Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Dilka Labada Nin C/yusuf ayaa Mas'uulka Ah Waayo(Dilkooda Asagaa Ka dambeeya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MulkiSomali

Saturday, March 10, 2001 - 05:27 am
Saxiib

sharaf laawe.c/yusuf asgaa ka dambeeye dilka
labada nin waayo markii shacabka ogaadey dhagartiisa, waxqabad la,aantiisa been abuurkiisa
saxiib waxa uu qabtey ii sheeg c/yusuf aan ka
aheyn dhibaato sicir barar,dulmi isku dir
shacab diyaar ayay u yihiin in ay dhisaan gobolkooda ayna hormariyaan danta gobolka qofkasta
waa ka mas'uul/.
La jeclow walaalkaa wixii aad naftaada la jeceshahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Saturday, March 10, 2001 - 10:49 am
What's your point? what are you talking about?
Next time, please make yourself clear so we could understand what you are talking about.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madi

Sunday, March 11, 2001 - 03:33 pm
Mulki Somali

Laba nin oo la dilay midkood waa c/maxamuud waliba waa reer khalaf dadka dilkooda ka danbeeyana waa la ogyahay. Walaaleey naac naac danbe halakan adoon l aiman waxaa dhaanta inaad marka ka hore soo hubsato waxa dhacay sababta ay u dhaceen dadka ay wax ka kala dhex dhaceen.

Laba nin o la dilay dad baayac mushtara bay ahayeen oo aan Siyaasad lug ku lahayn.