Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): GARXAJIS** MA' AANU RAACSANIN SOMALILAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 09:38 am
MA'AANU RAACSANIN SOMALILAND ANAGU, LET US BE HONEST FIRST.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqan

Saturday, March 17, 2001 - 01:26 pm
I am garxajis saying to u •••• u jackass
u beter leave that name along idoit..u r
stinky •••• and u ainght nothing....
plz I ask u favor ppl came behind me dont ans
this idoit person.......thank u all
this case is close thanks all..love 4 all
isaaq ppl, and rest somalian who r normal ppl...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad2001

Sunday, March 18, 2001 - 04:18 am
Anonymous: mid iga hoo, Garxajis Garxajis ayey kaaga dhagtee bal ma taqaan cida ey yihiin? Ma ogtahay inay yihiin ragii 80% SNMta horyaalka u ahaa ee Abahaagi Afka weynaa iyo Faqash hadh cad liqay? Ma ogtahay ragan aad afka ka baratay inay yihiin ragii maal iyo ragba u huray xooreyn Somaliland? Ma ogtahay inay ka dhasheen halyeyadii Lixle, Koosaar, Mohamed Ali iyo qaarkaloo badan.

Hadaad ogaanlaheyd ragan Garxajiska layidha, dadka kale ayaad iska soo dhigdhigi lahayd. Soo baro horta cida ay yihiin iyo taarikhdoodaba intaanad halkan nacnacda kasoo odhan.

Waa qisadii ninkii sheekooyinka ku maqlijiray libaaxu waa bisada oo kale, ninkiiba libaaxi dhamaa wuxu mooday bisada inuu leegyahay ileen muu arage. Wuu yaaba marka uu maqlo nin buu meel Libaax ku cunay, markaasu isweydiiya "Ma libaaxa bisadan yar leeg ayaa nin dilay?". Maalintii danbe, intuu xiniinyo isku booray, iskugu yeedhay ragii iyo odayadi beesha oodhan, markasuu ka hor yidhi "Maanta waxaan goo'aansaydey, inaan eyga galo oo Libaax soo dilo". Ninka cadho ayaa heysay, bahalkan Libaaxa la yidhaana muu arag. Ragii iyo odayadii beesha ayaa fajacay, "ma hebel oo waligii libaax arag ayaa maantaa taas yidhi" ninku malaha waa geesi dhuumanaaye aynu soo
aragno ayey isku raaceen. Calaaya kuli xaal, ninkii ba Libaax meel miranaaya la tusay, markaasa layidhi waakaase ku dhaqaaq. Ninkii waxa laga heyay, qoodhay iyo xeraday ileen bahalku bisada wuu ka weynaa!

Waxaan qisadan uga socdaa, ninkan/naagtan Anonymous: malaha Garxejis waxay mooday faqashe wait till he/her find out who they really are!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARXAJISMAN

Monday, March 19, 2001 - 11:52 am
HUUUH WAAR HANAGU XIIQINE SNM IYO ABIHIINBA LAWAAYE,KALA TAGA QABYAALADA QADHMUUN MEESH ISAAQ IYO WAXAN AAD KA DAMBAYSAAN MAR HORAANU KAADHKOOD GUBNAY SOOMAALIYA HA NOOLAATO OO HA IS RAACDO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdisaraq

Monday, April 02, 2001 - 06:28 am
mahad2001 saxiib nin wax og baad tahey waxan mesha jooga wax u sheeg,

who organised the s.n.m. garxajis

who were the generals like ina kosaar koodbuur lixle they were garxajis


who declaread independance from south in 1991 garxajis,

who was first president of somaliland garxajis

so u see we have always being somliland no matter what

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARXAJIS

Monday, April 02, 2001 - 09:15 pm
TO: GARYAQAAN

GARXAGIS WAR MAHADAAD LEEDIHIIN ISAAQ BAYNU WADA NAHAY ISAAQ ISAAQ GOORMEE BEY U DAMBEYSEY MA MARKUU BAQTIYEY AFWEYNE WAR WAX LAYIRAA HORTA MIYEY JIRAAN ISAAQ WAADIGAN ISAAQ ISAAQ UUN KUHAYEE

GARXAJIS ANAGU MA'AAANU RAACSANIN SOMALILAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL GARXAJIS

Tuesday, April 03, 2001 - 07:45 pm
IM LOVE MY HOME SOMALILAND
I HATE THE FAQASHS ANS SOUTHS AND MOGRAN