We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 09:41 am LABO NIN LAGU DILAY BOOSAASO:WAXAA DILAY KUWII UU KHALIIF SHEEGAY: Cismaankii is maahuurin jirey malihi beenowye Haddii muran dhexmaro reer tolkood ways mutuxiyaane Goortey shisheeyaha mutaan reer marti xumooyin CISMAANOW BAL AANU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN,HADAAD KEENTEEN INAAD DISHAAN NINKEENA, WAXAAN OGAA IDINKOO CALISALEEBAANKA NINKOODA DILA, LAAKIIN WAXAAN CISMAAN YARE KA QUUSTAY GOORTAY DILEEN NINKII WADADA U DHISAYAY 'ENGINEER CIISE'. HADA MA WAXAY TAAGAN TAHAY ANAGA IYO IDINKA.BAL AANU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN,REER MIJIYO GAABGAAB. TOLOW KAN DILAY IYO KAN SOO DIRAYBA MA LAHUBAA INUU YAHAY CIMAAN MAXAMUUD SALEEBAAN DHAB AH YAHAY, MISE WAA INA SANWAYNE CISMAAN MAXAMUUD, WECELEDII AY DHALEEN ISLAAMIHII CISMAAN MAXAMUUD WAAGII AY ADOONTA LAHAAYEEN ILEEN MAJO GAABGAABYADU WAX MA WASI YAQAANIIN E. CISMAAN MAJO GAABGAABOW BAL AYNU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 01:08 pm warheedhe war idinku dadlee maad isku direysaan waligiin sow mailbaxdaan qabiil ma iloowdaan miyaa, taladaydu waa iloow qabiil
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 08:30 pm idinkoo gaajo idin hayso xataa faandayn maysaa qurun ,wajigiin gubay....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 09:50 pm Omar and Osman are brothers, qof ka mid ah ama koox waxay disho, si nabadgalyo ah baa lagu dhammaynayaa. wiilka nimanka laayayna, sharciga meesha u yaal baa lagu qaadaya. qof kasta ha ahaado, qofkii danbi gaysta. sharciga ayaa lagu qaadaya. marna ha filanina in aan baroon isku cayrsano Boosaaso. saaxiib waan ka saraynaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 01:08 am to yaa axmaq maxaad rabtaa oo reer boqor ku ceysey reer mahadka aad sheegeneysa iyo cismaan maxamuudka aad ceyneyso meysu taqaan waa dameer iyo labadiisa dhegood marka meesha ka carar yaan lagaa qabsane weyn baa kugu yaal baan umaleynayaa cali saleebaanse mataqaan waasafka hore ee maxamuud saleebaan . qaliifka aad ceysey waaa halyey mj marka . duqa waxaan ku leeyahey mj kabaq alena kacabso . alena caabud . anaa wiil sax ah reer mahad .yaa caleek pland ha israacdo be unite for ever . qore mahadoos
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 10:52 pm to mahadoos walal mahadsanid saad u hadashey a
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 11:39 am Ileen adduun waxaa ugu liita mooryaan maqashay wa- xbaa leysku diraa,markaasay hadalkoodu waxa keli oo ka fahmaysaa inay marna CAAAAAC leynayaan,Marka kalena Macaac leynayaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 05:32 am lollolol abdhir walee waa la heshay dugaagan loo yaqaan Mooryaan!!!! Yeyda markay dhiiga uriso bay wax walba ilowdaa oo waxay bilowdaa sidii ay dhiigaas wax uga cabi laheyd, mooryaanta waa saas oo kale haday maqlaan dhiig baa daatay MIIRKA BAA KA TAGA saas ayey maalin walba Xamar isugu laayaan oo maalintii waxaa ku dhinta ugu yaraan 7 qof. Maanta ayey maqleen labo nin baa lagu dilay Boosaaso markaas baa Miirkii katagay (hadayba MIIR lahaayeen???!!!), war heedhe wax ma idiinsheegaa, waxaan oo kale aduunka ayey ka dhacaaan ee ha u maleenina BAROOMISKA maalin walba Xamar ka dhaca, ninka burcad ayuu ahaa ninkii falka geestay ninkii soo qabatyna wuxuu ahaa nin ay isku qabiil yihiin, ee waxaad ogaataan in Puntland sharci iyo maamul ka jiro taasna lala taagsan doono ninkii wax sameeya, ee sidiina oo kale BAROOMIS iskuma bilawno. Hadaad rabtaan inaad wax ka barataan Maamulka Puntland iyo sharciyadiisa gacmo furan baan idiinku soo dhaweenaynaa oo awalba anagaa idin barnay sida dharka loo xirto ee mardanbe baad iska yaacdeen idinkii oo WAXBARSHADII aysan idiin dhamaan markaas baad aduunka meel kala qabasan weydeen. iska soo laabta hadana aan idin barno isad Sharciga loo qaato oo loogu dhaqmo. The teachers are waiting, so don't be late> ![]() contact the refugee Camps in (Biyo Kulule, Boosaaso > ![]() tel : +2525234567 email. Mrehabilitationcenter@punta.som
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 06:09 am waryaaaaaada HAWIYE daba madoooooobe goor maad barateen sida Boqortooyadiina loo caayo walee waa yaab ileen internetka ragga badan buu xoreeyay??? anoo maanta meesha indha indheynaaya ayaa waxaanba arkay TO:CISMAAN MAXAMUUD markaas baan waxaan is iri war Boqoradii maxaa maantana laga rabaa?? ileen Rag baa is xoraynaaya, war wax ma idiinsheega reer Dabo weyne shaabadii uu idinku dhuftay KEENDADIID weli wey idinku taal marka YOU ALL BELONG TO CISMAAN MAXAMUUD ee ka xishooda YOUR MASTERS. P.S noodaaya magaceena (Reer Mahad)anga dadka macayno Islaan baa idiinahay marka uu Boqorka maqan yahayna anagaa MASTERS idiina ah ee buuqa daaya. Hadii kale waxaan idinku dacweynaynaa YOUR MASTERS BOQORTOOYADA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 09:45 am markaasoo kale ayay reer futo madoobe iyo iidoor ku wada meeraystaan. reer majo gaab gaabow waa inoo qardho iyo magaaladiinii jiniyada iyo dhilooyinka badnayd lol lol lol.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 09:47 am intaad nin dishaan waxaad noogu sheekaysaan wiilka ayay horay isu dhirabaxeen, bal taa yaad u sheegeysaan reer majo gaabgaabow oo idinka caqli liita.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 11:54 am HAH-HAH HU-HUU- **QOSOLKIIBEY IGA DHAMEEYEWEN DADKAANEEYTO AXMAQYAASHA AH EE REER CISMAN MAXAMUUD MAREEY DILAAN C/RASHIID A SH. IYO KUWA KALOO FARABADAN HADANA LABADAAN NIN EE CUMAR,MAXAMUUD ***********************WAXAY KALOO DILEEN NIN HAWIYE AH **CISMAANOOW BAL AANU ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN MA HADAAD KEENTEEN INAAD DISHAAN NINKEENA HAWIYE EE BOOQASHADA KU JOOGEY HALKAAS, WAXAAN OGEEN IDINKOO DILO REER CUMAR MAX IYO REER CALI SALEE NINKOODA ***ANN ARAGNO WAXAAD KA GURTAAN FAQASHYAHEEY MAHADAAD KEENTEEN INAAD DISHAAN NINKEENA HAWIYE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 09:02 pm to xayawaanka ceytamatya war adigu waxaad qaadataa majo dheer dheeranta ee bal ceyda daa . hadii you are loser was up . cumar iyo cismaan waxay ku heshiiyeen iney taangiyadooda kugu xasuuqaan ee ka carar meesha yaan lagu xoogine.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 06:49 am lol AAMIIN ishaad katuurtay, sifiican. WARYAADA intiinaan jaqjaqda meesha lafadhisa afkiina ka duwa Cismaan Maxamuud. Cismaan Maxamuud waligiis Boqoradiina buu ahaa, hadana weli wayahay, Cumar Maxamuud waa walaalkii ka yar waxa dhibaata ah oo dhexyaal majiraan, raggiinaan soo habaabay ee Dabamadoobe waa inoo taal, walee SHAABUUGII baad u baahantihiin hada waxaan waxaa ka soo wareegay 100 sano markii aan idin barnay sida dharka loo xirto hadan wale waan idin barin sida afka loo ceshto, ee hadhoow yeysan idinka soo yeerin ARI WAA DHUUSO. Teeda kale hadaad Cismaan Maxamuud rabti maad aadid King Kong Xamar kula jooga oo aad kabaha u dhaqdid, oo maalin walba ku heesid BOQOROOW sidee wax yeelnaa, hadana jaqjaq baa halkaan la soo galaysaa, warheedhe meesha isga tag Boqoradaadana afka haku taagin.> ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 20, 2001 - 07:49 am To:Aamiin ma u qaadataan run waxaan iska qor-qoraayey bal eeg inaadan aqli laheen ma soomaali baad ka jeceshahay somali kale,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 12:58 pm To: Wiil burtinle; War maad noo dhaafto magaca aad isticmaalayso, Burtinle waxba kama taqaanide. Reer Burtinluhu dadka kuma aflagaadoodaan waxay dhahayaana waa ka fiirsadaan. Haddaadan ahay, dadkii sogalay 10kii sano oo qaxu socday, Reer Burtinle matihid mana matashid magacooda ee fadlan magacaaga ku hadal. Cisman Maxamud malaaig maaha khaladna waa ka dhici karaa, laakiin aniga waxaa igala qaldan, ninkii danbi uu shaqsi gaystay, umadoo dhan dhabarka ka saara. Boqoradu sidan waa ka roonaan jireen shakina kuma jiro taas, laakiin wali waa miidii Majeerteen waana loo baxsan mar aan fogayne ha layska daayo. Peace Puntland
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 09:54 am Allaylehe inaad caqli Reer Mahad Ku hadashay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 07:00 am hahhah haha war reer majo gaab halasoo qabqabto, oo haloogu tago magaaladoodii jiniyada iyo dhilooyinka badnayd. mise korneelkeenii waa ka samirnaa oo waxaanu rumaysanaa waxay reer majo gaabgaab noo sheegeen, in nink ahada ka hor ay is qabteen haha hahaha. war yaa alah yaqaan. reer majo gaab gaab yaa cumar maxamuud iska soo dhigahaya.
|