysay,,,,ar-boowe Bari laga reersay,,, Cumar Maxamuud ku baxso ee waa hore bay Hawiye daba madoobe ku rogan lahaayeen - adiga iyo intiina kale waad ogtihiin,,,, Aniga, Hawiye ma ahi,,,,,,,,,,,,,, Dhacdada uun baan garsoore ka ahay, taana la soco,,, ,,, boowe ,,, kaluun lama dabtee waa la dagaalamaaaaaaaaaaaaa,,,,, |
    eebow | Friday, March 02, 2001 - 01:09 am wiilqardhood markasta inta waxaanoo kale bilowdid ayaad hadan raali halayga noqdo ama anigu qabiiliiste maahi dheheysaa. warniyahow ilaahay kabaq oo dad isku dirka kaltag netka |
    Abdirizak | Friday, March 02, 2001 - 07:19 am TO:W:Q:sxb.waan kugu waafaqsanahay in aan la ilaawin dhacdadaas foosha xun ee aan lagu tilmaami karin in uu samayn karo qof og in uu ku abtirsado diinta islaamka: sxb,waxaan intaas kuugu darayaa in dadka halkaas lagu xassuqay aysan ahayn 500 ee ay ahaayeen ilaa 740 qof waliba anigu waxaan hayey liiskii qabiil walba inta ka dhimatay inkastoo aanan hada gacanta ku hayn, sida aad ogtihiinba dadkaan waxaa si rismi ah ugu ogolaaday in ay dagaan gaalkacyo allaha u naxariistee xaaji xasan,xiligaas oo ay hargaha si aada u soo galin jireen magaalada gaalkacyo,iyo xaaji xasan oo xilligaas ahaa ganacsatada ugu waaweyn uguna magac dheeraa deegaankaas,waana tan la yiraahdo wixii tiradooda laga yaabo,fara badanaa ma hargihii ilma xaaji xasan baa,waxaadse aduun uga samirtaa qofkastaaba wixii uu gaysto wuu helaa oo waa kuwaas noloshoodiina ka tagay tay raadinayeena gaari waayey markaasay meherad ka dhigteen in ay ku noolaadaan drags iyo wax kasta oo ilaahay nacladay,waa muqadas in aan xusuusano gaalkacyo iyo muqdisho si aynaan dib dambe wax ugu darsan hawiye waayo saaxiib maleh,abti maleh,qaraabo maleh,macriifo maleh,daris maleh, aaway dadkii ku noolaa kaambo amxaaro oo dhamaa ilaa 100.000. lagama heli karo aduunka korkiisa tiro dhan 10,000.waxaa lagu guray bada waxna waa la aasay ayagoo nool waxna dhiiga ayaa laga miirtay oo lagu shubay dhaawacoodii markii ay is laynayeen,dhacdooyinku way badan yihiin saaxiibayaalow arinkaas hadii aan ka sheekeeyo 7 casho maseexanayo ee iga daaya. |
    CAYDIID | Friday, March 02, 2001 - 08:35 am WALLEE WAXAAD TIHIIN DAD RIYOONAYA OO CAQLI YAR. SACAD KALIYA AYAA GAALKACYO SOO WEERARAY MARKASAA WAXAAD KU MARMARSIYOONAYSAAN HAWIYE AYAA NA SOO WEERARAY. MAJEERTEEN AYAA KEESI AH TAAS WAA BEEN.CUMAR MAXAMUD BAA MAJEERTEEN U KEESISAN TAASNA WAA BEEN OO ANAKAA CUMAR MAXAMUD LA DAGNA. CUMAR MAXAMUD MAJEERTEEN AYAGAA UGU FULAYSAN, SACAD KILIYA AYAA SOO WEERARAY MARKAASEEY WAXAY DADKA UGU SHEEKEEYEEN HAWIYO IS WATA AYAA NA SOO WEERARAY. WAA BEEN AY ISKU MAAWEELINAYAAN. REER BARI KURMADGOODA AYAA BADBAADIYAY HADII KALE WAY BAABI'I LAAHAAYEEN NIMANKAN AAN REER MUDUG ISLA NAHAY EE CUMAR MAXAMUD. |
    nuux | Monday, March 05, 2001 - 11:43 am Waxa qurunka qorayo waa daaroodka kale eedaba dhilifka u ah habrfidno ee iska ilaaliya habargidir iyo hawiyaha kaleba way ogyihiin waxa ay majeerteen galaan ama gudaan thanks. |
    Ciyaal Kaaraan | Friday, March 30, 2001 - 01:49 am sxb horta waxaan jeclaan lahaa inaan wax yar lee sheego,, saaxiibayaloow ma kula tahay in Murusade Abgaal,,Gugundhabe,, xawaadle ,,,shiiqaal,, dadkaas oo dhan inteey soo baxan eey gaalkacyo soo weeraraayaan,,,,, saaxiib cidii idinla dagaalantay ama idin dishay waa taqaaniin oo Gaalkacyo ayeey idinla joogaan ayagaan anigu ugu necbahay ee hadaad wax isku heeysaan maad ka aarsataan hadii kale ma iska aamustaanoo,,,,,, caabudwaaq aa la weerari lahaa hadii wax la weeraraayo maxaa yeelay iyagaa loo wada ciil qabay lol,,,,,,,,,, sxb sacad iska qabta ama iska aamusa,,,,,, koleey maraan dheereen anagaa si fiican edeb u bareenee,,,, lol,, |