Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Soomaalida daacadda ayaa soo hadhi inta kalena duufaanka iyo dabaylaha ayaa qaadi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 03:11 pm
Soomaali waa in yar oo wareertay daacad ah la'na meel ay wax ka qabtaan. Habeen iyo maalin murugo iyo walwal dadkii iyo dalkii ay ka qabaan la sookaca.

In aan jecleeyn inta dalka iyo dadkaba cadoow qabsado aana kala jeclayn in dhulku godoomo iyo inkale, xaasidnimo darteed mar hadaan waayay waxaan rabay aduunku haa isla qarxo.

Iyo in iska daacad waqtigoodii ku dhameeystay hayi raac oo qabiil ka xoog badiyey kaas oon ku jirin dal iyo dad naceeyb laakiin u dhaqmaya sidii qof la dulmay.

arrintu si kastaba ha ahaato ee, soomaali way dhiban tahay ee inta dhibka wada Ilaahay ha ka qabto ummadda.