Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): OGAADEEN IYO MAREEXAAN AAN DAAROOD KA SAARRO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUFE

Tuesday, March 13, 2001 - 12:12 pm
Markii aan eegay taariiqda labadaa qabiil waxaa shaki xoog leh iga galey nasabnimada labadaa qabiil maxaa wacay waxay si hagar la'aan ah ugu shaqeeyeen Habargidir ayagoon ka fiirsan cidda ay la dagaalayaan iyo cidda ay u shaqaynayaan....ka dib markii aan arkay in ay ku badan yihiin midgaha iyo sheegatada sida ...habr aqub, wardey .. iyo kuwo kale oo fara badan....FADLAN SIDEE BAAD U ARAGTAA.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 02:22 pm
Waxaan umaleenayaa inaad tahay reer bari siiba kuwa aqliga liitaa, Marexaan waxka fiican asaga iyo dhuloos ma ay jiraan sababta ay idiin naceenaa meesha ku jirto umadii baa idin wada nacdey saad utahiin Majeert bal car maanta ii sheeg qabiil aad heshiistihiin ee somali ah aniga wuxuu ilatahay waxa la idiin nacay baa meesha ku jirto waxaad tihiin xaasidiin aan waxgaran^

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zahra

Tuesday, March 13, 2001 - 06:29 pm
To the last anonymous: Caqli xummidaaa. MAKULA TAHAY INUU MAJEERTEEN KALA JECEL YAHAY HAADDI LA NECEB YAHAY IYO HAADII KALE? WAR IDIINKAA WAX ISOOMDEY WAX UU KAL-GACEELKIINA INOOGU FAADHIYO MA JIRTO. ANNAGGA IYO SOMALIWEYN XIISAAB BAA INAAGGA DHAXEEYSAA. QABIIL KASTO OO AAN FORUMKAAN KU ARKO WUXUU HADLA HAAYAA NECEEB THIS NEECEB THAT. WHO GIVES A •••• ABOUT YOUR EMOTIONS. FOR ALL WE CARE, THE WORLD CAN HATE US. WE ONLY CARE ABOUT 3 THINGS.
1. OUR INTERSTS
2. OUR INTERSTS
3. OUR INTERSTS
SHOVE YOUR FEELINGS. IT IS NOT IN THE EQUATION OF OUR POLITICS. GET IT.
HAWIYE II NACAY, ISAAQ II NACAY IYO DAROOD II NACAY MAXAY NAGA QAADAAYAAN. NOTHING ZERO. WE ARE HERE TO STAY AND WILL PLAY A PIVOTAL ROLE IN SOMALI POLITICS FOREVER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAGABADE

Tuesday, March 13, 2001 - 10:29 pm
Ar miskiin sanadinaa war kuwaan Beri baan soo gadandoonaa laakiin waxaan uga baahnahay baa iska yar, Daaroodna ka saari mayno laakiinse ayagaa iska saaraaya. Teeda kale waxaa layaableh daciifnimada ku jirta labadaa reer.
Tan uu u geestay Habar Gidir ayaa kabadan tay u geesteen Majeerteen. Welina dabada ayay uga jiraan. Waxaa qosolmiiran ahaa markii ay isdirireen Majeerteen iyo Ogaadeenka ayee waxay u carareen oo dabanda ka galeen Habar Gidir. Marka waxaan arkay cajal laga soo duubay ayagoo Xamar jooga, oo mid baa wuxuu iska dhigaayaa GABYAA markaas buu CAY intuu yiqiin lafuulay Majeerteen, Daaroodka iyo intee kale sida GABYOW iyo intii soo raacday oo diiday inay Hawiye hoosta ka galaan oo markay ka dhamaatay caydii uu siiwadi wayey ayaa waxaa loo tuuray Baakad SIGAAR ah, marka qoladaan Baakad kaas sigaarka ah ayaa kala qiimo badan DAAROOD ka aad sheegeyso.
Horay waxaa qoladaan u arkay halyey giikaliya oo kadhashay MAXAMED CABDULLE XASSAN (SAYDKA) oo yiri waxaan BUSTE iyo CAANOBOORE ayey siisan Daarood oo dhan.
Qoladaan kale oo Mareexaan laleeyahay baa ka siidaran oo SALANDOODII oo 21 sano jirtay waxaa jajabiyay Hawiye iyo Habar Gidir oo xabbad uga soo saaray BOOLI QARAN markaas bay weli dabo socdaan, waxaa dhacaday hada markii dagaalada Kismaayo ka socdeen in dagaal lagu jabiyay Mareexaanka iyo Habar Gidir oo makrii la jabiyay ay Habar Giditrtii dhaawaca Mareexaan baabuurta ka tuuraysay, taasna wey kurabaan oo waxay jecelyihiin ninka dila oo xabbad dabada kagaliya ayey afyaqaanaan. Waxaa layaab leh ayagoo dhacay wixii soomaali oodhan lahayd hadan dhulkooda iyo deegaankooda maanta yahay midka ugu liita soomaaliya oo hada waxay rajo ka qabaan inay dib ugu laabtaan BOOLI QARAN oo Gedo iyo dhulkooda ka guuraan!!!!!!!!!
Waxaana layaab leh oo labadaan reer isga mid yihiin in ninkii XUN oo hurmuud unoqda ay iska daba galaan oo aan isqaban, taasna waxaa keeneysa aqoonyarida iyo waxgaradka oo ku yar. Midaas oo maalin walba Jar katuurta.
Taasna waxay keenay saa inaysan kala garan SAXIIB AMA CADOW, WALAAL AMA SHISHEEYE. Marka reerka layaab maleh.
Waxaan xasuustaa markuu dagaalka Xamar ka bilowday asagoon 7 maalmood socon intay dadkii bililiqaysteen carareen, oo keentay Odaygoodii Siyaas Bare inay Dhafoorqeeqii (Majeerteen) uu 21 sano dilka ku hayey ay Xooga Xamar oga soosaareen,
taasi maaheen Jaceyl ay uqabaan oo waxay jiqineen Walaal tinimada.
Marka walaalaheen dadey iska soo laabtaan oo khaladkooda qaataan waan iska soo dhaweenaynaa. Majeerteenka cadaawad uma hayo oo haduu uheen lahaa Mareexaanka PUNTLAND jooga oo dhan baa laleen lahaa, waad aragtaa inay Boosaaso xor kumaraan, marikii Xamar ay tagaana la afduubo, oo lacag looga qaato.

Anagu wax kale lihin aan aheen ILLAAHEY ha soo hanuunsho indhahna ha ufuro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAGABADE

Tuesday, March 13, 2001 - 10:31 pm

Anagu wax kale malihin aan aheen ILLAAHEY ha soo hanuunsho indhahna ha ufuro.>:O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Wednesday, March 14, 2001 - 01:32 pm
TO: Sahra....wallee ishaad ka tuurtay markaad tiri, "The world can hate us. All we care is three things: 1. Our interest. 2. Our interest. 3. Our interest"

Zahra, afkaaga caano macaan lagu qabay...wacada inaad tahay MJ dhab ah!!!!!!!

Anna middaan aan kuugu darayaa ee bal iga hoo... Wali ma aragtay Maraykanaka sida loo neceb yahay, Why??? Because ayagaa meel walba ku sarreeya, dunida oo idilna masayr baa dilay...well MJs are no different...Somaalida badankeeda masayr baa dilay...marka MJ masayr wax kama qaadayo...Awoodda iyo cilmiga iyo caqliga iyo hantidaba ALLAA siiyay, cid ka qaadi kartaana ma ay jirto....Ka naxoo nafta waa

MJ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Wednesday, March 14, 2001 - 03:33 pm
Ogaada Majeerteen waa hal qabiil oo darood ah, waana qolo Soomali u dhalatay. Marka nacaybku yuusan idinla tagin oo ha caroonina gaar ahaan marka aan la hadleyno kuwan aan dhalashada wadaagno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 02:35 am
•••• U BITCHS, U PPL R SO STUPID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 03:25 am
Fadhi ku dirir iyo fute madoobe waa laga qabsadaa anagaa awalba wax idinka dhignay ee faanka joojiya xayawaanayahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gedo man

Sunday, April 01, 2001 - 09:07 pm
xayawaan xayawaan dhaley war heedhe waadigan caynaya mareexan ee adigu ayuu kuu talinjirey mareexaan 21sano madaxana kaa garaacayey baq-baq uun baad heysaa
ee meesha ka iska kaluumeeso wali Marxuumka ileen manoolee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gedo man

Sunday, April 01, 2001 - 09:08 pm
xayawaan xayawaan dhaley oo Majeerteen war heedhe waadigan caynaya mareexan ee adigu ayuu kuu talinjirey mareexaan 21sano madaxana kaa garaacayey baq-baq uun baad heysaa
ee meesha ka iska kaluumeeso wali Marxuumka ileen manoolee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 01, 2001 - 09:37 pm
Gedo man;
sxb Sayidkii been muu sheegin, waa afka noolayaal wax ey isla hayaan baan jirin. Puntland bey is moodeen inay wax yihiin, bariba Mareexaan ba idiin teline in yar na suga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 05, 2001 - 03:09 am
PL=darood baa leh MR iyo Ogd na waa darood, nax ama hanixin!!!