    REER MäHäD | Monday, March 12, 2001 - 09:36 am LABO NIN LAGU DILAY BOOSAASO: TALOW MA WAXAA DILAY KUWII UU KHALIIF SHEEGAY: Cismaankii is maahuurin jirey malihi beenowye Haddii muran dhexmaro reer tolkood ways mutuxiyaane Goortey shisheeyaha mutaan reer marti xumooyin CISMAANOW BAL AANU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN,HADAAD KEENTEEN INAAD DISHAAN NINKEENA, WAXAAN OGAA IDINKOO CALISALEEBAANKA NINKOODA DILA, LAAKIIN WAXAAN CISMAAN YARE KA QUUSTAY GOORTAY DILEEN NINKII WADADA U DHISAYAY 'ENGINEER CIISE'. HADA MA WAXAY TAAGAN TAHAY ANAGA IYO IDINKA.BAL AANU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN,REER MIJIYO GAABGAAB. TOLOW KAN DILAY IYO KAN SOO DIRAYBA MA LAHUBAA INUU YAHAY CIMAAN MAXAMUUD SALEEBAAN DHAB AH YAHAY, MISE WAA INA SANWAYNE CISMAAN MAXAMUUD, WECELEDII AY DHALEEN ISLAAMIHII CISMAAN MAXAMUUD WAAGII AY ADOONTA LAHAAYEEN ILEEN MAJO GAABGAABYADU WAX MA WASI YAQAANIIN E. CISMAAN MAJO GAABGAABOW BAL AYNU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN. |
    Harti-Warsan | Monday, March 12, 2001 - 03:32 pm Ninka sheektow, Reer Mahad, marka hore waxaan kuu sheegayaa in aad tahay Mooryaan waayo labo midba: 1- Nin reer Mahad hadalkaas kama soo yeereen waayo waa dad sharaf leh, garanayana tolnimadda waxa ay tahay, waxaase uba sii dheer in ay yihiin reerka uu ka dhashay Islaanka Cumar Maxamuud. 2- Marka reerka gudahiisa ay tahay iyo marka kale waxaan filayaa nin kaste oo caqli in uusan isku si u wada hadleen. Fiiro Gaar ah: Mooryaan waxaan ula jeedaa nin kaste oo aan dadnimo laheyn. Yacnii Hawiyo iyo intii la caqli ah. Tan xigta, qodobka labaad waxaan diidanaa in aad soo bandhigtid tixdii Khaliif (waa haddii ayba sax tahay). Mana garanayo meesha aad taariikhda ku haysid adoomada. Waxaanse Ogaalkeyga ah in Cimaan Maxamuud (oo ah Boqor Daarood) ay maamuli jireen dhulka, iyada oo markaasna jireen Suldanad kale oo ay lahaayeen niman iyaga ka fogeyn oo Maxamuud Harti. Harti-Maxamuud Harti |
    Galkacyo | Monday, March 12, 2001 - 09:53 pm Hartiwarsan- waad asiibtay, afku kuma go. |
    Hawiye dabomadoobe | Tuesday, March 13, 2001 - 12:11 am war waa anigii oo soo laabtey waa HAWIYE DABO MADOOBE, war reer bari maxaad isku heesataan war isdaaya oo ogaada ineynu somali nahay dhamaanteen oo lawada heshiiyey oo lanacay qabiil, tuugo,dambiilayaal, |
    WIIL HAWIYE | Wednesday, March 14, 2001 - 10:39 pm Waryaada waxaan idin waydiiyay, markii aad hadal meesha ku aragtan aan idin anficin, maxaad hawiye u caaysan, waliba ninka ragga ahi waxyabaha qaarkood waa ka xishoon jiraye maxaad futada kaliya u abaartaan. Si kastaba ahatee walaahi waxaan ogaaday inaad Gun tihiin, Habargidir ayaad iska celin wayseen markaasaan hawiye oo dhan isku soo qabanaysaan. Na caaya waad na mideeyneysaane, ALA MAXAA LA FASHILMAY, MAJEERTEENBAA NALA YIRAHDAA INAGA WAX MAAMULI JIRNAY, ma sidaan ayaa u danbaysay cantal buraaq. VIVA UNITED SOMALI CONGRESS, ilaahay ajir haka siiyo kuwii aasaasay. ilaayn wuxuushtaani karbaash moogiye nabad waxba kuma laha,e |
    Wiil-Dhulbahante | Thursday, March 15, 2001 - 03:31 am Harti-Warsan, aad ayaad qodobkaa u heshay. Reer Mahad anagaa derisa waana dad Illah sharaf udhameeyey oo dulqaad badan ee maaha rag sida nika boggan furay u hadla. dadkana maaha in colaad lakala dhex-dhigo ee waan in maslaxaad laraadshaa. Cismaan Mxamuud u malaynmaayo mana dhici karto in ay ku heshiiyeen inay dilaan nin tolkood ah ee waxa dilay raggii sharafta lahaa waa jiri ama mooryaan hadba sida loo yaqaan. Puntland uma baahna fadqalalo ee waxay u baahan tahay isku kalsooni iyo wada shaqayn ee la raadsho midnimo. Nabad gely Wiil-Dhulbahante |
    WIIL BURTIÑLê | Thursday, March 15, 2001 - 07:03 am waa tahay: Hade anigu dumarka lama hadlee reer majo gaabgaab meeye ragoodii. mise qardho dumarkaa ka taliya sidii aan horay u maqlay miyaa dhab ah!!!!!. |
    Abdirizak | Friday, March 16, 2001 - 03:55 am TO:ma xishoodayaasha doonaya in ay majeerteen dab ka dhex shidaan. horta yaad na moodeen,sowse ma ogidin in aan laysku kaaya diri karin,sowse ma ogidin in aanaan deegaanadayada ka tashanay in aan dagaal sokeeye ka dhicin, deegaankayaga waa ka mamnuuc dagaal iyo in aanu maamulkayaga wax u dhino oo burburino. |
    Anonymous | Friday, March 16, 2001 - 06:50 am waa sax *****CISMAANOOW AANU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN MA HADAAD KEENTEEN INAAD DISHAAN NINKEENA ****** |
    dooradora | Friday, March 16, 2001 - 07:14 am to wiil burtinle marka hore adigu majo dheer dheeranta qaado marka xiga meeshaan waxaan ku lee yahey waad ku soo qaldantey .dadka aad afaarahooda gasheyna yaa mooryaan wey heshiiyeen iney horumar sameeyan marka adigu xoolihii soomaliya oo dhan adiga kaliyaa afka iska mariyey waxaad rabtaa inaad bosaso biliqeysato taas mar hore ayan kahortagney oo waxaan sameysaney rule of lowmarka marka ogow bililiqo maheyno ee intii hore hawiye alaha kugu calfo dowladii somaliya markey burburtey kaligaa baa bililiqeystey jaaw meesha nagu kala wad hawiye nabadey waxba reer burtinle haisaga kaaya dhigin walee taangigeena mar dhow madaxa ka mari doona madaxa waliba . waxan kawadaa hawiye oo adiga ah waxaad isku dirto alaha kuu sahlo |
    wasaaye kii ceytama | Friday, March 16, 2001 - 07:16 am to anonmoos kaley intaadan tolka caayin aniga guska ii dhuuq markaas kadib hadaad rabto ceytane |
    Anonymous | Monday, March 26, 2001 - 08:56 pm To wasaaye kii caytamo adigu intaad iswasto ood isku wasto Dildo ha kugu dhaco Stroke sariirta geeskeeda |
    REER MAHad | Monday, March 26, 2001 - 09:07 pm To wasaaye kii caytamo adigu intaad iswasto ood isku wasto Dildo ha kugu dhaco Stroke sariirta geeskeeda |