    MAGABADE | Tuesday, March 20, 2001 - 11:27 pm BAL EEGA WAXA XAMAR KA SOCDA, XATAA EEYADII IYO MUKULAALIHII BAA DADKA CUNAAYA> Two children killed as dogs attack Somali market March 20, 2001 Web posted at: 1:33 PM EST (1833 GMT) MOGADISHU, Somalia (Reuters) -- Rabid dogs attacked an animal market in the Somali capital Mogadishu in two separate forays on Monday and Tuesday, killing two young children and wounding 20 other people, police said. The two children, both boys aged five and six, died from loss of blood after the dogs severed arteries in their necks, doctors said. Police said at least 100 dogs were involved in the attack. Eight corpses of dogs killed by the police were laid out for the public to view on Tuesday. Doctors at the Habeb hospital in Mogadishu said they feared many of the injured could also die as there are no rabies vaccines in the city. Police had been on alert for a possible attack by the dogs because of previous attacks on the market. Doctors at Habeb hospital said wild dogs had killed nine people and wounded 46 others in the market so far this year. |
    Xamaraawi | Wednesday, March 21, 2001 - 01:53 am Xamar inay nabad tahay ayay taasi kuu cadaynaysaa, si kale hadii aan wax kuugu sheego, xamar eeygu waa uu awoodaa inuu wax cuno, reer tolkaase ma awoodaan inaay xitaa soo booqdaan. |
    Ex-Xamari | Wednesday, March 21, 2001 - 02:07 am Taasi waxay ku tusay saa bahalnimada taal Xamar, intee joogtaa nabada hadii ciyaalkaadii Harcad ey iyo Dhurwaa ku cuno magaalada dhexdeeda, taasi waxay ku tu saysaa waxa magaalada jooga oo dhan inay Bahalooween, ey, mukulaal, dooro, dadka, siyaasiyiinta kuligood waxay isku badaleen Bahalo, taas oo a ciqaab ALLE oo ku habsatay. Ee iska aamus yaa lagu maqalee, waxaa xataa laga yaabaa EEYADAAN wax cunaaya inay YIhiin reerihii Mabamadoobe oo isbadalay awalbaaba horay loo oron jiray waa QORI ISMARIS hadeyba sheekadii cadaatay. lol |
    XAMARAWI | Wednesday, March 21, 2001 - 03:09 am Ex-xamarawi Beenta iska daa awoowgaana xamar ma arage,. Sida aad u hadlayso waxaa u hadla GALTISHAARAHA, ama reer koraadka. Daba madoode, waa aniga , laakiin adigu waxaad xayeeysiin u samanaysaa DABADAADA , kumase lihi i tus bal iney cadahay. QOOWMULUUT, waxaa lagu gartaa markaad dareenkaada ka hadasho ayay dabo, futo, iyo wixii la mid ah miiska soo saaraan. |
    Anonymous | Wednesday, March 21, 2001 - 12:59 pm SAAXIIBA YAAL ANIGU AAD AYAAN UGA NAXAY CARUUR DUGSI QURAAN JOOGTA OO 5 IYO 6 JIRA AH IN EY CUNO.HA KA DHIGINA ARINTA WAX LEYSKU CAAYO WAAYO DADBEY KA DHINTEEN CARUURTU.KOLEY ANIGU ARIGTIDEYDU WAA SIDAA WAXAANA AHAY NIN REER PUNTLAND AH.OO MA IHI HAWIYE. |
    Garoowe | Wednesday, March 21, 2001 - 01:51 pm Maxaa keenay caruurta in Ay barqadii iyagoo dugsi ku jira cuno? Intaa ayaan xamar deganaa Ey dad cunana ma maqal? Waa in koytada Xamar xooga iyo tuuganimada ku haysata la weydiiyaa. |
    Hawiye dabo madoowe | Wednesday, March 21, 2001 - 03:23 pm TO: anonymous sxb waa runtaa saas kuwad, maxaa yeeley si fiican ayaad u hadashey, waxaasna waa wax laga naxo ee maaha wax lagu kaftamo, |
    Cilmi | Thursday, March 22, 2001 - 08:01 am Xamraawi adiga maxaa u maleesay in Xamar Hawiye kaligiis dagi jiray, wale doqnbaatahay ama kooytada hada timid baa kamid tahay. Laakiin waa qabaa arintaa inay tahay wax laga naxo, waa ciiyaal soomaaliyeed oo dhintay, dhibaatada Xamar taalna waxaa keenay oo burburka iyo fawdad ku jirta keenay dad Reerbaadiye ah oo aan aqoon sida wax loo dhiso, laakiinse ku dheereeya burburinta iyo dhaca Illaahay haka qabto masaakiinta Xamar joogta. |
    HappyToHaveHome | Thursday, March 22, 2001 - 12:52 pm To: Xamaraawi; Xamar waa laxumeeyee, yaa ku xaal marin doona. Let me tell you boy; xamar caro cad oo deex ah ayay ahayd, reer koraadaa xornimo keenay, magaalo ka dhigay, ilbaxnimo keenay, idinkana caanaha iyo qoryaha idinka gatay. Waxaas hada way dhamaadeen. Reer koraad idinka tage. Dawladay dhisteen xamarna waxay u tahay, wax laga sheekaysto oo kaliya. Hadda dadka iyo dugaaga ku nool intooda badan lama kala garto. Duhurkii baa midba mid cunaa; per, ay badan oo mayd ah, oo boolisku qashay. Hadaad ku farxi lahayd iyo hadaad kanixi lahaydba, waa kugu kaligaa. Markan, xataa cid yac kaa dhahayso maleh adigana caqligaad yac isaga dhigi lahayd kugu majiro. Waxaan aaminsanahay inay wax walbaa sabab rabi ku dhacaan: Markii reer Xamar wayne loo diiday inay maydkoodii ku aastaan xamar, what else is there to know? Execpt, Dugaags eating each other? I feel sorry for you guys-----god bless them! Happytobehome |