    Wadani1 | Thursday, March 01, 2001 - 08:42 am In laga dhigo taliyaha ciidamada cirka, midka dhulka, ku xigeenka abaanduulaha iyo taliyaha ciidamada NABADGELYADA(NSS)!! dhammaantood hawiye ma caddaaladbaa? meeye qabaa'ilkii kale ee soomaaliyeed? |
    lama yaabe | Thursday, March 01, 2001 - 10:48 am oo maxaad kaloo ka sugaysay |
    Anonymous | Thursday, March 01, 2001 - 02:01 pm WADANI SXB JIL JILEECA ISKA DAA. HORTA YEEY XUKUMI DOONAAN? YAASE RUMEYSAN DOWLADA KMG. HAWIYE XAQ WAA U LEEYIHIIN INEY JAGADAA QABTAAN OO WAA DAD SOMALIYEED BALSE MAANTA HADDII SOMALI KALA AAMIN BAXDEY DAGAAL SOKEEYANA DHACAY MA AHEYN IN DOWLADA KMG AY SAMEYSO WAX DADKA SHAKI GELIN KARA.XITAA HADDII AY H/GIDIR KA DHIGTO CIIDAMADA RAGA XUKUMA ABGAAL OO HAWIYE AH SHAKI AYAA GELAYA DAAROODNA SIDOO KALE. BALSE DOWLADA CARTA MID SOCONEYSA MA AHA. |
    markale | Friday, March 02, 2001 - 02:24 am Dawladda KMG waxaan u maleyneyney in ay bal waxoogaa ka fogaaneyso wixii hore loogu soo jabey, balse waayaabe iyadoon 6 bilood gaarin kana talisa kaliya dhowr xaafadood oo xamar ah ayey waxaan ku kaceysaa. SOOMAALI DIB DAMBE DOWLAD CADDAALAD AH MA KA RAJA DHIGNAA? |
    runsheege | Friday, March 02, 2001 - 03:38 am Ma run mise been run hadaynu ka hadalno dowladu waxay hoos u cadaadisay beelahakale aan ahayn darood iyo Hawiye.. tusaale ahaan hadaan u soo qaato sow 5 looma qaybin beelaha somalida waxaa lamagacay 19 qof camal sadexmooyane inta kale darood iyo hawiye ayaa laga dhigay taasi ma cadaaladbaa?? mise Ali khalif iyo A/qaasin mid darood ayu iska dhisayaa midna hawiye? wax wasiiro dowlad ah waxa lasameeyay 2 cusub kaasna ALI KHALIS REEKODA AYUU KA DHIGAT DHULBAHANTE MIDA ABGAAL.. MARKAS ANI WAXAAN U ARKAA MEEL AY NINMAN KU SHAQEESANYAN.. bal fiirya.. ninka ciidamada ugu sareeya waxay u doorteen darood-ogaaden waxay daba dhigeen hawiye -abgaal.. kii jago loodhibo ama hawiye ama darood kan ku xigaa waa kiisa kale meeye beelihii kale.. mise cid wax iskaga tirinaysaa maleh somalida kale?? soomalida waxaan dhihi lahaa cadaalad wax ka fiican majirto ee kuraasto beelaha ha looqaybiyo.. suaal kale.. maxaa ciidamada qalabsida loogu dhiibay talaiyaasha kasoo jeeda Ogaaden maareexan habar-digir iyo abgaal?? why beelaha kale????? |
    Zoo-owner | Friday, March 02, 2001 - 06:58 am Caqliga walaweynta waa mid had iyo jeer iga yabiiya??? bosaso ila kismayo waxaa degaa xayawaan! |
    Anonymous | Monday, March 05, 2001 - 06:24 am Awalbeysan dowlad run aheyn laakiin waxay ku tuseysaa in xukunka mid Hawiye ahaan la ahaa |
    Puntlander | Monday, March 05, 2001 - 03:03 pm zoo owner...afkaaga suubso...dadka dega Puntland way kaa sumcad iyo sharaf badan yihiin adiga jaad lee ku dilay...waxaad ku hadlayso marka hore qiyaas, Ok? |
    ahmed | Monday, March 05, 2001 - 03:39 pm inta aad la fadhidaan ciil iyo hinaase iyo sidaan maxaa loo yeelay iyo sidaan maxey u dhici weysay iyo qabiilbaa saas wax u qaatay waxaa idoon roon inta aad leysinimada mucaaridiin yahay ka baxdaan in aad siyaasad cad ummadada soomaliyeed ula timaadaan isticmaar kuwa u adeegayan meesha ka saartaan oo wejiyo cusub la imaataan..dowladan wey soconeysaa ma doon ama diid ama fad ama ha fadin shacabka soomaliyeed ayaa taageersan qaladaadka ay gashay waayo aragnimo bey u noqon actionka ilaa hadda ay qaaday dowladan 7bilood jirka toban sanno ayeey mucaaridiintu sameen waayeen sidaas darteed codkeyga weligood wey helayaan dadkaas soomaliyeed ee mabda iyo wx garadnimada leh dowlada ku meel gaarka ah waxaa ay u jid xaareysaa jiilka danbe oo siyaasad qaranimo soomaaliyeed leh salka u dhigeysaa waxeyna qaadan doontaa waqti dher dhayida dhibka dadkeena gartay ilaa muddo dheer 50 sanno ku dhawaad ah sidaas darteed mucaaridiinta leeysiyaasha ah ee weliba amxaaradu ku ciyaarto maanta cid walba ayaa sheegtay kismaayo maxaa cabdulahi yuusuf u yaala garoowe oo la yirri shir aad madaxweyne isagu caaleemo saarto adigoo amxaar jaajuus ah umaddana isaga dhigto qof soomaaliyeed ma ka dhacayo halkaas oo madaxweyne&dowlad ayaan ku soo dooranay taas ayaana u dhameyneynaa waqtigeeda sedexda sanno ah shaar dhiigna jiridu ku dhacday oo goows caqliyeed isagoo lixdin jir u soo baxay oo isku xaaray markii ay runta soo gaartay oo action laga rabay mucaaridiinta waxey cel berde ku dhoodhoobayan kuwa afdherna ay u buun buuninayen la soo baxeen sheeko ah aniga waxaan sameeye yaan la soo qorin aniga aniga maahi ee dadkaale iga gardaran ma kuwaas ayaad wax ka sugeysaan isbedel siyaasadeed waa in ay sameeyeen fahmaana cadowga ugu ween uumada soomaaliyeed in uu yahy kal qoqobka dalka lag waado oo amxaaradu iyo u fuliyaa ka soo qaataan america yaa yaa war shaqo raadsada mucaardnimo iyo siyaasad waxba kam ogidiine oo reerahiina ciidan barkeysan lacag u dirra oo dowlada soomaaliyeed taageera si mustaqbalka aad u heshaan meel aad oo qeynun,dastuur iyo xeerar leh intaad tigre ureysa aad dhegysaneysaan iyadan idin kal qoqobeysa dhexdiina isku dirtay oo qof qof kale xog ogogaalsanaya uusan jirin oo madax dhagx ah mid walba watto hadii in lag taabto oo loo sheego waxa amxaaradu midba midka kale u sheegeysana carooda iyo cidda ka danbeysa oo ah american rabba jabkii ku dhacday dagalkii soomaaliya ee general ceydiid in ay siyaasad ku aargoostaan priceka ay rabaana waa in aan abasiinaya noo teliso oo qaranimadeena burburto laakin shacabka soomaaliyed rag iyo hawen ayaa jilibka u dhigi doona sheekada ah qabiilbaa taas badsaday inta iska iloowdaan yaa dad somali ah gumeysta maanta?sow xabshi ma aha? immise ayaa nooga dhimatay la dagalnkooda? maanta markaad labbo xidigle iyaga ah ka amar qaadaneysaan maxaa idiin diidey in aad damiir aad ku diidaan taas yeelataan?walaahi in shacabka soomaaliyeed aanu cafineyn dhagr qabayaasha kuwaas....qabiil hadad rabtaan isticmaala...anaga wanu ka baxnay sheekadaas waaxuuna ogoonay cadowga runta ah in uu yahy amxaar iyo gaal iyo gaal u adeege iyo gaal jeclayaal iyo isticmaar u adegayaal. |