Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): SACD iyo CUMAR MAXAMUD, miyaan iska qaban waynay soomaalieey?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Friday, March 02, 2001 - 01:18 am
Aduunyada waxaa wax lala yaabo ah, in labada reer ee SACAD SACIIB &CUMAR MAXAMUUD , oo isla dega gaalkacyo, ay soomaalida kale isu tusaan inay yihiin dad isneceb, laakiin waxa ay tahay iyagaa dad isu jecel. waxaan la yaabay shalayto, laba nin oo saaxiibo aanan waligood noqon oo ku abtirsada labadaa reerood ayaan BAR isugu nimid , markii ay isi waraysteen, ayaa midba midka kale reerkiisa amaan ugu dhaqaaqay.
kan SACAD ayaa yiri" ALLA walaalo ma CUMAR MAXAMUUD ayaa tahay?, gob, gobu dhashay, intaa kuma ekeyne, caay ayuu ugu dhaqaaqay HAWIYE, inagaa ilbixinay maxay yihiin, ma dhamaan hawiye ayaa sacad gaari kara?

Kii CUMAR MAXAMUD, ayaa isna caay ugu dhaqaaqay MAJEERTEEN, maxay yihiin reer bariga xumi, inagaa waligeen difaaci jirnay, marki hore dhaqaale ayay noogu faani jireeen hadana anagaa dhaqaalihii, xukunkii, iyo hubkiiba hayna, xitaa badaha inaga ka kaluumaysana hada, waagi hore badba ma tegi jirine,.

Intaan u imid ayaa ku iri beenbaad isku madadaalinaysaan, ninkaadaan sacad ,waxaan kuu sheegayaa manta inaad xamar iyo hawiye dhexdiis aad RAYID ka tahay, KAADA CUMAR MAXAMUDOOW, adna kol dhow ayaan iswaraysan doonaa, maanta waad faanaysaa,e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhashoodii

Friday, March 02, 2001 - 11:28 pm
Booteeye-Sacad Saciid iyo Cumar maxamud ha ku dhabaan adiga , Xaarna ha kaaga keenan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali professor

Sunday, March 04, 2001 - 04:47 pm
SACAD IYO CUMAR MAXAMUUD HA ISKU DHAWEEYN SXB, SACAD WAA INDHIHII IYO HORMUUDKI SOOMAALIA, MARKA HA ORAN SACAD IYO CUMAR MAXAMUUD EE AAN KU SAXEE WAXAAD TIRAAHDAA "SACAD IYO MAJEERTEEN" LIXDANKA NIN EE CUMAR MAXAMUUD SACAD WEEYNAHA CIIDA KA BADAN HA LA MEEL DHIGIN SXB, HADII KALE TAARIIKHDA DIB HA LOO BAARO. MAHAD SANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hilawle

Sunday, March 04, 2001 - 05:24 pm
Booteeye--ruufiyaan dadka waxay ku sheekaystaan ha la iman halkan Sacad Saciidna Ilaahay dhib ma tuso ,adigoo kalena Eebbe hanaga qabto doc ka yeer daanka lugu dhuftaa ...jaajuusnimaa la wareegaysaa .wajigaa gubay'''''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuushane

Sunday, March 04, 2001 - 05:53 pm
TO: BOOTEEYE

Miyaadan maqlin Caaqilkii Abgaal ee Faarax Gololey markii uu Barlamaaniyiintii (Mudaneyaashii) ama dibutatiyaashee Hawiye uu jir gaar ah u qabtey oo uu uga sheekeynayey qorshaha cusub ee uu Daaroodka la damacsanaa.

Waa markii uu sheekadiisii dhameystay, ay talo ku caddaatay oo labada dhinac fiiriyey ee yiri, heedhe waxan idin weydiinayaa wax sacad ah may nagu jiraan. Quwo meesha fadhiyey ayaa inuu kaftamayo sidii caadada u aheyd u moodeen oo ku yiraahdeen Faarax waa kan.

Faarax waakii yiri arwaa ceeboowney ee nimankii halla doono aan u sheegno qorshihii aan u degney intii sidii aan wax u dhahnay si ka foolsun uusan ugu sheegin. Waa lagu qoslay oo layiri Faarax waa ku sidee! maxaad ninka saas ugu geleysaa. Waakii yiri faqi tolkiis kama jannatagee Sacad iska ilaali iskuna ilaahi cadawga akhbaartiisuu kuu keenayaaye.

Sx. Sacad saciid ha fogeyn nin faa'iido leh lama fogeeyoo qowmu luud ceebtiisa oo dhan ayey noo keenayaane, Rag been lama sheegee halyaay ahna wey ku jiraane, sidii geesigii Caidiid Jannadii allaha ka waraabiyee balse waxan kaaga digayaa Daarood inaad hortooda ku xamatid. Intaasi ka badan waa aflagaaddo ayaan filayaa aan labo walaalaa kala qabanin. No hurt feeling right.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOTEEYE

Sunday, March 04, 2001 - 11:33 pm
HILOWLE
Markii sacad wax laga sheego, jirom ayaa ku qabanaysa, markii cabdiqaasim la caayana farxad qosol ayaa la gixgix leedahay.
Cabdiqasim miyuusan tolkiin ahayn, waa adinka meel walba walba la taagan, gaalooy noo hiiliya si aan islaamka uga hor tagno,e

Tan kale cabdiqaasim isku reer ma tihidina miyaa , CAATOSE waa tokiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar Man

Monday, March 05, 2001 - 03:12 pm
RE: Midka isku sheegay Somali Professor...you are day dreaming bro...alla yaraa inta prof.ka ah ee Hawiye qabli madoobe...ma maantaad damacday inaad isla sinto Cumar Maxamuud...war heedhe waxay Soomaalidu horay ugu maah-maahday "Dameerkii Fardaha la Daaqo, faras buu is moodaa" sxb aan kaa dhaadhacshee, meeshaan ka hadalno (meaning Cumar Maxamuud) waad ka adeegi jirtay, ee iska aamu...innagaa markii horeba dad kaa dhignay, kuna ilbixinay...intaasaad ku baxsatay ee kama aadan shiiqiyi lahayn cawaanta Hawiyaha kale...

Don't you ever disobay your master (Cumar Maxamuud)

Cumar Man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nimcaale

Monday, March 05, 2001 - 06:52 pm
Cumar Munaafaq
biijadda uu Sacad kuu yeelay waa taa afkaaga urkiisa sawaaxiligii add xidid la noqotay , awalba Sacad ayaa Somali idinku dhex hayey waa kaa aad lesbiyana aad taariikhdii Somaliyeed ku soo kordhiseen ,magaciin gubay , haysta magaca aad la baxdeen bantu-land .sawaxili iyo nageeri yaradda ka doonta ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hilowle

Monday, March 05, 2001 - 07:13 pm
Booteeye
waxba cayr ha iskaga kay dhigin hal milyan oo jeer waa kaaga kalsoonahy cayr inaan caano la cabo,Atoosna waa shaqsi naftiisa ka mas'uul ah fikrada uu wataana waa mid u gaar ah.Abdi qaybdiidba waa kaa aan la waddaagin, Abdiqasimna waa halyey kaloo Habar Gidir ah Allah mooyee cid kaloo wax ka qaadi kartaa jirin---ciddii u malaysa Habar Gidir ianay shaqo isku lahayna meel dhow ayaad wax ka aragtaa...ee is jir.......
Habar Gidir Allah ha daysto waa rag gardaro cidna aan ka qaadan..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Camaaro

Tuesday, March 06, 2001 - 02:27 am
Hilowle warkaagu dhiirri gelin ayuu isiiyey,iyo inaan cidda weli wax miyir qabaa kadhammaan!
H/G dhexdeeda ahaan haddaan ka hadlo,waxaan leeyahay Sacad nin H/G oo necebu waa maangaab.Balse tolow adinkuna mid oggolaada,taasoo ah calankii colaadda ayaad qaadeen oo H/G idinku raacday,meel layaqaanna waxbaad gaarsiiseen,haddase nabadbaa loo baahanyahay ilma adeerrayaalow ee naga qabta kuwa diiddan haddaan tol nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Tuesday, March 06, 2001 - 03:30 am
Camaaro:
Anigu habargidir maahi, lakiin waxaan idiin sheegayaa 1991, waxaad nagula dagaalanteen caydiid iyo Sacad aawadood, waxaan idin niri walaalayaaloow jufadaas yar(sacad), aawadood yaanan isu nicin waxaa nahay hawiye,e, waxba ma hubsan ee xabad ayaad dhinac nagala gasheen, .
maanta nin habargidir ah ayaa madaxwayne ah, waadna aragtaan runta hadii aan la iska indha saabayn inta badan sacad waxa ay wadaan walow ay ku jiraan rag wanaagsan sida CADOW iyo CABDIQAYBDIID, CABDIWALI J GOROD iwm.
Aaway ninkii ay u magacaabeen gudoomiye sacad waa MAXAMAD FAARAX JIMCAALE,E, waa meles-zanawi la jooga, isagaana hada soo dhameeyey, sidii ay amxaaro ula heshiin lahayd INA CAYDIID IYO CAATO,. waligiinba iska suga , rajo ayaa idiinka jirta hawiye.

Camaara waxaan kaloo ku waydiiyay 1991-1995, waxaa ahaydeen mid oo meeshii sacad farta idiinku fiiqo waa taad sidii wax waalan aad madax, madax isugu tuurayseen, HABARGIDIR, HABARGIDIR, HABARGIDIR, aad ku hayseene , maxaa maanta idinka dhigay 4 lafood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHAYAR-REER GAABOOW

Tuesday, March 06, 2001 - 10:20 am
WAR TALO AAN QURUNKII MEJEERTEEN GAALKACYO KA SAARNAA WAA KIBREE SACAD SACIID IYO HAWIYE HANOOLAADO EE YAA INDHAYAR IYO REER GAABOOW AH AMA CAWAREERE AMA WUQUJIRE AMA REER WISIL ALA HAWIYE KAYAALO WAA QUWADII SOOMAALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Tuesday, March 06, 2001 - 10:42 am
RE: Idho yar reer gaaboo...at least magacyo qur-quruxsan la bax, kadib hadal...magacyadii dhurwaaga loo bixin jiray ayaad la soo shir tagaysaa...

Faarax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hilowle

Wednesday, March 07, 2001 - 03:35 am
Camaaro
arintu waxay ahayd mid Habar Gidir iyo Hawiye oo dhan aanay u kala maqnayn ,oo ciilkii iyo caraddii lagu la wadda dhacay darood ,haddaan u soo noqdo H/Gidir wiil iyo Aabihii ayaan mararka qaarkood si wax u wadda arkin ,Atoos iyo Hussayn yare Sacad intiisa badan lama wadaago fikradaan laakin Abdiqaasin salaad ha ogaado , haddaan tol nahay ragga Galaal oo kale ah ha ka qabto H?Gidir qof Sacad ah oo niyaddiisa xumaan iyo nacayb u qabaa Abdiqaasim ma jiro...Habar Gidirna ma kala maaranto , ILaahayna dhib matuso...


Booteeye
ruufiyaan baad tahay Habar Gidirna kuuma kala soocna ..haddaad Hawiye tahay markii H/Gidir kaa xoraysay gumaysiggi Afwayne , Xukunku Hawiyuu dhex yaalay waxa hor istaagay soow adiga maahan.. inta aad maantay iska disheena cid idinka dishaay ma jirto ....ruufiyaanimmada iyo nacaybka Adigay ku googayn......midda kale Sacad afkaaga ha lawadda galin.. ..eeybaa tahay....haddii aadan Hawiye ahayna seediyaasha kiinya ayey dhooban yihiin...reer biijo....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caabbi

Wednesday, March 07, 2001 - 08:10 am
Adiga iyo dhilladii ku dhashayba was....Hilowle

Daarood was your master, is your master, and WILL BE your master...

Ama ooy ama aamu...

Haddeerto yaa wax kuu dhisay...sow ma ahan Daarood...haddii ay kaa kala tagaan, waad is wada cunaysaan!!!

Caabbi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hilowle

Wednesday, March 07, 2001 - 03:07 pm
Caabi
waxaa hadda idinku wadda caabiya Sawaaxili iyo Nageriyan ..banaanka ka caytan siddii dhilooyinki waaba tihiin maantay ..Darood bitches..you distort the Somali name ..Keep that name buntu-landers....no more Somali name

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOTEEYE

Wednesday, March 07, 2001 - 10:49 pm
Hilowle
Wax walba oo aad tiri waxba kama soo qadayo, waxaa i qanciyay , hadaladii aad kula hadashay CAMAARA. Waxa aan idinka rabo waa inaad ka hartaan caato iyo ina caydiid, oo aad taageertaan DKMG.

Hawiye waxaa xoreeyay h/gidir, waa hadal uu ka xishoodo qof kasta oo caqli qaba.

Si kastaba ha ahaatee DAAROOD, waxba ha fogeyn , hana caaynin, waa walaalaheen soomaaliyeede.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hilowle

Thursday, March 08, 2001 - 07:05 pm
Booteeye
Habar Gidir ha kulkulato laakin ma jecla inay qof Hawiye ah wax u dhinto ,mararka qaarkood is khilaaf waa jiraa , laakin waxaan Eebbe ka baryaa inuu mid dhiblahayn noqdo ,tan kale Daarood iyagaa buuqaan oo dhan ummadda Somaliyeed ku abuuray markuu afwayne dadka xasuuqayey waa u buranburayeen , nin sharci kaa celin waayey shantaadda ayaa kaa celisa , hadda ha fahmaan Somalinimadu inay fiican tahay ,dadka qaarkiis haddaadan iska celin wax ma fahmaan ,Daaroodkuna waa noocaas,,,,Sacad waxii Hawiye oo dhan dan u ah ayaa dantiis ah..........inta Sacad jahliyad aan lahadlana Atoos iyo Hussayn yare ma masilaan
raalina kama nihin.........Adiguna ..afxumadda iyo nacaybka H/Gidir ka bax haddaa Hawiye tahay haddaad Darood tahayna waa kuu caado....'

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Thursday, March 08, 2001 - 11:12 pm
waa idinka yaabay runtii waxa dhabka ah kama hadlaysaan waayo waxaa wada simteen Cumar (Ilmo Libaax Sanka Taabte) i iyo Sacad " Hawiye" runtii waa qalad sababta oo ah Cumar Maxmuud waligood ayay gumaysan jireen Sacadka amaba Hawiyaha waa wax xaqiiqi ah tiro iyo tayaba Cumarkaa badan waxaad ku garanaysaa sida hadda Galkacyo ay tahay, waagii Cali Yusuf ilaa qaxee waxay ahaayeen dad lagu abtirsada, markii uu qaxii dhacay ayay kibreen oo ay iska dhigeen dadka Hawiye ugu waxgaradsan taasna waa mid laga qajilo hadaa nahay dadka reer Mudaga ah ee yaa la isla simin Ilmo libaax Sanka Taabte iyo khaadimkooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Thursday, March 08, 2001 - 11:25 pm
HILOWLE
Saaxiib qalad ha iga fahmin, habargidir ma necbi, waxaana ahay HAWIYE.
Dad badan oo habargidir ah oo dulman ayaa jira, laakiin waxaa jira shaki kuwada jira hawiyaha oo dhan oo ah in sacad uusan daacad ka ahayn,arimaha ay wadaan caatoos iyo caydiid junior.
Si kastaba ha ahaatee hadii shalay la dagaalamay, maanta waa la heshiiyay, DAAROOD badan oo waxaa jira taageero daacadnimo ku jirto u haya DKMG, qaar waxaa ila jooga bixiya lacag loo diro dkmg.

Marka sxb, saaxiib ma waxaad ileedahay sida catoos iyo ina caydiid, amxaaro hala soo dhawaysto DAAROODNA hala fogeeyo, taas kuguma raacsani,. waan ogahay inaay ku jiraan daaroodka dad badan oo wax magarato ah, fiiri sida maalin kasta ay u caaynayaan HAWIYE, la yaabi maayo oo waxa ay u badan yihiin reerguuraa AMA REER MIYI.
sidaas oo ay tahay waa walaalaheey mana ogoli in la fogeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fAQASH DILE

Friday, March 09, 2001 - 12:12 pm
Majeerteen oo ah dadka ugu fuleysan Darood ayaa faanaya oo Gaalkacyo looga diley 3.000 oo nin halmaalin oo qura.Markaa dadkaan sida naaga u hadla sida ninka isku sheegay CAAQIL ama CAQLI XUME. war waa ogtahay kaalkacyo sida Sacad looga cabsado maxaad gumeysan jirtey been baad sheegaysaa maantey maagumeysatid dad waa adiga iyo walaalahaa qurbaha wareegaya walaashaa ay wasayaan GIIRIYAAMO adiga walfeerka qaadanayo yaa kugu qasbey noloshaas Waa SACAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Friday, March 09, 2001 - 05:55 pm
To caaqil
qaxarkii iyo rafaadkii markuu kaa batay ayaad kala garanwaysay war idinkaa isgumaysan jiray cali saleebanka ayaad gumaysan jirteen , Sacad ayaana idin ka xoreeyey ,soo ma ogid in aad gabdhiini ku wadda darteen si aad amaan uga heshaan cida Sacad ,maantayna haddii cid gumaysi ku jirto waa Majeertiin ,waqooyi iyo koofurba waa laydin ka wadda nacay ...Somaali inta kale waa dad loo soo hoydo...Biijoole, cuqdoole..fulay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Sunday, March 11, 2001 - 04:43 am
To faqasha dilo

Runtii waxaad u jawaab sidii Haweyaha runtii hadaan hadalkaaga u soo laabto Galkacyo waxaa ku dhintay waa dad shacab ah Nin ku faanay shacab ayaan dilay waa fulay oo ragginimo ma leh.

Sxb aniga Haweya ka carar qurbo uma jooge ee haweyo oo aan surweel si loo gashta oo aan aquun ayaan wadanka ka soobaxay ee adiga maxaa ku keenay??

Waxaan xasuustaa markuu sayidka u ugu Yimid Cali Yuusuf Hobyo uu Caliyow Adaa haweya u taliyee Nin geesi ah ma ku jiraa markaas ayuu waxuu u soo saaray mid Khaadumkiisa ah oo la oran jiray "Cali Xaabo" Sababta oo u rabay inka haweye waxay aheed ayadoo uu Xamar markaas talyaaniga haystay oo haduu Nin daarood ah Xamar soo galo la dilayay ayuu u diray Cali Xaabo waxuu Sayidka yiri:

"Maandhow Hawiye Maan dirsan maanta ka horowe
Bal inay halyeey leeyihiin la hubsan doonaaye
Hugaagii xumaa iyo bustahaagii habacsanaa qaado"

waxaa fiican marka la doodayo in taariiq la isticmaalo

To Somali


Majeertaan wax isku gumaystay kuma jiro Hadal Haweye oo xigmad leh lama sheegin sxb Canshuurta ayaan kaaga qaadaa galkacyo, runtii waa in aad Mhad u celisaan Xaaji Xassan waa ninkii ina soo galiyaya Galkacyo idinkoo dhorwaaga habeenkii la seexda ee aad wiilkiisa aad disheen marxuun Maxmuu dXaaji xassan waa Ninkii Hantidiina Galkacyo ku haayay haweyoow Aniga adiga maahe.
nin caytama afkiisa ayuu ku yaalaa ee markaad hadlaysaan cayda daaya.

have good day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadaado

Sunday, March 11, 2001 - 08:09 am
Caaq

Caaqoow sida caadadaadu tahay waa inaad been sheegto oo adan xishoon. Sayid Maxamed baa hadal dhammeeyay:

Waxaan kaa xishoon iyo ximaar xeewal bari baa leh!

Caaqoow xishood la'aantaada iyo beentaadu waxay keentay inaad taariikhda ka been sheegtid dadku wada og yahay. Sayid Maxamed markuu geesigii Hawiye u diray ciidammadii Gaaladii Ingiriiska ee dalkayaga xoogga ku qabsaday (Waqooyiga Soomaaliya: Hargeysa, Berbera, Burca) si uu geesigaas u soo qiimeeyo millateri ahaan cududda gaalada tirsigooda tabartooda iyo taladoodaba, maadaama hawsha loo diray hawl adagoo millateri tahay oo aan nin waliba ka soo bixi karin wuxuu Sayidku doortay Geesi biyo kama dhibcaan ah oo Hawiye u dhashay wuxuuna Sayidku yiri asagoo geesiga sagootinaya:

Maandhow Hawiye ma anan dirsan maanta ka horow e
Inaad halyey leedihiin hubanti weeyaane
Geelii Hargeysaad baruur ka hirqan doontaaye
Haylihii iyo bustihii habacsanaa qaado
(Si ayan gaaladu kuu garan))
Hana huwan waa tuhun dharkaad hab isku siisaaye!!

Geesigii Hawiye markuu soo gutay xilkii qarannimo ee dalkiisa iyo diintiisu ka mudneyd ee uu soo laabtay report-ka iyo xogta gaaladana siinayey Sayidka, gabay buu ku jawaabay wuxuuna yiri:

Sayidii geddoodii la baray gaalo qurunleey e
Soo guure oo waxay dageen Daba Galoolley e
Wuxuu gaashka dhow damacsanaa Gobobkii dheeraaye
Waagoo guduutay alaab gibila qaataane
Gubniyuu u kala joojiyaa gegi habaas weyne
(Sida gaalka Ingiriisku ciidammadiisa u feyliyo aroortii koox koox iyo horimo)
"Goo" iyo wuxuu "raydh" lahaa waanan garaneyne!!
(Go right, Go right, Go left etc... markuu ciidankiisa gaardisiinayo oo uu bidix raac iyo midig raac leeyahay)
Gudub bay u fuulaan fardaha gaban sidiisiiye
Sayidii darmaan gaaxsanaa gaari mahayaane!!
(Fardaha daraawiishtu heysatay buu ammaanayaa, gaalada fardahoodu nama gaari karaan)

Caaqoow been ha sheegin, wixii Sayid Maxamed cay ku dhigay Majeerteenka talyaaniga axdiga la dhigtay iyo sida Sayidku Majeerteen dabadhilifnimadooda fulanimadooda ragannima xumadooda gabayadiisa ugu faahfaahiyay waan hayaa, hase yeeshee waxaa nafteydu ii oggolaan weyday inaan halkaan ku soo qoro cayda iyo belaayada iyo wuxuu idinku dhigay Sayid Maxamed Cabdille Xasan, waxaase ballan ah inaan soo hurgufo haddaad mar kale na soo caydo adigoo been abuuranaya Caaqoow maadaama markaas ay gar igu tahay inaan soo sheego ninkii yiri baana yiri oo waa taariikh ee anigu ma oran, Allaa igu og oo waan hayaa laakiin ma doonayo inaan meeshaan ku soo qoro maxaa yeelay caydoodu aad bay u daran tahay, sida Caaqaagaan oo kalena xishoodku igama tegin.

Annagu haddaan Hawiye nahay millateriga Soomaaliya inaan nahay dadku waa og yahay, been cidlaana meel ugama tookhno, dadkuna waa na yaqaan dagaalna waa naqaan nabadna waa naqaan, mid mid waa nagu jiraa intaad ka xanaajisaan Caaqoow xoogaa dhamamaxa idiin geysta, laakiin cidda Netka faan cidlaa iyo been laga joogi la' yahay Caaqoow sow idinka maaha!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Friday, March 16, 2001 - 03:23 am
To:Cadaato

Waa ku mahad sanatahy jawaabtaada qosalka badan runtii waxaad u caytamtay sidii dadkiina lagu yaqiin.Hana isku dayin in aad badasho taariiqda qoran .

Mid akale aad leedahay Sayidka ayaa idin laayay taas wa amid ay waligeed daarood ay isku dili jireen yaa soomali ugu awood badan waxaan ku way diiay markaas aaway haweye?? ma dad jiro ayay ahaayeen?

Maxa suusataa markii siduu ku yimid Suldaan Cali Yussuf Hobyo??

waxaan ku dhihi lahaa baro taarikhda, Dagaalkii uu qaaday Caydiid awaygiis oo oo isigu soo yeeray Haweya oo dhan uu yiri kaalay aan la dagaalanee Cali yusuf, markii gaabt ala isigu soo baxay uu dagaalkii bilaabay oo xabado lagu furay ayaguu ardahaya soo ayay u yimaadeen Caydiid awowgiis waxauu ku yiri "Anuusa waaye kabada Qosta" taas micnaheedu waxay tahay Xabadka qosta waa dhuusee
dadkaas ayaa maant awaxay dhahayaan isku taariiq ayaa nahay taasna ma agali hadaa nahay dadka soomaliya gobanimada u dhaliyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Friday, March 16, 2001 - 06:59 am
Waaba yaab Hawie wagaas haddii uu yaqaanay "" GO ROGHT AND GO LEFT". ninkan taariikh ayuu noo sheegay. Aniga waxaa la ii sheegay Hawie inuu bahaahin ahaa oo uu xataa mar dhaw qawanaa. Dambigaas Suldaankaa iska leh. Dadka haddii aad lee dahay yaaqeey dharbaa loo xiraa, waa danbi in qof qaawan uu kaa soo horjeedo habeen iyo maalin. No wonder inay dhuxusha u eg yihiin. Waa rag qoraxi dishay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wacaysle

Friday, March 16, 2001 - 03:52 pm
meesha kaliya oo ilaa hadda laga qaawan yahay Somaliyoo dhan waa buuhoodle ,Hawiyana ma dego ,, qabiilka laga heli karo magacyadda ay ka mid yihiin aan is wasno waa Boosaaso ayaa laga helaa I wonder lesbian and guys in laydin ka helay .. Hawiyana maantay dhaqaaale awoodba kaa adag ...
balaayo biijo badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shaatiguduud

Monday, March 19, 2001 - 12:57 am
waxaan dhihi lahaa waa in marka la doodayo taariikhda la kashadaa sida Caaqil ama ha la iska aamuso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baadi-cade boy

Monday, March 19, 2001 - 08:05 am
well done cadaado ,,

awalba waa ogaa ineey rag karmeed yihiin reer abtigeey ,,,, geesiyaasha saleebaan,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadaado

Friday, March 23, 2001 - 04:40 am
BaadiCadde Boy, thanks a lot, Abtigiis waa mahadsantahay. No more comments, baan leeyahay dheddigga meesha ka hadlay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR MUSLIM AH

Saturday, March 24, 2001 - 08:19 am
GABAR MUSLIM AH
ILAAHAY KA CABSADA WAXAAD KU HAD LAYSAAN MAALINTA QIYAAMO QOF IDIN CAAWINAAYA MALAHAN HAWIYE WALAA DAADOOR WALAA ISAAQ IILKII MADOOBAA EE ILAAHAY U LAABTA TOOBA YAA RABI DHAHA,