Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Dhulous, Dhilloud and Dhoocilous
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhul-Yaqaan

Wednesday, February 28, 2001 - 08:16 am
Dhulmahante Qabiilka la yiraahdo
- Waa dad aad u tiro yar oo buuq badan oo sidii dabo meel walba la taagan "ME TOO"
- Waa Quruun aan is lahayn oo ka kooban Qabiiloyin kala duwan.
1. Reer Hugur asalkoodu waxu galaa Iidoor, Habar Jecle

2. Cali Geri iyo Fiqi-Shinni waa Hawiye. Cali Geri waa Niman Hawiye, Duduble waana Xaqiiq ayaguna waa is og yihiin. Fiqi Shinni waa Habar Gidir

3. Hayak, Khalid,Yaya waa dadkii Dhulka loogu yimi ee la dhihi jirey Lo' Jir

4. uurarweyn, wadasaar, tuuryar, abirar, gacal muuse,abbayoonis, shiish wanaag waa MIDGO PURE AH oo intooda badan Dhulmahante noqdeen 1950s-kii

5. Nuur & Naaleeye Or LABADII NACAS waa niman Habar Jeclo, Biciide ah.

Sidaa u og tihiin Nuur iyo Naalleeye waxay ahaayeen laba DOQON. Aabahood Axmed oo Jirran aa looga tegey inta xoolihii la arooriyey.
Odaygii oo sakaraatkii hayo ayaa yiri.
"Nuur iyo Naalleeyeba waa u joogtaan ee yaysan naftu iga bixin".
Nimankii odaygii bay Sanka, afka, futada, dhegaha iyo meel kasta oo daloosha ka guffeeyeen si aan naftu meelay ka baxdoba u helin. Odaygii neeftii baa qabatay oo halkaasuu ku xijaabtay.
Maalin ka dibba odaygii meydkiisii waa Fuuray oo weynaadey.
2 beri ka dib aa loo yimid oo la yiri waar odaygii ka warrama markaasay yiraahdeen.

"Odaygu maalintii aad naga tagteenna waa iL roonaa, maantana waa SABAR (jir) roon yahay"

Doqomaddaas isma laha odayga waa dhintay ee waxay is yiraahdeen farsamadiinnii buu duqii ku cayilay.

Nimankaas ayaa reerkoodu u guuriyeeen si ay caruur u dhalaan laakiin Doqommo ayay ahaayeene naagahoodu XAGASHA ayay u dhigi jireen oo hoosta waa ka xarrimiyeen iyagoo u tilmaamay in XAGASHA laysaga tago.
Niman Biciide ah oo Boqorkii INDHA-AARRE askartiisa ah ayaa naagaha uga tegi jirey labadaa doqon marka caruurta u absheegata nimankaas HJ ayaa ka dhalay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taleexi

Friday, March 02, 2001 - 03:10 am
To maangaab
You can say wat ever you want in the net but when it comes to war we beat you, and in reality you can't denied.