Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : SOMALIA IYO ARRIMAHA AY DAWLAD KU SHEEGGA KA WADDO GOBOLLADA KOONFUREED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali jamac

Wednesday, February 28, 2001 - 04:41 pm
dowlad ku sheegga ka dhisan magaalada Xamar qayb ka mid ah waxaa ay dhowaanahan isu diyaarinaysaa in ay gobollada koonfureed gaar ahaan Jubbada iyo Shabellaha Hoose ku soo rogto sharci u xalaaleynaya tuugada haysata gobolladdaasi.
Waxaa kaloo laga soo wariyey in qorshahoodu yahay in ay dhulka iyo wixii hanti ahba xaq u leeyihiin.
Waxaana ay ka shidaal qaadanayaan sidii reer yurub ay u salguuriyeen dadkii deggenaa Amerika oo ay badankood dileen inta kalena xerooyin u sameeyeen. Ninka madaxda u ah dawladkushegga Xamar waxaa uu u ballan qaaday tuugada ay qaraabada yihiin maadaama ay u soo dagalameen in ay abaalgud u qaataan dhulkan nimcada leh iyo wabiyada iyo badda oo rabaan in ay shidaal ka soo saartaan.
Itoobiya cadaw ka weyn baa jira dadow habargidir.