Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Hawiyoow tasho xamar diidnaye ma o galin hadaan daarood nahay in mar labaad xamar nalagu dago &boholo galeenka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNSHEEG

Friday, March 09, 2001 - 01:15 pm
waa ilaah mahadii hadaan xamar ka kaaf toonay
xiiso danbana aan loo qabin
hawiyoow tasho kolayba caqli daarood diiday
inaad ka maarantide daaroodse uma darsan shaqooyinkii aad u qaban jirtay oo wali dhulkiisii
ayaad u shaqo tagaysaa waa ilaah mahadii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaxwe

Saturday, March 10, 2001 - 06:32 am
alay lahee runtaa
waan kugu raacsanahay.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareergur

Sunday, March 11, 2001 - 04:29 am
qurunley waligaa sidii dumarkii netka inta dad isku qaadid cay iyo war raqiis ah la joog.

war yaa darood ah ood u hadashay.

ma gambooleyda boosaaso mase raga daarood oo colaada iyo nabadaba yaqaan..

ilama adeerayaalow gobey mareexaanow arintaas nimankaan netka ku wadaan naga qabta.

xamar iyo gado iyo baydhabo meeshaan isla dagayno anaga anagaa naqaane adiga dantaada ka hadal sida dumarkii dadkale ha isku lamaanine..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Wednesday, March 14, 2001 - 03:43 pm
Ku dhashay Xamar.
Objective: Never ever ever to go back Hamar.

waa ilaahay mahadii