Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): HAWIYE AMERIKA OW KU QADEEYAY DAAROOD MA U DAA HAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE 1

Friday, March 02, 2001 - 02:08 pm
ANAGU HADAAN HAWIYE NAHAY AMERIKA WAX 5 BILOOD KA YAR AAN SOOMAALIYA UGA SAARNAY MARKAAS BAY DAAROOD IYO EELAAY ITOOBIYA SOO WATEEN WAR WAX MAY IDIIN TAREE HADII AAN LABO MADFAC KU RIDNO CAGAHAY WAX KA DAYNEE DAAROOD NA KALIGIIS OW GAROOWE KU SOO HARAA XASUUQA LEE WAAYE ISAAQNA DUCO OW MEEL LA FARIISAHAA IIGA AARA IIGA AARA IIGA AARA HAWIYE HA NOOLAADO HANOOLAADO. USC GUUL GUUL SNM GUUL GUUL GUUSHU WAABA GUULEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuushane

Sunday, March 04, 2001 - 06:11 pm
TO: HAWIYE1

SX You're not wrong. Keep up the good job. Scare the already scared.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye11man

Wednesday, March 14, 2001 - 08:22 am
Barigii uu dhacay dagaalkii sokeeye aad baan uga xumadey maxaayeeley somali badan baa isleysey dhexdooda hadana Mareykanka aaba ugu sii darey oo naga sii diley Somali Gaareysa ilaa 600 qof waxaas oo dhana waxaa noo keeney Doqonkii Siyaad Bare oo Umada Somaliyeed isku gubey dhexdooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood Ismaaciil

Wednesday, March 14, 2001 - 02:18 pm
TO Hawye 1 & Fuusahane:

i feel sorry for you guys...Daarood inta uu cirka dhulka u jiro ayuu idiin jiraa!! Waligiin cuqdadda iyo cayda iyo habaarka waa laydinku yiqiin. Waxaan idin iri inaad u ku haysaan Daaroodaa sidan yiri, Daaroodaa sidaa yiri, Daaroodaa xaga ka baxay camal kale ma haysaan miyaa...Daarood ma hooyadiin ayuu qabaa...sidee wax u jiraan.

Daarood waa duul uu ALLE karaameeyay, idinkana karaamadii uu ALLE idin siiyay idinkaa iska qaaday...MACAL ASSIF JIDDAN

Dad masaakiin ah aananna waxba hub ah haysan oo aad ku layseen Xamar, oo wali aan ogayn meesha uu xaalka marayo, ayaad maalin walba la soo shir tagtaan... sidaana waxaa idiinku wacan doqonnimo awgeed,

Doqonimo owgeedna waa waxaad la hanan la'dihiin dowlad nomada ...

Daarood wax badan waad ku riyoonaysaan...anigu maba garanayo meeshaad ka aragteen Daaroodka ... isaaba waqti idiin haynin...

Taariiq mugdi ah wax walbood samaysaan ma idinka tir tirmayso...waxaa buugaagta ku qoran in Daarood uu idinku soo dul dagay...ama ooya, ama qosla...middaa waa xaqiiqo...

Daarood Ismaaciil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diidan

Saturday, March 17, 2001 - 10:24 am
odoo kaara ween korsaaran kaarabiin makaaga tuurnay.habartaa was doorood ismaaciil adigu iyo faqash taa tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 05:50 pm
TO: DAAROOD ISMAACIL GUY, HU-HUHU-HUAFTR-HAHAA-HA-HAF KIX-KIX GAGAA-GAGAA FIX-FIk WALAAHI QOSOLKAABA IGA DHAMAADEY aad shegeyso majiraa horta
ma majeerteen
ma mareexaan
ma dhuloos, dhuloos horta iskadaa asaga waaba gabaryar oolaheesto camal ama Isaaq baaba gumeysto
majeerteen ceebweyne waxa uu isku ururshey boosaaso oo warmaleh
mareexaana barigii ay usoo hiilsheen daarood oo dhan bey wax qaadi waayeen oo koodii ugu weynaa siyaad bare baynu xuduudka orod uga saarney ee horta mareexaan iska iloow maanta asagana warmaleh waana lax noo xiran. ee ninkan isku magacaabey daarood ismaaciil hasheeganin mar dambe magacaas, magacaas waa Midgaan oo ma-ogtahay in aan lasheeganin maanta midgaan waa saas oo kale, talo ahaanteyda waxaan ku dhihi lahaa qabiil iska iloow, iskudey inaad dadka waaniso sxb, dadka ha u sheegin inaad tahay midgaan, ceeb-ceeb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood Ismaaciil

Monday, March 19, 2001 - 10:13 am
Daarood mar buu qabasho lahaa....!!! Maxaad sidaa ku calaacasheen...war midkan leh Daarood waa midgo, tuug intaadan tuug dhin ayuu tuug ku dhahaa!!! LOL Yaan lagaaga hor marin miyaa midgaanimada!!! Waad ogtahay inaan guursan hawiyaha oo dhib iyo qaxar ay ka maraan markii ay rabaan gabadh Daarood Ismaaciil ah...

Marka yaa midgo u dhow...inaga se gabadh hawiye maba u dhawaano inta badan, iska daa in naloo diidee, gabadhii uu daarood qabo, gabdhaha kale way u faantaa (Yacni daarood baa i qabee ku faanta) Middaa waa xaqiiqo oo anigaa arkay!!

Dhulka isku dhifta, waxaa uun meel idiin yaalla waa in Daarood idinkoo indhahiina shanta ah uu idinku soo dul dagay!!

War hawiye gooramaad garaadsan...ma daarood baad maanta isla bar-bar dhigtay!!!

Habaarka iyo inkaarta waligiin waa laydinku ogaa..iska habaartama, Daarood maba idiin oga...idinkoo habaaraysaan ayuu wali idin siin jiray xoolihiisa...

Daarood Ismaaciil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaax

Monday, March 19, 2001 - 03:08 pm
Waryaa waa ninkaagan, ama naagtaadan, isku magacaabay annanymous. Horta Majeerteen waa niman aan walaalo nahay nabad iyo colaadba naga dhaxaysa, ee adiga maxaa meesha ku dhigay. Wallee maanta hawiye futo madoobe meeshaa Daarood qilaafkiisaa gaarsiiyay. Waryaa maxaa tiri, mareexaan dad ma ahanaa!!! Wallee agtaadaan joogin, sidaan kaaga oohiyo waan aqaan...

Daarood dibnahaaga ka dhowr nijaas yahoow, afka huurada badan...

Libaax