Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): QANYARE ALLAHA DHAAFO WAA NIN RAG AH NINKI ALI MAHDI YIRI IGA KAC HADANA WAA REER BRAWE IIGA KAC BERITONA ENG: MUNYE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaraare

Tuesday, March 13, 2001 - 02:57 pm
Waxaan xasuusta kolki shirki lagu qabanayay ethiopia qanyare yire ali mahdi ka kac meeshaan anaa iska leh maantan reer brawihi yiri berito waxaan hubaa in shedaanka wadankan qaribay in uu soo farisi doono xabsiga weyn ama baar calaacal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Booteeye

Wednesday, March 14, 2001 - 01:00 am
Xaraare
Qanyare nina kursiga iiga kac ma dhihin, cali mahdi & Qanyare waa wiil iyo abtigiis, reer baraawe iyo Qanyarana kursiga wasiirnimo qofna dhaxal uma siin , laakiin adigu ujeedadaadu waa inaad umada isku dirto, sheekadaas waxay socon jirtay 1991-1994, hada cid la isku diri karo ma jirto, mase ogtahay inuu RABBI kula xisaabtamayo maalinta qiyaamo "A NABIIB LAA YADKHULU JANNA"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoslaaye

Wednesday, March 14, 2001 - 03:46 am
'Xaraare

Xaraarow warkaada iyo magacaadu kalama dhadhan roona, caqligaaduna waa sidaas oo kale
war ninyahow haddii dad la'isku dirayo ama aad dooneyso inaad Beel-dhan aflagaaddo usoo jiiddo waxaa laysku maldahaa figrad wanaagsan iyo qoraal dabooli karo aragtida dadka,
Alxamdu lillaah intaas waan ka dhiifoonnahay adigoo kalana war nagama hoos bixiyo ee ceebta iyo dembiga iska dhowr.