Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : SOOMAALIDU MIYEEYSAN LAHEEYN MEHERAD KALE OO NAN QABIIL AHEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI

Saturday, March 10, 2001 - 09:42 am
SOOMAALIDU WAA DAD QURMUUN OOO AANANA AQOONIN WAX AQOON AH, WAA DAD GEEL RAACATO AH IWM,
MARKA YAAN LAGU DAALIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 06:33 pm
To Xaji nin yahow waa sida aad u sheegtay nimankaan Somali la yiraahdo aduunyada waxay ka danbeeyaan boqolaal sano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Thursday, March 29, 2001 - 12:10 am
xaaji walaal mayla aragtay soomalida dulinimada saaran ee ilaahay oo ka daweeya mooyee aan dawo kale lahayn walee anigu waan yaabanahay.
markaan soomaliya joogay dee qabiilkaa kaa tiro badan oo ma danaynaysid laakiin markaan dhul shishiiye imid waaban yaabay siday u dhaqmayaan iyo garaad xumadooda taas waxaa ka sii daran meeshan aan joogo oo noqotayba halkii qabiilku ka baxayay,waxaan islahaa dhul shisheeye markay tagaan cadowgay iska dugsan laakiin ilaahoow waxaan arkay ha idin tusin.