Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Moorgan damiir daranaa soo jeneral ma ahayn!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moorgan damiir daranaa

Monday, March 05, 2001 - 03:03 pm
Waxaa la nasuiib darro ah Jeneral maxamed Saciid (Moorgan)oo waqtigii dawladii marxuumkii Siyaad Barre loo yaqiin inuu ahaa geesi geesi dhalay in hadda loo yaqaan fulay geed wayay. Jeneral Moorgan wuxuu qabay gabadhii madaxwaynah, isla markaana wuxuu ahaa wiilkiisii aad ayuuna ugaga dhawaa ragii kala duwanaa ee ka qabay gabdhaha dhamaantooda haday noqon lahayd dhinaca shaqada iyo dhinaca noolasha intaba; yuu isku halaynayay marka guusiga ubarbardhigayey. Ma majeerteen iyo horti buu isku haleeynayay mise wuu is halmaamay inuu ah (CabdiRaxiim).
Mise ma jeerteenbaa dagaal ku waji karin Marin.

Si kastaba arrintu ha noqotee Jeneral Moorgan damiir ma laha!

Hadii markii uu dhacay dagaalkii sokeeye uu dhawranwaayey sharaftiisu Jeneral-nimo dhawriwaayna xididnimadka mareexaan walba muu nin iska dhigo oo istiiriyo (dulliqabuhu!). jeneral buu ahaa jeneral baa dagaalkii kaga adkaaday ee muu isdhiibo sharafta darajada meel uga dhici ama weerar dib u qaado oo jeneral-ka iyo ciidankiisa meesha ka saaaro.