Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): NiN Diintiisa Laga Shakisan Yahay MA MUSLINBAA C?YUSUF
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Taawo taako

Tuesday, March 06, 2001 - 06:47 am
Saxiib\

Rag badan oo is mooda ma Qaarka rumeeya diinta
qaarna beeniya ayaa bateen c/yusuf ma diin buu heystaa, sababtoo ah yaa u baneeyey in uu qof muslin ah dilo dhaco been sheega,umada isku dira
dulmi badan,maxay tahay muslinimada uu sheeganaayo
xataa salaada aan tukan,marmarmaahanee
waa nin wareersan aan diin wax ka ogeyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR. MUCAARID

Tuesday, March 06, 2001 - 10:43 am
INA YUSSUF kaligiismaaha ee waxaa u wehliya dhamaan inata tuugta ah waxyna kala yihiin:

INA BOY >> (WADAAD BEENAALE + TUUG WEYN +
FIIQATO QARANKII SOOMALIYA)

INA YEY >>:OASKARI WEYN + KU XEEL DHEER KHIYAANADA
AANA LOOGU TAGIN XASUUQ IYO DAGAAL)

INA KINGKONG >>:Oon mission to destroy Hawiye, bilaash Xamar lama GARWEENA wuxuu wadaa munaafanimo iyo kala daadis) even more TUUG dan INA YEY he is smart one.

INA SAKHRAAN >> (SAKHRAAN + ODAY AY U DHAAMATAY)

INA CAYDII >> (ASKARI SAQIIR AH OO JAHWAREERAY
LAAKIIN MUNAAFIQ WEYN)
INA CAATO >> (DAROOGIISTE + DARAWEL SIISOW)


INA MAHDI >>:OMAKHAAYADLE + XASUUQE + TUUG NACAS
AH)

INA QANYARE >> (DARAWEL SIISOW + DAROOGIISTE +
SAKHRAAN + JAHWAREER XAGA SIYAASADA
ALSO THE FIRST DRIVER WHO BECAME
"POLITICIAN":O!!!)

INA SHAATIGUDUUD >>> ( ASKARI XANAAQAY OO BOHOL
KADHACAY + XASUUQE)

INA SUUDI >>>> (Garaashle xanaaqay oo Habar girid dabdakagalay + Jahwareer + KORANTADII waxay uga tagtay HABAR GIRDIR!!!!!)

iyo inkaloo ka sii hooseesa oo lamid ah meeshaan laguma soo koobi karo.

Igana raali ahaada hadaan nin adeerkiis wax ka sheegay

BUT IT IS THE TRUTH, SO IF YOU DON'T LIKE IT SUE ME!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Tuesday, March 06, 2001 - 03:03 pm
Funny.....

Make sure that you hire a good lawyer for yourself, coz I'm gonna sue for sure..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. MUCAARID

Wednesday, March 07, 2001 - 12:50 am
funny

Mr Badhan I do have a good lawyer (my lawyer is KINGKONG, he used to be a lawyer so no prob>:O