Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: ITOOBIYA IYO UJEEDOLAAWAYAASHA KU SUGAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUCEYSANE62

Sunday, March 11, 2001 - 05:41 am
WAXAA WAQTIGAN XAADIRKA AH KU SUGAN ITOOBIYA,
C/LLAAHI YUUSUF OO CIIL AFARTANJIRSADAY U
QABA INUU MADAXWEYNE JAMHUURIYADEED NOQDO.

SHAATIGADUUD OO KU QANCI WAAYAY XUBINTII LOO GARTAY INUU KA NOQDO DOWLADDA KUMEELGAARKA AH
EE SOOMAALIYEED,

INA MASALLE OO FILINAAYA SIYAASAD AY CULUS OO
AY DOWLADDA KUMEELGAARKA AHI U DIRSATAY OO AYSAN FAHMI KARIN KUWA LA SHIRAAYA,

CAATO OON RABIN INEY DOWLADI DHALATO SI AY UGU
BAB-BAADAAN BEERAHA DAROOGADA AHI,

XUSEEN CAYDIIN OO AAMINSAN IN LACAGTII OO LABAATAN
SANO KA SAMEYN WAAYAY MAREYKA UU KA SAMEYN KARO
FOWDO UU KA DHEXWADO SOOMAALI IYO INUU KA HORYIMAADO WAX WALBA OO XAL IYO DOWLADNIMO NOQON KARA,


INTA KALASE WAA HAAHEEYA RAAC JEEBABKA LAGU SITO
OO AAN GARANEYN MEEL LA JOOGO IYO MEEL LOO SOCDABA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMEDEEY

Monday, March 12, 2001 - 10:52 am
DUCAYSANE62 waad mahadsantahay sida wacan ee aad hogaamiya kasta u tilmaantay saaxiib si wanaagsan ayaad mid walba waxa uu ahaa aad oogu tilaantay waxaan kuu rajaynyaa khayr saaxiibaa AHMEDEEY.COM