Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : DADKU SOOMAALI MA WADA AH LAAKIIN WAY WADA SHEEGANAYAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadku soomaali ma wada ah laakiin way wada sheegtaan

Monday, March 05, 2001 - 02:44 pm
Dadku soomaali ma wada ah laakiin way wada sheeganayaan, kaftan ma ahee waa dhab.

Sida la ogsoonyahay kalmadda soomaali waa magac qof dadna abtirsiinyo ayeey ku galaan ee ma aha dhulka oo kaliya. Dhulka waxaa loogu magac daray dadkii dagi jiray waqti dheer kohor. hadaba si kastaba dadka kale een udhalan magaca ha ku soo gaareen wadanka ee hadda waxaynu wada nahay soomaali.

Marka, waxaa aad nasiib darro ah dadyoow badan inay u saaraan meelo kale; sida, hasha soomaal oo kale taas waxaa loo arki karaa in ayna rabaan dadka magaca lahaa.

Maxaa lagu garan karaa dadka la hubo inuu magacan ka soo jeedo ciiday u turaan burburka iyo xadgudubka midna ma jecla. Maxaayeelay, waxay la mid tahay nin gurigaagii marti kuugu ah oo raba inuu taraq qabasiiyo ileen lexjecladiisu laxawin maysee inkastood moodoo inaad isku dantihiin hadana waa marti nidaam daran meelna aan kaaga socon.

waa loo dhashaa wadani ee miyaa layska dhigi karaa wadani!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Tuesday, March 06, 2001 - 04:51 pm
adiga noo sheeg aqoontaa wey naga maqan tahaye