Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Maanta waxay socotaba waxay gaartay Qaniisnimo in la isku caayo Haweye dad ma aha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Friday, March 09, 2001 - 02:56 am
Waxaan ka yaabay qowmiyaddhan qaniisiin in lagu sheeko runtii Haweye ragganimo ma leh waayo haday qaniisnimo ku caayeen Punltland oo dhan way ku ceeboobeen ee meesha hawasaqeenina rag waa is aflagaadeeyee ee qaniisnimo la iskuma caayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shaxshaxle

Tuesday, March 13, 2001 - 02:39 am
runtii waa kugu raacsanahay waxaa soo qortay sababta oo ah Nin ragga Nin kuma caayo qaniisnimo
waa ka yaabay daadkaan Cuqdadooda waxay gaarsiisay sidaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Tuesday, March 13, 2001 - 04:38 pm
Haday si kastaba noo cayaan ma iyaga wax na yeelaya, nimanka caro gaamuurtay ayaa ka buuxday. Sootay qalqaleen dad maati ah oo aan wax galbsan intay habeen barkii ku soo gureeyeen, oo kaaga daranee ay wali ku faanaan. Hawiye caydiisa waxba naga tarimeyso. Waabaa nin waxaa lagu yiri habel baa ku caayey, markaasu yiri ha i caayo awalba waan dagaashaneenee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wabxa

Wednesday, March 14, 2001 - 03:57 am
Waxaa iga wallaahi ah inaad adinku cuqdad la jirrantihiin maxaa yeelay, Adinkaa ka tabanaya in la'idin xasuuqay, adinkaa meel kasta la taagan aflagaadada Hawiye, bal car meel ku sheega page ay Hawiye idinku caynayaan, waa adinka kuwa dagaalka billaaba haddana baroorta, waana adinka kuwa caytamo haddana calaacalo.
haddana meesha kuma arag nin Hawiye oo caytamaya ee Afkiinna ayaa laga hayaa in la'idinku xanto qaniisno!!!