Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): DAMEER MAQAAYAD GALEY WAXAAS U GALAY AAS QABYAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOW

Saturday, March 10, 2001 - 09:17 am
MICNAHA MAAHMAAHDU WAXAA WAAYE WORLORDISKA AADAY ITOOBIYA WAXAY U AADEEN BEY QABAAN,WAA DAGAAL ABAABULAYAAL DANEESATO AH AYAGOO RABO SOMALIDII HISHIISEY INEY MARLABAAD DAGAAL KA DHEX ABUURAAN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, March 10, 2001 - 05:23 pm
waa lala socdaa waxey u maleeyaan in ummadda soomaaliyeed ay ku ciyaari karaan sharftooda iyo qaranimadooda cid ka cabsaneysa oo beenta iyo dagaal oog nimada ku raaceysaa ma jirto gabal koodii baa dhacay iyag iyo ethiopia iyo belaayolandka oo dhan waqtigii sharciga iyo kala danbeynta ayaa la soo gaaray waa last desprate move by zanawi and his pupets in somalia cigal&xaarxaarato waana in aan xamar nabadu ka dhcin yaase ka dhegysanaya dagaal oogayaasha waxaa loo qaatay in ay soo raacaan ummadda u jeeda nabada iyo hor u kaca sharciga iyo kala danbeynta iyo dib u dhiska dalka...