Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Waa su aale butlan yaa laysku dhahaa maxayse u dhici weydey in nimaan majeerteen ahayn isa soo sharaxo,,,,,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurac

Thursday, March 15, 2001 - 11:48 am
waa su aal u baahan jawaab munaasiba
ee aawaye beelaha kale ee daga putland
maxay isku soo sharixi waayeen mise meeshuba
waa barkad majeerteen qotay,,,,,,,,,,,,,,,,,
cidkalana aysan ka cabi karin,,,,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-Warsan

Friday, March 16, 2001 - 08:57 am
Kii isa soo sharxa waa kiisa kale, ee Mooryaaney meesha hadal xumida iyo fidnada kala tag.

Reerku waa mid, magacyadana yey ku khaldin, waa sida aad caruurtaada aad u kala bixisid Maxamed, Maxamuud,.... Hadana kii reerka u taliya waa kiisa kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 07:56 am
harti-warsan

ma caruur baad u sheekeyna saa adeer, maweelad dhaaf. harti waa isku mid laakiin majeerteen ma ogola in waxa lala wadaago.

don't fools us idiot, thats patrionising statement. ma waxaad is tiri warsangeli fool garee adeer waan kaa horeenaa majeerteen, ee runta sheeg oo dheh cidkale wax uma ogolin.