Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): DAAROODKU LAMA OGEEN WAA MIDGOOYIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWI

Thursday, March 08, 2001 - 12:44 pm
to abdiaziz saaxiib dadkaan waad laheshey runtii markaad gabay utirsay waxaa tiri aan ku xasuusiyee DAAROODKU WAXUU SOMALIYA SOOGALAY QARNIGII 11aad, WAXAANA UU AHAA MIDGIHII CARABTA, GABAYGII AAD U TIRISEY AYAA AHAA SIDA TAN **neecoow delega baa ka timid nimankii darood'e **nasabkoodu inuu naasuq yahay nuuska laga sheegye **nacalad baa ilaahey ku ridey sabo nugaaleedee **naaleeye iyo nuur hadii naago laga yeelay ** iney naarta wadagalayaan nacala abuukooyin **oo dabada loo nuuriyoo lagaga niibeeyo **nebi luud kuwii diiday bey nacam ahayeene **nin walboow ka carar waa weled nijaaseede. SXB GABAYO KALE MEESHA BAL KU SOO QOR ANIGU RUNTII MABA OGEEN INEY DADKANI YIHIIN MIDGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 12:37 pm
aNigu waxan isdhahayey dadkaan waaba dad caadi ah balse waa ---ninyahoow kafogoow waa walad nijaaseedee---

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUMEYSTE DAAROOD

Sunday, March 11, 2001 - 09:31 am
ABTIRSIINYADEYDA WAXA AY GASHAA ODAYADII DAAROODE .NEBIGII UDGOONAANA WAA INA ADEERKEEYEE.nasiib daro gabayada kuma aan fiicni oo wax baan idin oran lahaaye najaasyahay DAAROOD afkiina ururyo ka qaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LATALIYE

Monday, March 12, 2001 - 11:01 am
QOFKII MUCAARAD LEH WAA QOF JIRA
DAAROODKAN AAD SHEEGAYSAAN WAAD WADA OGTIHIIN
INAY DAD WANAAGSAN YIHIIN OO WALIBA AY KUJIRAAN QABAA'ILKA SOOMAALIYEED KUWA UGU WANAAGSAN
INUU MUCAARAD LEEYAHAY IYO DADBADAN OON JECLEYNA
WAY JIRTAA TAASNA WAX XAYEYSIIS UBAAHAN MAAHA
MARKA NIMANYAHAW HA'ISDAALININA KOLEY CIDNA IDINKAMA AQRISANAYSO ARINTA AAD WADAANE .
WAX KALE OO WAX LAGA FAA'ADAYO KEENA
INTAAS WAA IGA TALO HADII AAD DHIB KATIRSANAYSAANA
SHEEGTA HALA'IDINKA XAAL MARIYEE HADIISE WIXIINU AANU KABADNAYN ISKA MUCAARADADNA IT'S OK
SABABTOO AH WAAN OGNAHAY INAAN LEENAHAY
MUCAARAD BADAN ..OO MUCAARADNIMADOODU AANAY MICNO BADAN SAMAYNAYN..XAALKU WAA SIDAAS
HADII WAX KALE OO MUCAARADAD AH AAD HAYSAAN
YOU CAN GO AHEAD AND SAY WHAT EVER YOU WANT...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye fellow

Saturday, March 24, 2001 - 10:18 am
anigu umaleen maayo inuu yahay Mareexaan Midgaan
saas ulasoco mr anonymous and mr hawiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Saturday, March 24, 2001 - 10:21 am
sorry mr caabud waaq