Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): SHAME ON ABDIQAZIM(CEYR,HABARGIDIR)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 09:08 am
Abdiqazim showed to everybody that he is a shortminded, corrupted and selfish, look at his latest actions, by nominating Dr Culusow, his Cousin, as the director of Central Bank of Somalia.

Even Siad Barre Avoided to give such very important position to his Marehan clan, instead it was given Hawiye particulary Hawaadle Dr Ali Amaloow who has long expriences and well respected in this field.

Now we understand the idea behind this cynical nomination which is to steal and to loot whatever available Aidmoney and to put Millions of Dollars to international banks.
So we have to contact all international organizations such as: World Bank,IMF,Arableage etc, not to issue any financial asstinace to the so called Abdulqazim and his Galeydh Join veture Mafia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

am

Thursday, March 15, 2001 - 12:46 am
i agree with you isbaro ayaa lagu helay jegadaas maanta in gadaal lag bedelo magacaabida dadka aqoonta u leh maamulka bangiga waxey kicsay dereenka ruux kasta oo soomaaliyeed oo awalba tuhun ka qabay labdan nin sow kuwani rufuyaanadii afweyne ma aheen weliban fiiqday xamar y dhamaan dhulka koonfureed...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Friday, March 16, 2001 - 07:06 am
LOL, isbaara jagada lagu helay. Buddy you really made laugh. War DKM ruuxeeda ayaa isbaaro iyo koontorobaan ku dhisan. It is a joke that Somalis will never fall for it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Patriot

Friday, March 16, 2001 - 08:33 am
Garoowe waad iga qoslisay.
bal ka waran intaana habargedir ayaa isbaro kaga heshay carta, war hayiwe tashada inta aad isbaaro leedihiin wax aan ku kala qaadano asaagiinii waa tageen.
1. Cabdiwali Jaamac Warsame Wasiir-Dekedaha iyo Gadiidka ee kooxda carta
2. Xuseen Cabdulle Cali Wasiir ku xigeen- Maaliyadda ee kooxda carta
3. Maxamed Cali Xasan Wasiir ku xigeen- Macdanta iyo Biyaha ee kooxda carta
4. Axmed Gacal Wasiir ku xigeen- Ganacsiga kooxda carta
5. Cali Nuur Cagweyn Wasiir ku xigeen- Gaadiidka kooxda carta
6. Maxamed Nuur Galaal Guddoomiyaha Hay'adda Dhaqancelinta iyo Nabadeynta ee kooxda carta
7. Axmed Sahal Cali Taliyaha Ciidanka Asluubta kooxda carta
8. Cabdi Xasan Cawaale Taliyaha Ciidanka Booliska ee carta
9. Maxamed Maxamuud Culusow Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee kooxda carta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil_Hakaba

Friday, March 16, 2001 - 12:07 pm
ahahaha ala maxeey habargidir filin noo dhigtey bal arka meeqa wasiir iyo jago ayeey leeyihiin xitaa labo-xidigle cabdi qeybdiid ayaa ah taliyaha ciidanka booliska xamar ayadoo eey joogaan 10-janano oo soomaali ah.

Xaqa la sheegaa maxaa waaye.
Maaliyadda waa ineey habartu haayso
Ciidamadda waa ineey habartu haayso
inta kale soomaliyeey haaya


Waxaan aad ugu faraxsanahay in Xawaadle oo ah xubin weyn oo muhiim ah eey sida ugu dhaqsiyaha badan u soo gaartey qiyaanadda kooxda Carta,inkastooy in badan naga dhaga adeeygeen balse qoqob & qiyaano niman bartey maa lala soor wadaagi karaa,
Abgaalkana waan sugeeynaa dhawaan,,,,,,,Hawiyeha kalena koleey horeeyba magaca uga badaleen ooy raacato habargidir uga dhigteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Saturday, March 17, 2001 - 04:57 pm
WAXAAN KUU SHEEGYAA MID KALE OO KAA QOLISA DAD BAA MOOWTO AMA DAD DHINTAY JAGO KU RAADINAYA KUNA HELAY WAA ALI KHALIF ...IWM MARKA WAXBA ISMA DHAANTAAN EE SAAXIIB ISBAARO IYO MOOWTO GOORMAAD NAG GUDBINEYSAAN OO AAD FAHMEYSAAN A FAIR GO SOCIETY FOREVER SAMOTALIS...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AM

Saturday, March 17, 2001 - 05:45 pm
MA OGTAHY PROPOGANDAD REER SIBAARO NAAGO AYAA IS GUURSDAY SI AY U CEEBEEYAAN DAD SOOMAALIYEED,FAASH AYAA LALA DHACAY OO LAGU DILEY HAWEENEY AGAAAGRKA DADKA ISKA DHICIN KARARA,ETIOPIA AYAA RABTA INEY NA KAL QEEYBSO ARMEY DHACDAA IN BBC ISBAARO LOO DHIGTAY XITAA WAA IN DHAB LAG SHEEGAA REER SIBAARO PROPOGAANDADOODA YAA KU XIGI DOONA LESBIAN HABR DAD CUNTAY NAAG FAASH LAGU JARJARAY WAA WIXII REER ISBAARO KA SUURTOOBA AYAGOO DAD KALE KU CAAYA...WAXEY RABAAN IN AY JAGO WALBA ISBAARO KU HELAAN WAA YAABAYE ISBAARAD UU YUSUF GARAAD WATTO OO UU BUSH DHIGTAY MAXAA INDHAHA LOOGA QABSANAYAA ISBAARO ISBAARO KUWII ISKA DHICIN LHAA WAXEY KA BIXI LA YIHIIN ANGAA UGU MOOWTO BADAN OO REER ISBAARO DHBKAAN NOO GEESATEEN MOOWTADEENA WAX NAGU SIIYA WAR REER ISBAARO HA LOOGA TAGO WAX WALBA MA SOCANEYSO BALSE MAANTA SAMOTALIS BAA U SOO JEESAN DOONA GUULWADAYSSHA IYO ISBAARALEYDA ILOOBAY IN DADKA SOOMAALIYEED REER SIBAARO NACEEN..MUCAARDKA RUNTA AH EE SOOMALIYEED WAA IN RER ISBAARO IYO REER MOOWTO OO JOOGA MAANTA RIYAAD 00 15 MILYAN OO DOLLAR KU KAL QEEBSANYA KUWANA ISBAARO AYEEY KU SOO GADN DOONAAN AY MARKA DANBE AIDIID RAIISAL WASAARE UGA SOO DHIGAAN REER MOWTONA WADDA CAD LA TUSI DOONO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Patriot

Sunday, March 18, 2001 - 10:21 am
foolxumadii ugu darnayd ee tuugada carta ka shaqeeyeen waa tanaa waxaadna moodaa tilaabo kasta oo ay qaadaan inay tahay mid u sii dhameenaysa beentooda oo soomaalidii oo dhan wada fahmeen nijaasanimadooda.

mic-17-03-2001, Dadweynaha Baydhabo ayaa aad uga walaacsan amar ka soo baxay mas'uuliyiinta hay'adaha Islaamiga ah ee Hay'atul Igaatha iyo tan kale ee Al Xarameyn oo farayey in dabayaaqada bishan albaabada loo laabo Xarunta Agoonta ee Alla Aamin ee ku taal Magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku xareysan yihiin in ka badan Shan boqol oo Carruur ah oo waalidkood lagu laayey dagaalladii kala duwanaa ee Maliishiyooyinka USC ay ku qaadeen deegaannada Bay iyo Bakool iyo qaar ay waalidkood ku ruux baxeen Macaluushii ba'neyd ee ka dhacday gobolladaas.

Lama Oga sababta ay Hay'adahaas u go'aansadeen xiritaanka Xarumahaas, hase ahaatee warar madaxbannaan ayaa sheegaya in arrintan ay ku lug leedahay dowladda KMG ah oo Xukuumadda Sacuudiga ee bixisa kharashka Hay'adahaas ku wargelisay in Jabhadda wax iska caabbinta ee Raxaneyn ay si toos ah xiriir adag ula leedahay xukuumad Masiixi ah oo ah Itoobiya.

Gobolka Bay wuxuu ka mid yahay deegaannada ay ka jirto nabadgelyada, waxaana ku sugan hay'ado samafal oo badan, mana jirto wax xasilloonidarro ah oo laga soo sheegayo.


Posted on Mar 18, 2001, 8:15 PM