    goobjoog | Thursday, March 01, 2001 - 11:45 pm waxaa maanta muuqato in ay dagaalkii sukeeye lagu kala baxay ninkii xooglehna xerada yeelanayo. mareexaan wuxuu ahaa rajiimkii madaxwaynihii ugu danbeeyay. markii dowladoodii dhacday waxaa loo dagaalay hawiye iyo daarood lakiin owooda kaliya ee lala dagaalamayay waxay ahayd mareexaan. waxaa u haray xamar dagaalkana waday habargidir. markii dadkii kala guuray yaa waxaa soo banaan baxay in qolowalba ay gooni isku qabato. mareexaan wuxuu yeeshay kismanyo oo beesha darrood oo dhan wada daganaa asaga kaligiisna u haray. maanta Gado iyo kismaanyo way isku furan yihiin waana halgobol halqabiilna dagan yahay kana taliyo. xamar oo hawiye oo dhan u haray caasimadii soomaaliya oodhana ahayd yaa waxaa ku guulaystay in la qaybiyo habar gidir intii muhiimka ahaydna ka riixay hawiyihii la daganaa. dadkii degaanka u sheegan jiray yaa waxaa ay u laabteen goofkii ay daganaayeen iyo geesaha magaalada. waxaa intaas sii dheer gacansaar yaa waxaa dhex maray mareexaan iyo habar gidir taas oo sahashay inay ku guulaystaan doorashadii carta. maxaad ka leedahay arintaas aqristoow.. |
    zaak | Saturday, March 03, 2001 - 05:27 am naah naah naah Habarta every where,, marexan not bad,,good cooper. |
    cumar | Monday, March 05, 2001 - 02:54 am arintaas abgaal iyo majeerteen ay dhib kuhaysaa. xamar iyo kismaanyo.. hA HA HA |
    Somali Nationalisti | Monday, March 05, 2001 - 06:00 pm Mudulood iyo Absame will be fucked for ever by these two new colonist unless they rise for thier existence......i hope they will ...else thier kids will live under mental retardation.......... by Soomaali Nationalist |
    gaboobe | Monday, March 05, 2001 - 09:31 pm ninkii xoogleh yaa xabagta goosan. soomaaliya filinkeeda waa cad yahay ninkii ay dhibi lahayd iyo kii ku qosli lahaaba. majeerteen barya wayne birtu ruugan ogaa ma baruur quruntaa ma baraar cayilaa ha ha ha lol. peace kismanyo. xamar caday hadba ninkii ugu reer magalsan iyo ninkii lacag leh aa iska leh ninka kale dameerkiisuu iska wadanaa biyaha hasoo dhaamiyo. abgaal ha iska shirbo dameerkiisana ha iska wato markii dakata xamaali looga baahdo anaka u yeeraynee ha ha ha lol. |
    ABGAAL | Tuesday, March 06, 2001 - 10:01 am HA HA HA XAMAR XAMAR XAMAR HOOYADIIN WASA GAALKACYANA MAJEERTEEN AA LA WAREEGAY WISIL IYO HOBYO NA WAA KU XIGTAA EE XAMAR U SOO JEEDA OO HABARGIDIRTII GAALGACYO CANSHUUR MAJEERTEEN HA KAA QAATO WAA ADIGA ABGAAL DHAHAYSID ABGAAL 2DIISI TAANGI ADOW KU SIIYAY MAKAAD UGU SHAYKAYSAY KAALKACYAAN XURAYNAA HADANA MAJEERTEEN AA KU RAAXAYSTA KISMAAYANA DHULBAHANTAA U DAGAALAMAY MARIIXAAN MAAL KIISA IYO HOTEELADIISA MUQDISHO AA XOOG LOOGA QAADAY HADANA CAYR IYO HAWIYAA LAHAYSTA LEHNA HAWIYAA LEH SHIIQAAL AA LEH AMA RAXANWEEN ( MARIIXAAN HOOYADIINWASA) |
    WIIL GEDOOD | Tuesday, March 06, 2001 - 05:11 pm MAANDHOW SADE WAA XOOG CAQLIGA ALLE KAA QAADYE YAA SADE KISMAAYO KALA HADLI KARA MA GARANE MA KABLALAX BAAD ULA JEEDAA,MAANDHOW RAGAAN HA KU DABA LUMIN IYAGAA ISKA KAA XIGA, ABGAALNA WAYNU GARAN KARAA WAXAY GALAAN IYO WAXAY GUDAAN ADIGUSE GOOBJOOG MA TIHIDE WAXAAD TAHAY MAATODOOXE GEESIGU DAGAAL KUMA FAANO AWOOD BAAN CID U SHEEGTAYNA MA YIRAAHDO EE WIILOOW SHAASHADA HORTEEDA HADALKAAGA HA KU EKAADO. |
    llp | Wednesday, March 07, 2001 - 01:02 am hadii aad ogaateen inaad xoogiina u isticmaasheen dhaxlid dhul iina lahayn hadana ma waxaad noogu daraysaan inaad naga cayrisaan meelaha lagu kulmay.. majeerteen lagarayba baq baqdooda in dadka laga aamusiyo maadaama kismaanyana laga cayriyay netkana laga joogi la yahay, lakiin abgaal xamarna dhinacoow ka dagan yahay dhibkoodana ma badno maxaa laga rabaa.. |
    MJ | Wednesday, March 07, 2001 - 08:22 am TO: Goobjoog...Majeerteen sxb meelaad ka cayrisay ayaaba iska yar...isagaa qilaaf ALLE ku salladay...ee bal middaa garo... midda kale, wacada inaad caqli xumi caloosha kula waynaatay...sida aad u fakarayso waan garan karaa waxaad tahay mid siduu cayr uga dhergaayay calooshii ka sare martay, ganna la' wax lagu dhereg dhacsado... Sxb hadal iyo bakh bakh culayska ku saaran kaama ridayso, waa inaad lacag isaga riddaa...you fat ass... Kismaayo waa la ogsoon yahay cidda iskaleh, gooray ahaataba waan soo laaban doonnaa (Hadduu ALLE idmo) Waxaad ogaataa inaanan Kismaayo ka maqnayne, aan idinku maqan nahay...dowlad ku sheegana mar walba ciidan iyo hub gaysata cabsi Daarood darteed waxaan u sheegi lahayn goortaan soo jeesano in ay halaagsami doonto...bal eeg dowlad bay isku sheegayaan, hadana wakaa ciidan iyo hub ku sii dal dalaya.. Midkan meesha isagana ka oranaya Majeerteen ayaa la cayrsaday, waxaad ogaataa Majeerteen inay yihiin worriors, bal u fiirso cadowga ay leeyihiin, oo ay u sii dheertahay dhexdooda qilaaf yaalla, haddana dhaqaale, hub iyo ciidanba kuma yara, they keep growing (Waa Alle mahaddii) Laakiin waxaa cajiib ah maanta boonta mareexaane ee darbiyada ka baq baq leh inayan xitaa gooni u istaagi karin, inay dad ku tiirsan yihiin mooyee... Waxaad ogaataa in maanta Majeerteen uu yahay halbowlaha nabadda iyo dib u dhiska Somalia...wakaa ay nagu hayaan war MJyoow inoo imaada, wax nala qabta...laakiin Boon Mareexaanoow cid idinka dan idinka leh ma ay jirto ... dad waxaa tihiin owrka lagu kacsnayo, meel bay idinku soo ogaadeen, marka doc ka yeernimada inta iska dayso, nin rag ah noqo oo wax isku fala...ee rag wuxuu samaysay adigoo calooshii kaa sarraysa ha ku faanin, owalba Boon mareexaan baad ahaydeee!!!! MajeertenMan!!!!!! |
    wiil mareexaan.. | Wednesday, March 07, 2001 - 11:17 pm MAJEERTEEN BARYA WAYNE BIRTU RUUGAN OGAA MABARAAR CAYILAA MA BARUUR QURUNTAA. MARKAY ORAAHDAAS BAXDAY QARNIGAAN MA AHAYN.. mj horta darood aan mareexaan ahayn inuusan jirin waligeed waaxax umada soomaaliyeed ogayd.. sida dumarka inaad fadhiga ku baqbaqlayso ma ahane caqli kale iyo xoogtoona ma haysid.. waligaa maxaad ka daba wareegataa kaligiis ma istaagi karo iyo hebelbaa la socday.. shalay kismaanyo anaa haystay maantana waa anigii hawiye iyo cidwalba anigaa ka kacsan jiray. sida dumarkii inaad iisoo daba wayntahay oo kadaal iga jaangoyso ka tashtay.. ma wiilal cusub baa kuu dhalan. ma weerbaa ku daba gali sidaad ii soo wajihi.. waa anigii wiil mareexaan.... dowlad ma jirin markaan ku uleynayay. markaad cidwalba oo aad ka cararto ka kayrsanayay dowlad ma joogin qurunlay caga jilic yaa iga kaa dhicin. oo yaa dadka kale kaa dhicin dhaba jilic. sidii baa marna hawiye gadaal kaa mari, marna inta raga lagaa laayo aad mag ku dari qurunlay.. raga yaan lagugu dhex arkin inta aan aniga joogo gunyahay guntu dhashay.. aaqiro miyaad imaan 5sano yaaka soo wareegtay markaan ku uleeyay sabeentaa 10ka jeerkeentayna diiday. ma wiilal cusub markay kuu dhashaan yaadla sugi.. majeerteen qurunlow qolawalba ka cararow qayladaadi lawa maqal.. |
    MAXAMED HARTI | Thursday, March 08, 2001 - 01:02 am BERIBAA LIBAAX IYO DAMEER GARATAMEEN,LIBAAXII BAA YIRI SEDDEX ARIMOOD OO UU DAMEER II GEYSTAY MIDKOOD BAAN MEEL AAN U SAARO LA'AHAY,OO DAMAC WAA NIN RAGA XAALKII,DHAAWACII UU DAMEER II GEYSTAYNA NIN BAAN U AHAY LAAKIIN WAXAAN MEEL AAN U SAARO LA'AHAY DHUUSADII UU II RAACIYAY.ANIGU HADAAN DAMAC WEYNAADAY OO DOONAY INAAN KUU YEESHO SIDAAN KUU LAHAAN JIRAY MA AHA CEEB,HADII AAD ISKU DAYDAY INAAD ISKA KEY DIFAACDANA NIN BAAN AHAYOO XEELAD KALE MA WAAYO,WAXAASE GARAN LA'AHAY QAYLADAADA IYO YEERASHADAADA ADIGOO AADAN GAROWSANEYN IN BIYO AAN CABAAYO AY IIGAGA FUDUDAHAY INAAN KUGU CELIYO NOLOSHII AY AWOOWAYAASHAA KU JIRI JIREEN.ARINTA KALE WAA NINKA SHEEGTAY MAREEXAAN OO AAN ARIN ORAN LAHAA NIMANKA AAD SHEEGATAY SIDA AAD U HADASHAY UMA HADLAAN ANIGA IYO MAREEXAANA XURGUF YAR BAA INOO DHAXEYSA EE HA MOODIN INAYNU KALA TAGNAY,KHILAAFKA INOO DHAXEEYANA WAA SIDAAN KAA YEELI LAHAYN BAYNU ISKU MARI LA'NAHAY EE U MAHADCELI MAREEXAAN IYO QABIILADA KALE EE DAAROOD OO HORTAAGAN ARIN AAN ANIGU KULA DAMACSANAHAY.WAXAAN HADALKEYGA KU SOO AFJARAYAA WAXAY AHAYD AYAAN WANAAGAAGA INAAD GARATID OO DUCEYSATID IN ILAAH IGA KAA SII JEEDSO SIDA HADABA AY ARINI TAHAY EE MA AHAYN INAAD DIBAD BAX SAMEYSO. |
    wiil mareexaan | Thursday, March 08, 2001 - 10:38 pm to. maxamed harti waala idinku yaqaanay inaad munaafaqnimo iyo sida dumarkii aad u hadashaan marka la idin karbaasho soona hoos fariisataan macalinkiina adinka ooku haye isku danbaan nahaye waan isla garanwayne. aniga nin kuhadla ma ihi magac kale cidkalana kama dhalan. ilaahbaa gobtii mareexaan iga dhaliyay.. waligaa intaad wax qurmiso yaad saas lugahayga usoo hoos fariisan jirtay markaasaad anaa walaalkaa kaa yar ah iyo isku cadawbaan nahay goobta la imaan jirtay qurunley sida gabdhihiina u jilcanoow sida yuhuudiina u qiyaama badnow mindhaa iima dhuumatid aniga. maskaxda yar iyo dulmiga aanka fiirsiga lahayn waa waxa cidii kusoo dhowaysa aad ugu qurmisid ka fiirso dadka aad waxyeelaynayso inta aadan qorin.. dabadhilif amxaaroow.doqon aabihiisow. doodada miisaan.. |
    Caaqil | Thursday, March 08, 2001 - 11:06 pm Runtii waxaan ka yaabsahay Wiil marexaan sxb waxaa ka hadlayso ma jiraan waayo marwalba waxaa hoos timaadaa H/gidir dagaal aad kaligaa gasho oo ku guulaysato ma jiraan?? bal ii sheek?? mar walba garab ayaa kunooshay ee hadhihin Kismaayo anaa haysta waan ognahay cidda Kismaayo haysata ee dabadhilif ayaa tahee Nin ha iska dhigin. |
    Dhabad | Friday, March 09, 2001 - 11:30 am TO: Caaqil Dadnimo xumo intaad ka gaartey waxaa ka marqaati kacaya in aad huwato oo aad damacdey in dooda laga leexiyo muujinta munaafiqnimada Majeerteen oo aad ku hadleyso magac Hawiye, waxaan ka xumahay in aan ahay nin ku yaqaan KHaa,iinow iima dhuuman kartide maad si aan qarsoodi laheen isku difaacdid, Kismaanyana waxa haysta oo ka soo eryey aduunkoo idil laga wada ogyahayna waa Mareexaan, waxaana tusaale caaqow kuugu filan inta mas,uul Mareexaan ah oo isagu tagey shir magaladaas dhowrkii usbuuc oo la soo dhaafey,hadana weli ku sugan waxaana ka mid ah ragii idin soo karbaashey General Axmed Warsame iyo Colonel Bare Hiiraale iyo kuwa la mid ahba,waxaan ku leeyahay ka nax oo naftaa waa ileen gardarana ma daysid dadna iskama celisidee? Intaas kuugu filan waano, waxma garatooy. |
    Bilan | Friday, March 09, 2001 - 12:31 pm Dhubad ma waxaad tahay marexaankii cuqdaad diishay, oroodo sameey wixii lagugu yaqiin...hawiye uu naageeye. Maad ka haadashaan marexaanka iyo hawiyaha intaa uu dhuunta amxaaraadda. mase waad qaraareeysaan haadaan wafdigiina loo qaabiiliin sida Madaxda Majeerteen. Soo shalay ma aheen markii uu Ina Isaaq Biixi hormuudka uu ahaa Amxaaro. Mase ragiina cuqdaada diishay waxaad uun araagtaan ficilka Majeerteen. Ogow ciyaari waa gelin dambe. |
    Dhabad | Friday, March 09, 2001 - 05:20 pm TO:Bilan Waligeedba waa la isku kiin qaldi jiraye war adigu maxaad tahay ma lab mise naag af dheer oo meel looga baahneen ka hadleysa? Intaad ka jawaabeyso su,aashaas waxba kaa oran maayo waxaad soo qortey,hadii aad tahay haweeney raali iga ahow gabadhaha ma jecli in lagu soo daro aflagaadada mararka qaarkood na dhextaal oo badanaa ku tilmaami karo Midi midi ku taal. nabadgelyo iyo jawaab dambe. |
    Bilan | Friday, March 09, 2001 - 06:14 pm Dhabad, adigaa laga roon ah ee ha iga aflaagaadeen Gobta Majeerteen. Unlike you, Mj men don't have time for cheap shots and lies. Car hadaad nin raag ah aad tahay, sida oga hore hadal meel uu joog rag Majeerteen. You know inay Somaali oo idil naga haaybeeysato. Marka jooji nacnacda. |
    wiil mareexaan | Sunday, March 11, 2001 - 04:23 am to caaqil caku caqliga dabada kaa galay. warheedhee ma soo jeedaa mise waad hurudaa. aniga markaan ninku tiirsado yaanka kaalmaysanayaa ma adiga sida gabdhihii fadhiga in lagu hadlo mooye gacan waligaa kor u qaadin.. doqonay ba, oo doqonay ba. walee waa wixii la idinku yaqaanay. marka horane qurinkiina miiska ha laga fadhin waayo hadhowna waa waray waa waray war tolbaa la ahaa iyo war waa la isugu kaaya tagay iyo waa nalaka badnaa goobaha la yimaada, qurunlay mindhaa soomaali dambe kuma dhagaysato. markaad dadka u sheegteen inta madax madow iyo majeerteenbaa siman yaa waxaa la ogaaday inay run tahay midgaha iyo majeerteenbaa siman. qurunley amam netka iyo maqaayadaha ka guur inta aan aniga joogo ama malinwalba oday soo hoosfariiso oo ilma adeerayaalow nabad ha nolooradiyo ku hay. walee waxaad tahay iyo jileecaaga dadkii tusay... majeerteen barya wayne birtu ruugan ogaa mabaruur quruntaa ma baba ba ba ... war dhabad warwaxa yaysan ku nijaasayne bal u yara tartiibi. ragii iyo dumarkii ma inay dhinacooda ku kala duwan yihiin yaad u qabtaa.. soo kuwa gabdhihii hada is guur sanayo. warheedhee dhinacaas haka taaban lagu arki maayo mardhambe somalinet.. |
    MJ | Monday, March 12, 2001 - 07:45 am War heedhahaya yaa Somalia idinku soo celiyay? Yaa hubkii aad ku iibsateen sida raqiiska dib idiinku iibshay isagoo la toban jibbaaray? Yaa idin arki lahaa?? Anigu ma jecli inaan ku faan faano awoodda ALLE siiyay MJs, iyo faqriga uu ALLE ku salliday boon mareexaan. Laakiin in lays xasuusiyo ayeey mudan tahay kuwakan haddeerto meesha ka nac-nac leh. Anigaa goob joog ahaa markii dib looga iibshay Gaaljecelka hubkii aad ka iibsateen markii aad ahaydeen baqada. Reer koonfureedka waxay ku maah-maahaan "Ciirtaa dhamaa, caydaada yaqaan" Anigoon ka bad-badinayn ayaad waxaad siisateen: Qoryaha faalka ah=SH100,000 ===dib la'idinku iibshay 400,000: Qoryaha jiibka ah 300,000 ====dib la'idinku iibshay SH1.5M/// Idinkoo idil waxaa ku egtihiin inaad is qilaaftaan ragga maanta baalka idin gashaday!!!! Kollay barri ragaad u soo ooyeysaan waa taqaanaan….. MJ. |
    Waziir | Monday, March 12, 2001 - 07:47 am Haddeerto waan ogahay in ay jiraan rag mareexaan ah oo wali dhiig leh, ogna waxa loo taray, laakiin labadan Boonta Mareexaan ah majeertoonoow yeynaan waqti ku liminin. Rag badan oo mareexaan ah ayaa maanta farta dhexda ka qaniinaya sida tol waynaha Mareexaan loo dagay…raggaas waa raggii sharafta lahaa, laakiin maanta Boon mareexaan baq baqdooda iyo dhuusadooda ayaa laga joogi la'yahay!!! Majeerteenoow hala tirsanina rag aan isku kalsoonayn, waxaad ogaataan inaysan Mareexaanoo idil wada qabin dhibka Boonta Mareexaan qabto!!!!!!!!!!!! |
    habargidir | Monday, March 12, 2001 - 10:14 am hasheegan habargidir matrihidee midganka |
    Cardoofe | Monday, March 12, 2001 - 06:58 pm Aryaada yaa noo adkaysaa habar gidir iyo mareexaan oo hashii yay waxaa waaye maraykanka iyo rashiya oo hashiiy oo is ku dhinac ka soo jeeda dadka ka loo dhan na waa jaabo. waxii na soo raacana waa rageedii wixii na dii dana ama mucaarad noqda sida majeerteenka waa ku nii kinaynaa |
    Cadaado | Monday, March 12, 2001 - 09:06 pm Carduufle, abaqaarkaa Alla cadaab, Hawiye hayska dhigin ma tabahaagii baad la soo baxday, dani ma ku badday inaad Marreexaan si kale isaga celin weydo inaad cararto ama dad kale iska dhigto maahee, annaga ha na sheegan Duufloow, ee nimanka ama la heshii ama la dirir, soomaali munaafaqnimo ku shaqeysata oo aan adiga aheyn ma jiraa?!! |
    wiil mareexaan | Tuesday, March 13, 2001 - 02:51 am walee haduu boon iyo baqti kujiro soomaali waala yaqaan cida baqtigu ka buuxo. nimankii anagoo arkayna boontii abgaal harka cad xaraystay somali oodhana aragto..gaal gale.. nimankii bidaha soomaaliyeed oo dhan loo xareeyay waqtigii caliyuusuf oo laga haye ha iga dhihin waa bido gabadhii boqorkuu qabaa.. majeerteen barya wayne baqtigaaga uraaya boogtaadan dilaacday baqtigeeda nala dhaaf. aniga waxaan la yaabanahay ninka maanta inta netka umada oo dhan joogta inta isasoo taago asaga oo ilahay dadka soomaali ugu liita ka dhaliyay majeerteen aan ahay lasoo shirtagayo.. war heedhee dadkii oo dhan inay kugu tooseen oo cidku rabta aysan jirin ma ogtahay.. sinji, dadnimo. gobanimo. raganimo. taariiq iwm. midnana aadan soomaali ku lahayn.. |
    Caaqil | Tuesday, March 13, 2001 - 03:10 am To Wiil Mareexaan ma moodeen in aad sida u hadlayso laakiin m ahubi in aa tahay mareexaan, laakiin hadaa tahay in aad baant aila hadasho ma aha adigoo Haweye Gacanta u taagaya Ragg waa isdilaan hadana waa hishiiyaan laakiin adiga waxaa ku sheegay waa markii Xamar ka soobaxayay oo 400 oo dhafuurqiiqda galkacyo la sobaxayeen oo madaxtooyada lageeyay oo ay ka soo saareen. abiihiin Siyaad allah u naxasiistee waxuu yiri: Ma Cayayaan " Haweye" ayaa kusiga igaqaadaya Inayada ma galin. Ma mareexaan baa iga cararaya Inayada ma galin. Ma Majeerteen ayaa ibadbaadinaya Inayada ma galin. sxb Aniga adiga Maahi |
    Caaqil | Tuesday, March 13, 2001 - 03:24 am To Wiil Mareexaan ma moodeen in aad sida u hadlayso laakiin ma hubi in aa tahay mareexaan in aad ila hadasho ma aha adigoo Haweye Gacanta u taagaya Ragg waa isdilaan hadana waa hishiiyaan laakiin adiga waxaa ku sheegay Aabihiin waa markii Xamar ka soobaxayay oo 400 oo dhafuurqiiqda galkacyo ka timid ay madaxtooyada ka soo saareen aaabihiin. abiihiin Siyaad allah u naxasiistee waxuu yiri: Ma Cayayaan " Haweye" ayaa kusiga igaqaadaya waligay ma galin. Ma mareexaan baa iga cararaya Waligay ma galin. Ma Majeerteen ayaa ibadbaadinaya Waligay ma galin. Mareexaan oo dhan kuma saabsana waxaan qoray laakiin wa kuwada dabadhilifka ah. ig araali ahaad aqoraalka qaladka ah aan is dabadhaafiyay |
    wiil mareexaan | Wednesday, March 14, 2001 - 03:31 am caaqil caqliga ala kaaqaad, maxaaba lagaa qaadaa kugumaba jiree.. war heedhee dhafoorqiiqda aad sheegayso intay joogtay ma sheeka barilaydii baad aniga ila soo doonatay.. ma kula tahay siyaad hadii jaanisku idiin samixi lahaa inaad aragtaan in aad badbaadisaan iska dhaafe in aad cafin lahaydeen. intay ku nooshahay cida marxuunka adinka idinka nebcayd.. hawiye ma aniga jacaylkay baad ula dagaashay. markaad inta xamar is wartay oo mareexaanbaa la cayrsanayaa tiri oo laamiyada adiga iyo maatadaadii lagu wada bireeyay yaad naf iga soo doontaye.. mida kale hawiye diiriye maxamed siyaad nimankii inta qabtay sharaftaad ogayd ku keenay sooma ahan.. warheedhe dadna la baray oo guni waa majeerteen barya wayne gobna waala ogaaday. marka sheekada gabdhaha meesha kala tag.. majeerteen nimankii jabkii habaarwaalid noo horseeday sooma ahan gardheere iyo gabdhihii uu watay hadaanaan isku halayn lahayn miyaa dhibnagaari lahaa.. dhafoorqiiqda aad inaad dadka ugu faanta aad rabtay soo kuwii ayaga iyo gardheere ilaahada inay bada isku gureen iyo inay jasiirad aan la aqoon u guureen la la yahay sooma ahan.. walee caac kama daashaan aqli idiinma siyaado.. |
    CAYNI | Sunday, March 18, 2001 - 10:27 am TO RUUX KASTE, NAAC NAAC ISKA DHAAFA EE CAR DALKIINII U LAABTA OO WAXA ISKU HAYSTA KA DHACSADA. NINKASTA FADHIGA UN BUU YAQAAN SIDA LOOGA HADLO IYO INTERNETKA, SO GUYS GO BACK HOME AND PROVE YOUR BLOODY MANHOOD AND STOP BEING LIKE SOME "DHOOCILO OO UU KINTIRKOODU ISKU URAY". MAHADSANIDIN. |
    wiil mareexaan | Thursday, March 22, 2001 - 11:21 pm cayni arintaas dadka oodhan ma wada lahan. fadhi ku dirirka iyo jil jileeca majeerteenka iyo intii la halmaasho yaa iska leh.. anaga wiikanka iyo fasaxaba dalkii baan u dhaxnaa hadaad riyo iyo sheeka moodana boorsada soo xir xiro waalagu geynayaaye.. kismaanyo dagaalkeedii inaan netka ka fiirinaynay maad u malaysaa waqtigii baqtiga reer fadhi ku dirir la sifaynayay dadku goobjoog buu u ahaa.. marka hadaad baaruuda ka baqdo sida reer fadhi ku dirir gurigaaga iska joog huuno.. majeerteen barya wayne birtu ruugan ogaa ma baruur quruntaa ma baraar cayilaa.. |
    Master | Friday, March 23, 2001 - 06:24 am War meesha kala taga sheeka carurredka eybaa idin dhashaye Kismayo inay Labadan qabiil oo qaxootiga ah ay yeeshaan waa riyo aan waliged rumoobeynin. |
    hassan yns | Saturday, March 31, 2001 - 05:47 pm aniga waxay ila tahay anigoo ah nin warsangelia wixii harti ah inay iskaga baxaan laynkan oo oo boonta iyo qashinka aaney laqasan. |
    daraar | Monday, April 09, 2001 - 03:39 am horta inta aanad dadkale caayin warsangali ma nasabaa, walee inuusan nin gob ah gabar uu dhalay siiyeen, inan gumeed walba netka inuu ku hadaaqo yuu rabaa wax ila qoslaan wayay markaan arkay codka gunta... |
    FOOD | Tuesday, April 10, 2001 - 02:58 am TO; WIIL MAREEXAAN War ninyahow waxaa iswaydiin leh horta inaad mareexaan tahay ! kolay anigu waxaan kuu arkaa inaad sidii gabdhihii aad cayda aad ugu takhusutay (dhankaa cayda rag iyo dumarba ka badisay),somaalidu waxay tiraahdaa ninba dhan u badi. su,asha kale waxay tahay ma labeeb baad tahay ? cay badnidaa ! hadii aad mareexaan tahay hal mid baan kuu sheegi (MAREEXAANKU WAA SHAN BOQOL IYO SHEEGATIYO BOON) Intaas ayaan hadda ku joojinayaa |
    Xaange | Tuesday, April 10, 2001 - 04:12 am Dhabad waa caaqil runta ka hadla |
    bulsho | Wednesday, April 11, 2001 - 09:12 am hdaad rabto inaad majeeteen caybtooda ogaatid nairobi tag wadada eight street baarka layiraahdo baar calaacal, waxaa sheekooyinkooda ka mid ah maalinkkii aan mareexaanka u ilduufnay boowe wuxu ilaahay mayqaanaan anaga oo tukanayna ayey boowe xabad dusha nagala fuuleen oo ma inaan la dagaalnay baad uqabtaan markii dabada looga dhaco ayay calaacashaa |
    Fatima | Thursday, April 12, 2001 - 06:16 am Marexaan 21 sano ayee madaxtanimmadda haysteen, maantaan iyaagga ayaa dadka uugu liita, haaddii ee nooqoto qaxootiinimmo, iyo haaddi ee nooqoto saaqiidiin ka fa'iideesanwaayey wax scholarships loogu eexday. Gedo, garbaharey wax ka dhisan ma jiiraan, Kismayo oo degaan ee ku laheen bay rabaan xoog inay ku deganaadaan igayoo isku haleenaaya hiil Hawiye. Marexaan afku ka nool yahay, iyo inuu faan oo iska dhigo wuxusan aheen! 21 years in power and nothing to show for! NOTHING, no money, no education, no towns built, idiots Marexaan didn't even know how to invest the money they stole! Now they started killing each other,markaas bay hadlaayaan, nacnacnacnac! Nothing, you are nothing! |