Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Purpose to build banking,trade,courts
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, March 10, 2001 - 06:19 pm
Waxaa maanta magaaladda mIqdisho ka dhoofay wassiirka arrimaha dibadda ee KMG Ismaaciil Huree Buubaa isagoo usii jeeda dalka Talyaaniga oo ay ku kulmi doonaan waddamada EGAD iyo Talyaaniga oo lagaga wada hadli doono arrimaha Soomaaliya.
Wasiirku wuxuu warbaahainta u sheegay inuu sii mari doono dalka Masar oo ay ku kulmayaan wasiirada arimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka jaamacadda carabta, kaas oo loogaga wada hadli doono arrimo ay kamid yihiin xaaladda soomaaliya iyo sidii loo dadajin lahaa kaalmada ay wadamada Carabtu siiyaan Soomaaliya, waxuuna intaas ku daray inuu uga sii gudbi doono dalka Sacuudi carabiya halkaasoo aan kula kulmayo ayuu yidhi guddomiyaha Cusub ee loo mgacaabay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo ah maxamed maxamud culusow iyo wassiirka maaliydda, si uu ugu wareejoyo lacag deeq ah oo ay dawlada sucuudigu ugu deeqday soomaaliya waxaa kale uu madaxweynahu maanta magaacabay ama dhaariyey gudoomiyaha maxkamada qaranka uga sareysa iyo ku xigeenadiisa oo ah 2 iyo 7 xubnood the way to go waxaa la hubaa in expeirence buys off and all tribes are included waana taagersanahy dowladda soomaaliyeed...