Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : XAL AAN AHAYN XOOG MA LEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badbaadin

Wednesday, March 07, 2001 - 03:33 pm
Soomaali waxay umuuqataa in ayna laheeyn xal aan ahayn xoog waa hadii ay ku siijirto sida ay hadda ku suguntahay. Kuwiii lagu soo dhisay carte, oon xaqa ku dhisnayn laakiin xal la moodayna wali wax way qaban laayihiin. Saasdarteed, hadii lawaayo wax xal ah oo soo socda waa in ay soo baxaan guruub badbaadiya dalka, isticmaalayana waxkasta oo suurta gal ah.
Dalka iyo dadku waxay soomareen muddo dheer oo nidaam l'aan ah, cadaalad darro ah, dawlad l'aan ah mana jiri doono wax dambe oo loo dul qaato.