Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Ilaahii aan xawaadle iga dhiginoow adaa mahad leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL_MJ

Wednesday, March 14, 2001 - 05:15 am
ooyin iyo baroordiiq.
war habar gidirtu xoog badanaa ma libaaxbaa?
hawiye oo dhan beey banaanka dhigtay.
daaroodna jebisay...

war anigoo ahaa duriyadii daarood iminka waxaan doonayaa inaan habar gidir noqdo ee maxaad ka tiraahdeen/ koleey nacaskan koomboowda ee la quursaday iyo abgaalkaan dameeraha ah doonimaayo inaan ku biiree....hahahahahahahhah!!!!!
Hawiye futamadoobe!!!!!!!! hahahahahahah
jaba oo baaba'a.....!!!!

habar gidir waa in laga xoreeyaa wadanka
waxaa loo baahan yahay inaan isku tagno
maskax majeerteen, muruq abgaal, xoog xawaadle.
koleey shiikhaal iyo dir, gaaljecel iyo baadicadde iyo murusade markaan waxba ma galaanee oo habar gidir uma adeegi karaan sidii hore e....

XAWAADLE+ABGAAL+MAJEERTEEN = JAB HABAR GIDIR....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAADIR

Wednesday, March 14, 2001 - 06:56 am
WARYAA EEY YAHOOW URAA AFKAAGA XUN LA DHAAF XAWAADLE,QABIIL AADAN U DHALANA HA SHEEGAN.
ADOO KALE WAAN AQAAN MA TIHID MJ,EE WAXAAD TAHAY HABARGIDIR(SACAD) LID KU AH DOWLADAN.
MIDA KALE ANAGA MA CABAADNO EE RUNTA AYAAN KA HADALNAA HADEEY RUNTA DIIDAANA HABARGIDIR(CEYR) ANAGA NAGAMA MAARMAAN EE SIDAA U OGOW.

KUN SACAD HADEEY MUCAARAD NOQDAAN MA JALAAFEEYN KARAAN DAWLADAAN BALSE 10 CABDALLE AH OO MUCAARAD AH AYAA KA KULUL EE OGOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

am

Wednesday, March 14, 2001 - 03:13 pm
xawaadle nasab waaye maanta abdi qasim runta ayaa loo sheegay eex baad sameysay ee ka laabo haddii kale waanu iska casileynaa dowlada soomaaliyeed hal qabiil sidey rabaan kama sameen karaan ceeb ma aha cabaadna ma aha ee waxa cabaadaya oo barooranaya waa dowlada ku sheegta eexda iyo sadbursiga caadeysatay boobkana saldhig u yahay siyaasadeeda guruca maxaa na dhigey soomaali maanta halkaan sow abdiqasim dadkiisa ma ah hadii uusan soomalida kale hor istaagayo in ay dalka dib u dhiseen hadda ayagu hadey rabaan in dowlad noqoto qabiil anagu ma rabno indhahana kama qabsaneyso lacagta faalsada ah ee la rabbo in la xalaaleysto eexda jagooyinka wadanka ee labbo qabiil kal qeybsanayaan(harti&hiraab) waa su'aal macquul ah qof waayo aragnimo leh oo soo qabtay jagada bangiga dhexe ee soomaaliyeed oo si wanaagsan oo sharaf leh oo qadarin leh u fuliyey maxaa looga hormiriyey qof aan waayo aragnimo laheen oo qaladaad badan geli doono una horseedi doona jab iyo dib u dhac inta ka hartay dhaqaalah wadanka iyo rajadii laga lahaa in dib loo dhiso?isla markan ah qabiil ....siyaasadiis