Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): 4 nin oo HAWIYE AH AYAA LOO GUBIYEY GOBOLKA PUSLAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HERIDIID

Thursday, March 08, 2001 - 09:51 am
WAXAA DHACAY BANANBAH LAGU CODSANAYO IN LOOSOO DIRO AFAR NIN LABO ABGAAL LABO MURUSADE, SI AY UGA HORTAGAAN NAAGAHA NOQONRABA LESBIANSKA ARINTU SI KASTABA HA AHAATEE BEESHA BARI MALAHAN NINAM KU FIICAN HOWSHAAS, BALSE DOWLADA KMG WAXAY KALOO BALANQAADEY INEY SOO DIRI DOONTO LABO KALE HADII AYSAN MARKALE AANAN LAGU MAQLIN LESBIAN GOBOLKA BARI..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lezo Hunter

Thursday, March 08, 2001 - 12:02 pm
lol @ HERIDIID
it is obvious they need help big time, we are to the rescue b4 the rest of the women go bananaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooradoora ilaqliya somalinet ceydu waa reeban tahey

Thursday, March 08, 2001 - 11:04 pm
to. qofka wada ceyda aan sal iyo raadka toona laheyn ya xaaran waxaad u hadashey si dii ey waalan
ey waliba raabiyo qaba ee ceyda kadaa umada soomaliya u badan .
yeey ku ugaarsanine.
adiga raabiyadaada.
ayaa ku tustey marka ma waxaad rabtaa in hawiye lacaayo ama iidoor ama rest of inta kale
waxaad wado joogi oo wax fiican ku hadal ama waxsan ku hadal .
aaqiro ceyda waa laguu heystaa waxaad dunida islaamka ku sheegeyso lesbian aad sheegtey ma joogaan soomaliya ee waxay joogaan denmark iyo germany england iyo norwey sweden usa bilgium geneve holland spain portugal
iyo wadamo badan sida kanada .
marka waxaad ilowdey wadamada ey joogaan soomaliya iyo afrika xataa maaha .
carabta maaha .
ee hadaad rabto inaad ogaato iney soomaliya naag naag kale guursan karto jawaabtu waa maya waana mamnuuc in hadalkaas xataa laga hadlo .
mideeda kaleeto waxaad ilowdey xataa soomaliya ninka iyo naagta is qaba ayaan gacanta is qabsan karin adna waxaad ka hadleysaa dumar isguursadey .
taas garo meesha laga helo western wold .
you get it now .
dont miss the point
go to yemen yaa qoomul luud yaa fircoon ibnul xaaraam waliba nacala talah.joogi waxaad ku hadleyso hadii kale waan ku baqtiineynaa oo computerka ayaan waxaad soo qorto ka tirtireynaa.
mar danbe waxaas oo kale hasoo qorin soomaliya wax yeelaha aad ku heyso ka daa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ow-awees

Saturday, March 10, 2001 - 07:34 pm
aduunyada waxeey soo jirtaba Busland ma naagaaba isku gursada taas waxaaba iiga daran Afartaan nin oo waalan oo loodirey iney soo booqdaan meshaas cimrigaa oo dheer Geel dhalayaa ku tusaa