Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Gaaljecel
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aaloow

Monday, March 19, 2001 - 06:25 am
Send this page to a friend
SomaliNet Forum
Saaxiib usheeg boggaan


Free Magazines!
Jubbada Hoose iyo GAAL-JECEL

--------------------------------------------------------------------------------

Somalia - SomaliNet's Forum: RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Jubbada Hoose iyo GAAL-JECEL
--------------------------------------------------------------------------------

Aaloow
Monday, March 19, 2001 - 11:22 am
--------------------------------------------------------------------------------
waxaa beryahaan ka socda dagaalo meelo badan oo ka tirsan degaanka jubbada hoose sida kamsuuma iyo jilib, hadaba waxaa telefoon la iiga soo diray xamar aniga iyo nin sxbkeey ah ayaana naloo yeeray si naloo kugu magacaabo Gudoomiyaha magaalada jilib iyo meelo kale.

waxaa kaloo hada lagu heshiiyay in dagaalka la joojiyo, waxayna dhinacyada kale ee dagaalka " shiiqaal iyo biyomaal" ogolaadeen in Gaaljecel uu maamulo jubbada hoose.

hadaba waxaa odoyaasha beesha iyo dhalinyarada beesha gaaljecel ku eedeeyeen Habargedir ineey iyagu ka danbeeyaan dagaalkaas oo ay soo hubeeynayan qolooyinkaas.

ugu danbeeyntii waxaa laga codsanaa dhmaan beesha Galjecel ee Hiiraan iyo Bay ineey taageero lasoo gaaraan walaalahooda Jubbada hoose hadii dheesha xumaato.


Free Magazines!
NOTICE
SomaliNet Forum
OGEYSIIS

Please read these documents before you post articles on Somalinet forum: Guidelines Terms and Conditions



Fadlan akhri qoraalkan intaadan Somalinet wax ku soo qorin MUHIIM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 10:40 am
Yaa kugu yiri shiiqaal iyo biimaal ayaa gaaljecel wax u dhiibayso warka beenta meesha ka daa beenlooyoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 10:41 am
Yaa kugu yiri shiiqaal iyo biimaal aa gaaljecel wax u dhiibayso warka beenta meesha ka daa beenlooyoow