Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): OGAYSIIS KU SOCDA HAWIYE, ISAAQ IYO SOOMAALI WEYN .......----- BAYAANKII AY SOO SAAREEN (WADALMOGE, REER BICIDYAHAN IYO REER MAXAMUUD) OO KU WAJAHAN MAXAMUUD SALEEBAAN. IN LAGA SAA.......... ...........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suldaan Wadal-moge iyo Suldaan Reer Bicid-yahan

Friday, March 16, 2001 - 07:54 am
AS. CALAYKUM:
Shir lagu qabtay magaalada Atlanta ee dalka USA oo ay qabteen sedexda curad ee Majeerteen ayaa waxaa lagu soo saaray bayaankaan hooos ku qoran:

Anagoo ah sedexda curad ee Majeerteen (Wadal-moge, Reer Bicidyahan iyo reer Maxamuud) waxaan ogaysiinaynaa Isaaq, Dir, Hawiye iyo Soomaali weyn oo dhan in nimanka la yiraahdo Maxamuud Saleebaan (Cumar Maxamuud, Ciise Maxamud iyo Cismaan maxamuud) laga saaray qabiilka la yiraahdo Majeerteen weyne. sababtoo ah nimankaas wuu ka xasili waayay dhulka Majeerteenya. Taariikhda asalkeeda markaan u laabanayna waxaa xaqiiqa inay nimankaas ka yimadeen Koonfurta Soomaaliya oo loo keenay in ay ka shaqeeyaan dhulka Majeertenya. Mudo kadib buu odaygii Wadalmoge(Maxamed Talareer, iyo odaykii Reer Bicidyahan waxay ku gaareen go,aan inay ku daraan nimankaas qabiilka Majeerteen, sida Gaalgalaha-ba looga daray Majeerteen 1991-dii. Nimankaas way tarmeen (Alle idankiis), asxaankii loo sameeyayna way hilmaameen, oo dadkii Majeerteenka asalka ahaa bay ku kufriyeen.
Marka sidaas darteed Majeerteen waa laga saaray (Maanta oo taarikhdu tahay 16.03.2001) maadama aan anagu awalba kusoo darnay. Magacooduna waa Saleebaano oo Raxan-weyn ayay qaraabo yihiin ee saas ha lala socdo:
Shirka waxaa kasoo Qayb galay:
Beeldaajiyaha Wadalmoge
Suldaan Reer Bicidyahan
Suldaan Reer Maxamuud
Suldaan Ismaaciil Saleebaan
Beeldaajiyaha Cali Jibraahiil
Suldaan Ugaar Saleebaan
Suldaan Wabeeneeye
Iyo dad fara badan oo ka mida qabiilda Majeerteen oo ka kala yimi Somalia Yurub iyo Asia : Mar dhowna BBC-da ka dhagaysta bayaankaas:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-Warsan

Friday, March 16, 2001 - 08:47 am
Ninka Suldaanada ku soo galay waxaan kuu sheegayaa, marka hore anigu waxaan ahay nin Maxamuud Harti ah, markaa waad iska garan in Maxamed Harti uusan ii kala sokeyn. Hase yeeshee waxaan qoraalkaaga ka dhadhansadey in uu ku hayo xumad Maxamuud Saleybaan ah, ee waxaan ku oran lahaa tahliil ha laguu tufo, Allana ka bari in uu kaa bogsiiyo cudurkaa xun ee tolnimo naceybka ah, ogowna waxaa lagu jiraa bilihii shahrul Xurumka, waxeyna u badan tahay in DUCADA lagaa aqblo haddii aadan xaaran huwaneyn, ama aad cuneyn.

Raga Maxamuu Saleybaan la'aantood, Harti sumcadana ma yeesheen ee walaalow ha kala qaadin tolka, cadowgoodana ha u jabinin. Walowse aan anigu qabo sidii loo soo celin lahaa sharaftii iyo xoogii ay lahaayeen Odayaashii hore ee DAAROOD, adiguna meel hoose ayaad ku wareegneysaa.

Haddiiba ay jirto dhib gudaha ah, halkan ma haboona in aad ku soo bandhigtid, ee su'aasha iyo xalka waxaad ka raadin laheyd reerka forum-adda khaaska u ah ee ay leeyihiin. Haddii aadan ku qanacsaneyn waxaan diyaar u ahay in aan soo hordhigo formuka Warsan, Dhulos, iyo Dashiishe waayo anga ayaa xaqa kowaad ku leh xalinteeda inta aysan u gudbin Daarood, waa haddii aad dhexdiin soo xalisan kari waydaan, nidaamkuna ma aha mid aan hada bilaabayo ee waa mid soo jireen ah oo haddii Reeraha hishiin kari waayaan in ay soo bandhigtaa kuwa dhaxalkood qaadan lahaa.

Xasuusin, ma ogtahay ninka forumkan Soomaali u furay Daarood ka sakow in uu yahay nin Maxamuud Saleybaan ah? Walowse aan ka soo horjeedo fikraddiisa xaga Siyaasadda waayo intaa waxuu taageeraa Dawlada Xamar ee Mooryaantu leedahay, iyo Madaxwaynaha Qabiilka Hawiye C/Qaasim.

Harti Warsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer mahameed

Friday, March 16, 2001 - 09:14 am
Waxaan kuu shegayaa ninkaagag Suldaanka sheegtey waxaa tahey MOoriyaan doonaya in inuu isku diro dad walaalaha , waxaad ka xuntahey nabada ay ku wada noolyihiin iyo barwaaqada,

hadaan kuu sheego anigu waxaan dad aad halkaan ku sheegtey mid ka mida waxaana ahey hadaan runta kuu sheego nin ree mahammuda!

waxaa cadeynaya inaad tahey mooriyaan waxaa weeye

marka hore ma kala taqaan Ismada, Tusaale ahaan Ugaar saleemaan ma laha Suldaan eewaxey leeyihiin Beeldaaje.hadaba doqan baad tahey

ee ka bax

wasaq yahow


wiil reer mahamuud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Friday, March 16, 2001 - 10:12 am
I got only one thing to say to you:
YOU ARE FULL OF RUBBISH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJAtlanta

Friday, March 16, 2001 - 09:01 pm
Jahiilka bogga furay waa nahaab been iyo propoganda wadda. War nacasyahow hadaad wax sheegeeyso wax ruun uu eeg sheeg.
Waxaad tahay Mooryaan, ama mid mooryaanta uu adeego. War ma sidda kuwa la sheegay baad raaqiis uu tahay, raaggii daamiirkoodda ku gaatay $500, oo wixii la faro ku hadla! Aqoon baa ku laabaan hadday kula tahay inaad Majeerteen sidaan isgu diiri karto. Laxyahay quraafaadkaan ku akhri inta ka caqli liidaata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Wadal-moge

Saturday, March 17, 2001 - 01:42 am
To Warsan Garawe, Wiil Reer Maxamuud iyo Mjantaln.

Dhamaantiin waa salaaman tihiin. Anigu ma caytamayo sida ay dadka qaarkood u caytamayaan, sida Wiil Garaawe iyo Mjantalan iyo Will Reer maxamuud. Kuwiina Maxamuud Saleebaan ah marka aan runta ka hadalno ayaad tol tol ku carartaan, marka aad suuqyada taagan tihiina waxaad Hawiye iyo Isaaq iyo Somali weyn ugu sheegaysaan inaad idinku uun jirtaan. Kuwiina kale ee raba inay Maxamuud Saleebaan ku xirnaadan hada jaahilnimo ayaa idin haysaa, xaqiiqda raggaas iyo xumaanta ka buuxda baydaan ogeyn, ee ordoo xaqiiqda soo ogaado. Mida kale haday isku filan yihiin may noo daayaan magaca Majeerteen oo magacyo kale la baxaan. Dadkaas waa dad xasidiin ah aad u liita faan badan, markay jab soo gaarana waxay yiraahdaan waryaa Majeerteena, marka kalana suuqyada ayay cay iyo xan la taagan yihiin. Mida kale Majeerteen munaafaqnimada lagu sheego ayaga ayayba ka timid, ee dad yahow nimankaan Majeerteen ma,ahana aan runta u sheegno:
Warsan:
Adiga qof tol jecel baad tahay laakiin Maxamuud Saleebaan wax tol laga dhigto ma,aha ee oradoo xaqiiqda soo ogow. Majeerteen mar hore ayuu sida Yurub iyo USA u hor mari lahaa hadaysan nimankaas ku dhex jirin.
Wiil Wadal-moge

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR. JIROS

Saturday, March 17, 2001 - 05:57 am
LOLLOL MAJEERTEEN WAA HORMARAY OO MEEL DHEER BUU TAGAY EE RAG ADOO KALE AH Baa LADAGAY ( waa hadaaba majeerteen tahay???!!!!!!)

waxaa tahay nin Hawiye ah, aniga Hawiye cayn maayo, laakiin waxaan kuu sheegayaa inaad tahay nin damiiryar, oo aan wax taariikh ah laheen, waxa kaliya oo aad aragtaa waaa Salaadiintaadii iyo Boqoradii waligood ku soo xukumijiray, waxaa kaloo ku haya cuqdad aan laga reesan karin oo lafaha kaa gashay, taas waxaa kuu sii dheer ciil aan hadal lagu soo koobi karin, ciilkaas oo keenay inaad wax walbo ku hadasho, ileen jid kale kuuma furnee, marka waxaad jec leestaya inaad ragii madaxda kuu ahaa aad isku daydid inaad caysid, maarkii aad waysay waxaad ku caysid ayaad waxaa is tiri IF YOU CAN'T BEAT THEM JOIN THEM AND USE THEIR NAME>:O markaas waxaa iska dhigtay nin MJ ah oo waxaad ku hadashay waxaad rabtay si ay u arkaan kuwad adoo kale ah oo CUDURKAAS qaba, ileen kuligiin waad kuwad farxi laheedeen MJ dhexdiisa wixii ka dhaca, laakiin khiyaanadaan maaha mid soconaysa sababtuna waxaa weeye Majeerteen cadawaad ma dhextaal, sida Hawiye ay u dhextaal, marka waxaan ku dhihilahaa waxaad rabtid isku bixi magca badalo ama ha badalan ogow MASKAXDAADA ma isbadali karto oo waligaa waalagu arki DOQONIMADAADA. TOO BAD FOR YOU>:O

CIILKA LA SEEXO ADEER >:O

hadaad dhakhtar u baahan tahay ila soo xiriir
email: karbaash@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Sunday, March 18, 2001 - 12:32 am
Suldaan Wadamuge

Waan ku salaamay kow dheh

In adeer horta anigu nin Harti ah baan ahay.
odagii inna dhalay ee Daarood waxaa la yidhi Carab buu ahaa shakina kama jiro in uu addoon iyo shaqaale uu lahaa oo xoolaha iyo reerkaba uga shaqeeya.
hadba sheekha eebbe ha u naxariistee dadkii uu lahaa oo ama addoonta ama shaqaalaha ahaa waxaa hadba sii qaadanayey kan curad ka ah. markaa aakhirkii waxaa dadkii iyo duunyadiiba qaatay Odaygii Majeerteen.Saaxib Suldaan haddaba waxaa igu maqaalo ah in dadkii noocaas ahaa ay maanta Mj ka mid yihiin.markaa miyaanay ahayn in dhaxalkii awoowe qaybtayadii nala siiyo.
oo dadkii xoolaha raaci jirey ama addoontaba ahaa qaybtayadii nala siiyo.
maxay kula tahay suldaan Wadalmugge Haddii aad curad tahay kolley wax baad ogtahaye.

tiinle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Sunday, March 18, 2001 - 01:18 am
TO:Beenlow sheegtay wadalmoge.
In aad mooryaan tahay shaki iigama jiro,waayo waxaad sheegtay in maxamuud saleebaan ka yimid
koofurta,hadana waxaad qoraalka ku qortay ismaaciil saleebaan iyo ugaar saleebaan in ay kaala qayb qaateen beentaada,marka maxaa qaarna
u qaadatay qaarna u cayday hadaadan mooryaan ahayn,waxaa hubaal ah in aad tahay nasab dhimad
nasabiyadu waa qaali oo lama helo lamana gado
lamana shaxaado hadii aad mooday in nasabnimada lagu helo cay iyo aflagaado ku raadi bal in aad hesho,hadaan lagaaga darin sidaadoo kalaan ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Wadalmoge iyoReer Bicidyahan

Sunday, March 18, 2001 - 10:53 am
TO: Tiinle iyo Abdirisak:

Tiinlow dadka qaaraa lagaa sii haa hadaba ee soo sheeko inta aad rabto nimankaas inaan kala qaybino ma,ahane talo kale malaha yaakheey...
Cabdirisak:
Kuwa kale oo suldaanka caayaya, hade anigu idin caayi mahayo, wwna la og yahay inaad meelo kale soo marmartaan markii runta wajiga la idiinkaga dhufto....horaana u ogaa inay runtu idinka nixiso, sababta aan beejkaan u bilaabayna waxaa weye inaan runta idiin sheego. Waan idiin digaye Majeerteen iskaga baxa oo meeshii asalkiina ahaa aada!!!!!!.,,,,,,............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadal-moge sax ah

Sunday, March 18, 2001 - 10:51 pm
Ku midkaagan Bogga bilaabay:
Anigu waxaan ahay nin Wadal-Moge ah, waxa aad sheegaysana waxba kama jiraan oo Wadalmoge Suldaan malaha ee waxay leeyihiin Beeldaajiye. Beeldajiyahooduna Mudug ayuu joogaa ee USA majoogo!! Mida labaad wadalmoge yaad ka tahay hadaad wadalmoge tahay? Mide sedexaad Majeerteen waxa dhexdiisa yaala suuqyada lama yimaado ee isaga si odaytinimo u xalista....EE nin yahow nahaabkaa oradoo suuqa kala tag beenta....................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaasi Habargidir

Sunday, March 18, 2001 - 11:29 pm
To Dhamaan Majeerteen xanaaqsan!!!!!

Siyasi Habargidir oo as-asaasay boggaan iyo boggag kale wuu ku guulaystay inuu isku diro Majeerteen, waxaana ii muuqata inaad hada is cuni rabtaan. Mar dhowna anaga ayaad noo soo qaxi doontaaan oo idin qaabili doona. In la isku kiin diro waa muteesateen madaama aad Soomali oo dhan isku dirteen. aniguna nin laf-laf idiiin kala yaqaan baan ahay, meesha aan idinka toogan lahaana waan aqaanaa, dabcan nimanka idin qasa.
Marba laf idinka idinka mida ayaan sheegan taariikhdina ilaan waan hayaaye
Isku dirkiinana waan ka shaqayn ilaa aad is ruugtaan.............. Is ruuga Is ruuga is ruuga sababtaan ayaana boggaaan iyo boggag kale u aas aasay, inaad is ruugtaan
Siyaasi Habargidir"""""""HEHEHEHEHEHHEHEHEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 12:19 pm
WAR WAXAN AAD MEESHA KU QORTAY DHAKOXUN INAY YIHIIN GARTAYE XAGAY KA GALAAN?NACDAL KASTAA NACDASHEEDAY RABTAA INAY INTERNETKA KA FIDISO,WELIGAY MAAN MAQAL CIDAHAN AAD SOO QORTAY XAQIIQDII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Jiros

Tuesday, March 20, 2001 - 06:36 am
To: Siyaasi HabaarGedeed

warheedhe waan ku sugaayaa maxaad telefon iigu soo dir weyday U NEED HELP MAN, SO CALL ME anaa mingiska kaa tumaayee!!!>:O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsangali

Friday, March 23, 2001 - 12:53 pm
•••• all the majeerteem peopple.
I hate them.
go to hell

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsangali

Friday, March 23, 2001 - 12:55 pm
•••• all the majeerteem peopple.
I hate them.
go to hell all of you majeerteen.
go back to yemen.
where yuo come from.
you are not soomaali, your YEMEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooradoora

Saturday, March 24, 2001 - 12:12 am
to sxb waxaad u hadashey sidii nin cuqdadi dilootey ee marka mid ogow ilaaha maxamud saleebaan badiyey bari aad adna badatide markaasaa cuqdada kaa baeysaaye .
jaawna meesha nagu kala wad
qore dooradoora

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CaliSaleebaan

Sunday, March 25, 2001 - 12:48 am
TO: The person who opened this topic
----Tell this shitt to your ugly MAM----
MohamudSaleban is our beloved brothers.
Puntland Rulezzzzz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-BOOSAASO

Monday, March 26, 2001 - 06:39 am
NINKAAGA MAGACA CALISALEEBAAN SHEEGTAY, ADEER ILEEN ADEERBAAN KUU AHAYE, MAXAAD KU DAMACDAY INAAD ISTICMAASHO MAGAC DADKA DHAN XUSHMEEYAAN OO QADARIN CID WALIBA U HAYSO. ADEER HADII NINI KULA DOODAY ISKA DHICI ANIGA MAGACAYGA HAKU QARAABANE.

WAXAAN MARAG ILAAH KA AHAY NINKAAGAN MAGACA CALISALEEBAAN ISTICMAALAYA INAADAN CALISALEEBAAN AHAYN, EE AAD TAHAY AF MIISHAAR DOONAYA MAGACA CALISALEEBAAN DHIIQO KU SEERIYO; MARKAAN SAA LEEYAHAY IGAMA AHA TAAGEERO XUMO AAN TAAGEERI WAAYAY WIILASHAAN ADEERKA U AHAY EE WAXAAN LA YAABANAHAY WAXAAD MAGACAAGA IYO REERKAAD U DHALATAY U ISTICMAALI WAYDAY. DADKA LA HAYSTAA WAA MAXAMUUD SALEEBAAN, MAAHA SALEEBAANO. MARKAY TAASI IMAATO AYAAN JAWAABTEEDA LEEYAHAY ILEEN ANAA CURUDKII EHE.

ANIGU WAAN AQAAN MAXAMUUD SALEEBAAN WANAAG IYO XUMAANABA WUXUU LEEYAHAY.EE WAXAAN LA YAABANAHAY MEEL AAN CALI SALEEBAAN HADALKIISA KA FURNAYNAY IN NIMAAN AHAYN MATHALO.

NABADAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MCI

Monday, March 26, 2001 - 06:49 am
u guys r crazy ,,,, u know why? coz i'm hawiyye and i have never heard a bout this tribes so guys i don't think it's hawiiye person who wrote tis,,,,,,,,, plus we even don't care what is going on in ur land brothers and sisters,,,,,,,,,, every body has to rule him self till there is a somali weeeeeeeeeeen,,,,,,, i'm out like jeeyte,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEELKASE,

Monday, April 09, 2001 - 04:35 am
HAHHA HAHA HAHA HAHA, WAA YAAB