Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): HABARGIDIR OO FIILOOYINKII KORANTADDA XAMAR KA FIIQDEY AYAA HADEER BANGIGA DHEXE LOO DHIIBEY XAA LAYSKAGA FADHIYAA HEE!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAADIR

Wednesday, March 14, 2001 - 11:05 am
KOLEEY ANIGU IDIN OGAA EE SOOMALIDA KALE BEEN U SHEEGA HABARGIDIREEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Wednesday, March 14, 2001 - 11:44 am
Horta bal marka hore ii sheega, yaa Hamar fiiqay, oo dariishadihii iyo albaabadii iyo fiilooyinkii korantada iyo wixii oo dhan la baxay? Ma Habargidiraa, ma abgaalaa, ma murusada, mise waa xawaadle? Bal idinkaa is ogee noo soo sheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacal

Thursday, March 15, 2001 - 04:49 am
Xamar waxa dhameeyay oo musqulihii ankee mutuleelka kala baxay waa la yaqaanan. Waa HABARGIDIR. ´wax ey dhaafeen maleh hadana hadii bangi loo dhiibay waa DHURWAAY HILBO KU RARO. Duulkaan waa in liiska qabtaa oo samalida nabad jecel ay u midowdaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 10:11 am
tii badaheeysay?????????????lol!!!!
koleey habar gidir ma gaari kartiinee ooyinta maad dhaaftaan??
garoonkeey har cad idinka xoogeeyn hadana bangigeey idin diideen. walaahi habar gidir rag dheh!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaxwe

Thursday, March 15, 2001 - 11:17 am
habar gidir in ilaah u naxariistay mooye
waa la yaqaan waxay galaan &waxay gudaan
waxaase ka liita ninkii lacag u dhiibta
iyo kii ka suga dawlad ay dhiseen
oo qaran noqota kolayba nin baan ahayoo
reer ab tigeey xabad yaan yaa kuma aamineen
waabase dadqaladii ilaa dawladii hore soo qaraabanayey dhibka na haystana ka dabeyey
waxaan u aqaan dhurwaa hilbo ku raro,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil_Hakaba

Friday, March 16, 2001 - 12:14 pm
Dowladaad sheegaysaan waaxey,,,,!
Anaga hadeer Bu'aale waan qabsaney waxaanan ku soo fool leenahay Shabeelaha hoose habargidirna xamar ayaan ku soo wada xareeynaa ama Mudug iyo meelaheey ka soo haajireen ayaan dib ugu soo tarxiilayaa wax yar ii suga.

Hadeer waxaa mucaaradka ku soo biirey Xawaadle oon daris leenahay Bakool & Hiiraan waan isku dareeynaa Abgaalna dhawaan ayuu nagu soo biirayaa marka kooxda Carta & Mooryaanka Ina Ceeydiida noogu suga inta sanadka ka dhiman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Friday, March 23, 2001 - 04:44 pm
waxaan idin wada dhihi lahaa iska ooya ileen wax kale oo meesha aad ku heysaan majirtee.
h/gidir baa waligeed kuu talineysa ayadaana ka mamr qaadaneysaa sababtoo ah ayadaa wadanka u soo halgantay gumaystihiina saartay
h/gidir hanoolaat