Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Wallaahi Isaaq waxaan u malaynayay inay intaan ka fiican yihiin, inta aan soo booqan pagekan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban!!

Monday, March 12, 2001 - 08:14 am
Ilayn meeshu rag badan baa la ciilay!!! War heedhahaya dagaal, dhac iyo booba faa'iido maleh….waa idinkan isku haya habar baa habar dhacday, ma ilawdeen nabadda iyo nimcada uu ALLE idin siiyay, mise nabaddii baad ku kibirteen???

War waxaan idin iri, si wanaagsan u wada hadla, waa maxay kufsiga iyo qaniisnimada aad meesha ku haysaan….wali wax kama baran miyaa "CIVIL WAR" waad ogaydeen sida dagaal iyo abaaro u galeen W. Galbeed…mise maskaxdiinii waa ay ka tir-tirantay…

FYI: I am not IIDOOR!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Tuesday, March 13, 2001 - 07:33 pm
Nin Yaaban:

Sxb indhaha fur. Dad ciidan ibleys ah aya Saadada reer Sheikh la daba dhigay. Dadkasina wa dad asal xun ama asal xumaday. Shaqadoodi ba noqotay
in ay Isaaq isku diraan ama ay ka daba shaqeeyan. Waxa ku kalifayna wa xasid iyo damiir xumo. Dhasha sheikhana qaar baan wali fahmin in anay somali sidooda wada beerxadhnayn oo qofkii reer hebel sheektaba waxay moodayan inu reer kiisi sheganayo. Markasay gun daxalaystay u jawaaban. Illahay ba se dadkiisa illaliya wixi na nacana sidi u ibleys adam karamadiisa ka xasidkeedi cadab ugu galay ayay iyanna cadaab u mutaysanayaan. Inshallaah Illahay oo inna kala xukuma ayaan sugayna haddeer. Istaqfurullaah na waan leenahay inshallaah wixii mumin ah iyo kuwii tobadkeenaba.

Kowneyn