Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): MURUSADE WALI QAARBAA RAACSAN DOWLADA KMG AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Habar/ceeno

Monday, March 19, 2001 - 03:21 pm
MAXAA KU DHACAY QAAR KAMIDA MURUSADE INTAAN WAA UU KA FIICNAAYE SIDEEBEY QAAR KAMIDA MURUSADE URAACEEN DOWLADA KMG, DOWLADAN CID AY ISKU KEENTEY WALI LAMA HAYO DHAMAAN SOMALI WEEYN IYO XATAA WORLORDISKA DOWLADANI WAA HALBACAAD LAGU LISEY ANIGUSE MIDA KALIYA EE AAN KU RAACSANEYN WAXA AY TAHAY,

(1) WAXA AY DOWLADAANI QABTAA IN DIIN WAX LAGU MAAMULO ANIGANA WAAN KASOO HORJEEDAA TAAS IYO MAXKAMADA ISLAAMIGA AH ,
(2) WAXA AY DOWLADANI SOO DHAWEYSAA UUN WADAMADA AY KAMID YIHIIN CARABTA,
(3) WAXA AY DOWLADANI KMG AH AYSAN JECLEEN INEY SOO DHAWEYSO AFRICAN COUNTRIES SIDA ETHIOPIA.
MIDA KALE MAXAA LOOGU MAAMULAYAA MAXKAMADA DIIN SOOMAALI INTEY AHEED DOWLAD MA AYSAN DHICIN IN LAGUXUKUMO MAXKAMAD DIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali-Hillaac

Tuesday, March 20, 2001 - 03:37 am
Sx Murusade waa kumanaan haddii ay qolo taageerto dowlad qolana iyadaa dowladnimo sheegan doonta oo Ceelbuurbaa dowlad gobaleed looga dhawaaqi doonaa haddii uu wax qabadka kooxda carta wax yar sii raago,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil habar/ceeno

Tuesday, March 20, 2001 - 09:59 pm
Saaxiibayaal iga raali ahaada anigu maahi qolada aan sheegtay, waan ka laabtay wixii aan soo qoray.