Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Law&order the way to go
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, March 10, 2001 - 06:05 pm
Maanta waxaa magaalada Muqdisho maxkamad lagu soo taagay 26 maxbuus kuwaas oo lagu soo kala eedeeyay danbiyo kala duwan oo ay kamid yihiin dil, dhac, kufsi iyo danbiyo kale. Xukunkaas oo kadhacay xaruta CID-da, dadkii danbiayada lagu soo eedeeyay qaarkood way qirteen qaarana way diideen danbiga lagu soo eedeeyay.
Waa markii ugu horraysay dawaladdu danbi noocan oo kale ah ay qaado iyadoo aanay weli maxkamadu go'aan ka soo saarin wixii daniilayaashaas lagu xukumi lahaa, waxaana loo malaynayaa in mar kale dib la isugu soo laabto