    kadare1 | Thursday, March 22, 2001 - 10:00 pm Anigu hadaan Darod ahay kula dhaqan, caqli, aragti, garasho maahi. Wxaan maanta arko waxay kugu qaadan boqol sano oo soo socoto inaad aragtid ama garatid. Sidaad ogtahay, Xoriyadii Somaliya ka hor waxii geesiyaal ahaa iyo abwaano waxay ahaayeen Darod iyo Isaq. Axmed Guray iyo Sayid Maxamed C. Xassan, labadu waxay ahaayeen laba aad u caqli badan oo gartay wax adiga kugu qaadatay 200 sano. Xagee baad jirtay markii sugaanta iyo Gabayada ay is dhaafsan jireen abwaanadii Cali Dhuux, Salaan Crabay, Qamaan bulxan iyo Cali sharmaarke. Wxay ila tahay inaad geedaha dushooda aad saarnayd oo aad ku jirtay dhalan rogii daanyeerka( From Chimbanzee to Human transition) Bini aadanka. Ma jiraan wax taariikha oo wanaag ah mise sidaa ilaahay kuu gartay. Sidaad ogtahay, Ilaahay markuu abuuray bini aadanka, wuxuu u abuuray Caaqil garaad badan iyo Axmaq garaad yar oo u shaqqeya Caaqilka. Darodku waa Caaqilkasi oo in ka badan boqol sano idiin soo gumaysanayay, idinkuse waxaad qirsantihiin sodon sano oo keliya, ilayn caqligi baan awoodin inaad garatid. Sidoo kale, Maraykankuba ilahay wuxuu siiyay Caaqil iyo Axmaq. Caaqilkiina wuxuu gartay inuu kasoo qaado xoog uu ku shaqaysto Africa in ka badan lab boql sano kahor, Axmaqiina wuxuu gartay inay xuntahay 45 sano ka hor. La yaabi ann mahayo, hadaan Darod ahay ilayn aniguba dadbaan lahaa ilaahay ka sokow. Waxaan jeclaan lahaa inaydaan ku faanin waxa bini aadanku ka xishooda oo aad dhaqanka u leedihiin. Intaasi waa iga guubaba. Dhagaysta gabayga Bacadle kadibna isku daya inaad ku dhaqantaaniin. Nabadgelyo. I wait you next 30 years to be my servent again. Don't worry it will come. |
    HAWIYE.ABGAAL | Saturday, March 24, 2001 - 02:28 pm WAS WAS WAS HOOYADAA MA OGTAHAY DAD KAAD HAYSATO WAR HAWIYE KUMA AADID MAAD ISKA DAYSID WALI CUQDAD IYO CIIL AA HAYSO. ISAAQ ISKU DHAJI QOF KU CAAWINTAAD U BAAHAN TAHAY MAXAA YEELAY HAWIYE KUMA AADAAN ADIGA IYO ISAAQ BA ISKU DAR DAGAAL YAHANADII HAWIYE KUMA AADAAN WAR YAA SOOMAALIYA UGU HOR MARSAN HAWIYE HAWIYE MARKALE HAWIYE WAR XAMAR DAAWO MEEL WALBA CAAY LA JOOG AAN DAAROOD AHAYN MA ARAG WAR HAWIYAHA HORTIISA MAAD KU DHAHDID WALAAHI IN AY LUGTA DABADA KAA GALIN LAHAAYEEN AY WAX KALE SAMEEYEEN FAQASH FAQASH DHALAY. |
    Cigale | Saturday, March 24, 2001 - 03:39 pm hawiye!anigu adiga maahi waa ku kaa muuqaada rasmiga ah wax kale oo aad isku difaaci kartid ma jiraan oo aan ka ahayn hooyo loo gafo |
    Hawiye fellow | Saturday, March 24, 2001 - 05:17 pm To:Hawiye Abgaal. war kuwaan lalama hadlo waa iska dhilooyin saaxiib aduunyada caay iyo habaar lee u haray hana layaabin intaas lee uun bey awoodaan waad aragtey, anigu mar-mar waxaan aadaa dibada kuwa aan ku arko dibeda saas uma caaytamaan runtii wey ixushmeeyaan markii ay ii jeedaan, saas ayagoo u caaytamo ma-arko marka saaxiib halayaabin hadii ay hada raganimo moodeen iney kacaaytamaan monitorka gadaashiisa waa meeshii ugu dambeysay oo ey taaganyihiin ayaga oodhan, balse waxaa nasiibdaro ah tan ku dhacdey ayagoo ahaa mashaqeeystayaal kunool dadka xoolahooda hadana waxay fafadhiyaan dibada oo ay dad cadaan ah baryayaan waana lasoconaa Soomaalida dadka ugu xun iney yihiin anigu waan layaabaa dadkaan markeey hadlaan maxaa yeeley waa dadkii midgaanta ahaa oo kasoo qaxay wadankii hadana meelahaas ku gamgambanaya dadka hortiisana ku hadlikarin aqooyahanadii hore ee Soomaaliya ayaa sheegey dadka dib udhigaayo Soomaaaliya iney yihiin Daarood waa dad mashaqeystayaal, waa dad qabiil ku qaraabta, waa dad badownimada ku badantahay waa dad aan gacmahooda ku shaqaysankarin balse ku tuugsankaro waa dad faan aan meel jirin umaleeya inuu gaarsiinkaro meel saraf iyo karaamo waa dad aan aheen Nasab. |
    Hawiye fellow | Saturday, March 24, 2001 - 06:24 pm waxaad tiri hadaanu nahay daarood hawiye ku dhaqan iyo aragti manihin, anigu 100% waan kugu raacsanahay sababtuna waa isku dhaqan manihin oo idinku waxaad tihiin dad aad u dambeeya, aduunyana u aaminsan qabiil iney wax ka helaan sida faan iyo lacag Hawiyana waligiin gaarimeysaan hawiye, Hawiye oo aad latartantaan waxaa ugu dambeysay 11sano kahor waa runtaa oo isku aragti manihin maxaa yeeley dadka aan arkey oo ah daaroodka waxay u badanyihiin dad aan waxba qori karin waxna aqrini karin oo qabiil qabiil qabiil qabiil ku qaraabto iyo ina adeersi meeshii ninkii Hawiyaha ahaa uu shaqaysanayo oo uu muruqiisa maalayo taasi waxay ku tusineysaa ineynaan ahayn isku aragti Dhinaca dhaqanka iyo diinta xataa isku mid maahin oo adigaan qashinka ah baaba og taas waadna aragtey qaniis iyo duli inuu u badanyahay Daarood marka isku soo duub duub isku aragti manihin isku diin iyo dhaqan manihin isku raganimo manihin oo taas adigaaba og isku caqli manihin oo Teneg baad tahay oo adigaa ila og taas isku jir xataa manihin oo waxaad leedihiin jir naageed oo laaf-laafyoodo waxa ku diley waa ciil waadna ka maseersantahay facaa ha u caroonin rabigii kaadhigi waayey Hawiye balse kaa dhigey midgaan ha u caroonin rabigii ku siinwaayey caqli Hawiye balse ku siiyey Caqli midgaan (ama Daarood hadba saad utaqaan) ha u caroon rabigii kaa karti yareeyey Somalida oo dhan Ha ucaroon rabigii kaa dhigey wax maqabsade ha u caroon rabigii idinka dhigey dad afka kanool oo aan waxba qabsan karin ILAAHOOW ADAAN IGA DHIGIN DAAROOD ILAAHOOW ADAAN IGA DHIGIN MIDGAAN RUUX AFKA UUN KANOOL OO MEEL UUN FADHIYO |
    Anonymous | Sunday, March 25, 2001 - 12:35 am good on you my fellow samaale tell sh-it in our middest they stink and we will karbaash faqashta anytime any given day . ha noolaadaano soomaalida runta ah. |
    Gugundhabe | Sunday, March 25, 2001 - 04:40 pm runtii isku dhaqan ma nihin Hawiye waa dad sharaf iyo karti leh oo shaqaysta maalkooda ,laakin darood siiba majeerteen khaa'imiin ayey u badan yihiin dad inay qabiil iyo eexasho rooti ku cunaan kaliya aaminsan ,ceesantii mas iyo shabeel taabataa malageedii baa galay ...Somaali mar danbe idinma aaminayso meelihiina waa ka caytami kartaaaan ogaada runtuna inay idin dhibayso.... taariikhdana been ha ka sheegin Ahmed Gurey Drood ma ahayn mise majeerteen ayuu noqday durba ,Mingustu marka isna waa cali saleebaan..caqli madow madax madow idahuna waa majeerteen |
    Anonymous | Sunday, March 25, 2001 - 08:12 pm ILAAHOOW XOOLO HA NAGA DHIGIN SAMBACAAN LAYIRAA KADARE1 WAABA ISLAFIICAN YAHAY ANIGU HAWIYE KULA ARAGTI MAAHI KULA DHAQAN MAAHI OO AWAL MA MOGEED INAADAN ISKU ARAGTI EHEEN ISKU DHAQANA AHAYN WAR HAWIYE WUU TASHADEY EE MEESHA KA DHIMO HAWIYENA WAX UU KAA RABANA MALEH AQLINA KAAMA RABO DHULNA KAAMA RABO DHUL IYO CAQLI KUFILAN AYUU ALE SIIYEY SIILNA IDINKAMA RABYO OO HORE BUU U ARKEY TAASNA, MARKA MAXAAD HEYSAAN OO AAD ISLEEDAHAY HAWIYE WUU IDINKA RABAA WAA SU'AAL TAASI? |
    realsomali | Monday, March 26, 2001 - 07:37 am To: last anon,,, lol,,,,,,, siilna idinkama rabno ,,,,,,,, that's what u said,,, lol,,,,,,,,,,, r u sure? sisters need us,, otherwise they will turn in to lesbians,,,,, lol,,,,,,,,, To:Kadare 1 u get that right bro, when we r not same folk we can't share all the things u have mentioned a bove. u believe ur isma'il jabarte,,,,,,, and i'm Samaale,,, that will relate to u to a Yemen and it'll relate to me to afrikan,, lol,,, |
    kadare | Monday, March 26, 2001 - 09:06 am Waxay ila tahay wixii aan sheegay baa cadaatay. Anigu kula caqli iyo Dhaqan maahi, kula garaad maahi, waayo waa kaa aad ka hedashay hooyo la waso iyo khaniis. Wax dad ka xishooda ayaa dad kalena ku faanaan. Anigu waan ka xishoonayaa ama garaadkayga baa iidadayo inaan hawiye iraahdo Hoyadaa ...! ama khaniis. Hase ahaatee, aan kaga jawaabo tan ah Midgaan. Hadaad lasocotid taariikhda, midgaan wuxuu ka yimid laba nin oo hawiye ah oo walaalo ahaa siiba Abgaal. Labada nin waxaa la kale oranjioray Maxamed Gurgaarte iyo Maxamud Gurgaarte, safar ayay wada geleen kadibna raashinkii baa ka dhamaaday, waxay heleen Baqti oo ay cuneen, Maxamud Gurgaarte ayaa bakhtigii garabka ku qaatay ilaa uu tago tuulo oo sii cunayay. Balantu waxay ahayd in layska matajiyo bakhtiga marka latago magaalo, haseahaatee Walaalkaa Maxamud Gurgaarte Garbka ayuu kuu qaatay midgaanimo awgeed. Markii ay tageen tuuladii ayaa dadkii deganaa ku yiraahdeen Waxaad ku sifowday dhaqankii midgaanka. Hddaba Midgann adiga ayuu ka yimid, hadaadan ogeen ka warayso walidkaa tariikhdasi. Waxadna ogataa Darod inuusan dib dambe kugu dhisidoonin magaaladii aad jajebisay oo aadkala baxday tuubooyinka biyaha iyo xargihii telefoonada, waaxnse ku leeyahay isku tasho inaad dad noqotid, dhiso dhulkaaga oo aad guratay oo aad u dhoofisay Dubai. Darod dhulkiisa ayuu tagay dib dambena ha u fulin inuu wax kuu dhiso. Nacas yahow orod daawo dacalada Gaalkacyo, Garoowe, Boosaaaso, Lasqoray, Laascano iyo dhamaan dhulka darodku deggo. Tasho tasho tashobaan ku leeyahay, isdana isku dhaan. |
    Anonymous | Monday, March 26, 2001 - 12:29 pm ala aduunyadaana bal fiiri ninkan layiraa Kadare1 caadi buu hada u oynayaa saaxiib Kadare ha ooyin idinkabaa isku keeney 1985-90 sanadadan baad ugu darneedeen anaa ah amiir anaa ah saas iyo saas iyo anaa qurux badan iyo anaa ugu taajirsan iyo anaa ugu fiican tiibaadna eedeen marka ma waxaad garatey inaad hadana tii uun soo celiso adigoo og iney taasi kuu meel mari weyday Ragoow isbarasho Geeloow rarasho ma ogid miyaa inaad hada Xamar ka buuxdaan oo aan xataa inaad jirtaan iyo inkale la ogeen oo ay cidi dan idinka lahayn Faqash Faqash dhalay Boosaaso oo boorbadan bal wadankii adiga hakuu noqdo bal inaan rabno aad aragtidee iyo inkale |
    Anonymous | Monday, March 26, 2001 - 02:16 pm CAQLIGUUNU INTAA MA DHAAFO SOMALIYEEY.DIIN LA'AANTA IDIN HEYSAA UGU WACAN IYO DHAQAN XUMADIINA. MAXAAD DAAROOD IYO HAWIYE ISUGU CAAYEYSAAN MAAD DANTIINA KA RAACATAAN? 60 SANO AYEEY SOMALIYA DIB U NOQOTAY DHAN WALBA WELINA WAAD ISLA QUMAN TIHIIN. WHEN WILL YOU WAKE UP LOOSERS? |
    kadare | Tuesday, March 27, 2001 - 11:25 am Hawiye, Maad garowsataan waxaad tihiin oo ilaahay idiin ka dhigay. Waxaan la yaabanahay ninkan leh Boosaaso ayaa boorbadan, Maxaad la arki wayday magaalada la magacbaxday "THE GHOST CITY" oo aydu maalin walba dadka ayda ku cunto. Fiiri websitekiina oo aad leedihiin kasi oo ah HIIRAAN inta qof oo ay cunneen ayda Xamar. Waxay ilatahay in aadan runta ogolayn, waase ceeb inaad indhaha ka kharsatid runta laakiinse waxaa laguu qaatay inaad iska aamustid oo aad sugtid wakhti aad samaysay wax wanaag ah oo aanu kuugu garowno. Hawiye anigu kula dadnimo maahi, kula caqli maahi, kula diin maahi, kula af maahi. Waxaad tahay nin isku dhererinayo nin ka aqoon, caqli iyo xadaarad badan. Haseahaate dadaal gaaridoontidee.
::: |
    Anonymous | Tuesday, March 27, 2001 - 12:04 pm HUH HUUH""KIX KIX AAHFUCK DAAROOD JABYOO WAXAA KU DHACAY JAB IYO BAARUUDEE --------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- |
    kadare | Tuesday, March 27, 2001 - 03:00 pm Aad baan ugu faraxsanahay aamuska aad aamustay, waayo aamusku wuxuu noqdaa jawaab. Waxay ilatahay inaad ogolaatay runta, Ilma gurgaarta inay adiga kaa dhasheen, kuwan oo ahaa midgo. Waxay ilatahay inaad horay u ogeed in Hawiye ka caqli yaraa Darod, taasi maaha mid aad adigu eed kuleedahay ee waa wax ilaahay kuu gartay. Hawiye khiro waxaad tahay. Hadda ka hor baan waxaan maqlay sheeko gaaban. Laba Abgaal ayaa arkay wiil yar oo buuran oo callol buuran. Labadii nin ayaa ku murmay " Arey badar baa kabuu calooshiisa", iyo " Aray Biya ka buuxa caloshiisa". muranka wuxuu socdayba, labadii nin midka mid ah ayaa carooday oo tooray lasoo baxay oo wiilkii caloosha ka soo riday, markii wiilkii caloshiisa soo dhacday ayuu yiri " Xaan ku iri, badaraa ka buuxa". Ninkii labadaa oo la filayay inuu ka xumaado ay ku jawaabay " Arrey haba dhindhee, halka badar ah uu la dhintay ayaan ka xumahay". Haddaba caqligiina waa kaaaaaa hawiye. |
    Anonymous | Tuesday, March 27, 2001 - 03:36 pm dhameystir Gabeyga marka hore *DAAROOD JABYOO WAXAA KU DHACAY JAB IYO BAARUUDE* -------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- |
    kadare1 | Tuesday, March 27, 2001 - 08:17 pm Hawiye, waa kaa caqligiinii xumaa oo idiin geeyay inaad qafaashaan dhakhaatiirtii idinka talaalaysay Daacuunka oo ajnabiga ahaa. Bal arag dhulka uu dego Darodka inay jiraan wax afduubayo ajnabiga tago halkaas ha ahaadeen kuwa u jooga ganacsi iyo dhakhaatiirba. War maad sidan isu dhaantaan oo dulinimada iyo doqonnimada iskadaysaan. Horaybaa fal xun usamayseen oo aad ku jiidayn meedkii askartii Maraykan. Waxaan makhli jiray nin dhintay kabahiisa ayaa dhaama. Maxaa dhulka kaga jiidaysaa meed ilayn waaba mayd. War sida isku dhaama hawiye. |
    ahmed | Wednesday, March 28, 2001 - 02:25 am alle maxaa dhaadhaan ooyayaa halkaan war hedhe xabshi ayaa ka danbeysa duulaankaan iyo burcadaan ee adiga oohita nalaga hortag dagaalkan waa soomaali iyo xabshi iyo xabshi u shaqeeye caqli soo yeelo horta sedexeeyoow maxaa kaa galay wixii xamr ka dhcay caqli daarood xume baa kugu jiree baxoo beer cab caawa oo dabaal deg ileen daarood waxaa ku dhacay jac iyo baaruud amxaarna waanu is naqaana oo waanu isleyneynaa ee adiga han la tirsan ileen eeybaa ku dhaama oo dad iska dhicaya ama loyalyty u ah adiga oohin iyo baroor iyo sidaanaan ahaan jirey karaahiyey na hor dhaaf isku dhaqan ma nahin mana kula sinaan karo ileen daarod lee tahaye inaad ba tahay iyo inaa d qaldaan tahy soo kale cadee horta yaa faqash yaa qaldaan waaxid hadda mid baan kuu sheegaya baxoo amxaar soo dhuuq anag waxaa nahy somali dhulkana angaa iska leh waanu waarid doonaa oo magac hawiye weligiis wuu jirayaa geesinimo iyo dagal yahanimo iyo dadnimo waa uu heleelay ee maxa taqaan adiga baanaanka isku soo saar sedexeeye nimada waa kuu caado ileen naag naag dhashy iyo shaaashkeed baad tahy siyaasadna waxba kam ogid tan waala fahmay oo walgaa caqli badan yahy advantagena waxey siin doontaa dowlada ku meel gaarka ah ethiopian waa taroriiste state... |
    kadare | Wednesday, March 28, 2001 - 06:19 am Anigu waxaan lahaa toosi oo u caqliyee, maadse garan halkaan kaala hadlay. Iska dhowr laba dhaca, ma hadalkaa laba shub kuugu dhaca mise waxbaa kaa qaldan. Muuse suudi maaha Amxaar ee waa Hawiye, wuxuuna muujiyay Caqligii aanu idinku naqiin. Waxay ilatahay in af soomaaliga uu kugu yaryahay. Kuu hadal xa xa xa waan ku afgaran karaa, ee ha iska doondoonin mid aadan udhalan. Caqli hawiye hadba waa wixii aad kala kulanta. :: |
    Caabud waaq | Wednesday, March 28, 2001 - 06:40 am TO:KADARE ADEER MA NIMANKII HORE BAA KAA XANAJIYEY WAA MAXAY WAXAAD SHEGSHEGEYSAAN NAGA DAYA QABIIL WAA DAMBIYE OO CAMAL YEESHO |
    kadare | Wednesday, March 28, 2001 - 10:49 am MR. Cabudwaaq, wax toosi oo u caqliyee hawie baan leeyahay lakiinse waa dad aan wax garad ahayn oo caqligu ku yaryahay. Waxaase kaaga sii daran ma garowsadaan in wax garashadu ku yartahy. Waxaa lagu jiraa 21 century weli waxa ka guuxaya dagaal iyo dil iyo hooyo la fuulo. War wuxu xagee bay ka yimaadeen, miyay biniaadan fekeraya ahayn oo la socda hadba xiliga lagu jiro. Hawiye inaan wax ku garansiiyo baan doonayaa inay magaca Somali baad ila wadaagtaa in kastoo aanan isku caqli, aragti, diin, garasho ahayn. War sida isku dhaan hawiye ee bal in yar uun kashaqysii caqliga.
:: |
    Caabud waaq | Wednesday, March 28, 2001 - 11:54 am To: kadare ina adeer anigu kuguma raacsani waxaad sheegeysid oo dhan ma'aqaan ma xanaaq baa kaa keeney qabiilo wey isdagaalaan weyna heshiiyaan hadana Soomaali weyhishisey Dowladana waanu raacsanahay ee adigu waxa kuu roon in aadan postarkaan oo kale aadan furin hadii kale waad ku dambaabeysaa waana waxyaalaha lagu cadaab muto markaan ku fiirshey waxaad qortey waxaad iila ekaatey Majeerteen, Majeertenow balsida isu dhaama. |
    Anonymous | Wednesday, March 28, 2001 - 07:02 pm sax cabuuqwaaq u sheeg kan waa mid jahwareersan oo aanan ogeenee waxa uu yahay iyo caqli yaradiisa sax usheeg bal fiiri horey baan kuugu sheegney inaadan la tartami karin Hawiye dhinacwalbo sax cabuuqwaaq anigaba waan umaleynayey inuu ahaa ku waad idinkuba soo nacdeen barigii hore awalba waan ogaa in Majeerteni Qashin uu xataa ka yahay Daarood Sorry cabuuqwaaq inaan mar-mar caayo dadka asagaa u keeney wixii afkeyga kasoo baxay sheegtey Daarood oo dhan |
    ahmed | Thursday, March 29, 2001 - 03:34 am dadbaa saxayaa war heedhe mid tiisa daryeela ayaa tu kale ku darra ma anagaa dhageysana eey daarood oo ooyaya waanu la soconaa balaayoland waxey ku dhisntahay waa amar amxaaro iyo magac soomaali oo lagu tuugsado iyo xoolaha soomaaliyeed ee dekeda burbursan laga dhoofin jirey hadan xayiraada lagu soo rugay iyo qashinka sunta ah ee caruurtiiba ay ku waayeen meeshay ka kaadi lahayeen waxaad ka heshaan cadaawad aad noo qabto waxba ha iga siin maadaama aadan waxaad sameeyso aqoon oo aad u jeedo midda dadka kale waxaa kuu roon ninkaan beerka eeylada watta iyo adiga in aad talo yeelataan waxaad soomaaliya u geeysteena waa la ogyahy hadad magac daarood ku faaneyso waa kuwaa ilmo adeerdaa taliyayaal ciidan ahaa amxaaro hoos fadhiya welina dad soomaaliyeed oo ay gumeysto ayaa jirra qabiil dhan oo daarood ah kuumana sheegayo sanadkii hore caano bore is dagaalayey oo aaqiro samankii sidiisii hadba sidii eey santiisa qaniinaya iska dabbo wareegysanyey saaxiib sheekadan xamar ka dhacday cigaal oo isticmaar u adeega baa ka danbeeya hawiye oo isticmaar diid ahna jilibka ayuu u aasi doonaa daandaansiga injirleyda xabshida masaakiinta ah ee kufaarta ah caqligoodan uu siiyey in ay darawal aan diin iyo dadnimo laheen isticmaalaan iyo cadawad mareykan u qabbo reer soomaaliyeed ka dib markey amar ku taagleyntiisa diideen oo jibiyeen oo ceebeyeen oo ka saareen gumeysigii iyo qab weyniddi ay ku socdeen qasare xoog lehan ka soo gaaray mr. weyne long ayaa abuuray xiisadaan muuse suudina isticmaalay si aan xafiiskiisa loo burburin oo nabada soomaaliya ay hoos tagto dadka soomaaliyeed waa gumeysi la dirikii caadada noo aheed caqli baan leeyahy xagee kag jirtaa halgankan qaranimadeena lagu difaacayo meelna sow ma ah xabshina weey hubeysay kuwa ugu caqli xun soomaali kuwana gobal gobal bey u dhistay gumeeysi waxa diiday waa hawiye nasabna sidaas baanu ku nahy adiga soo sii sir sidii jabkii unisom iyo america ayaa ku dhici doona mar kale qashinka aad wadato iyo wixii u naageya xabshi marka waxba aniga adiga maahi iyo waan kaa caqli badan nahy aad ku heyso iska wadda kulama qabno ayey dad hore kuu yiraahdeen qaarna raali ahada waanu xanaaqsanahy oo aargoosi baa ay nag tahy ayeey ku hayan maxaa naysagu kaayo dhijiyneysaa eey daarood waanu neceb nahay sidii eey loola dhaqmo ayaan ula dhaqmeynaa gurigeyga banankiisii ka wah wahlee oo u rufiyaan cadowga qarankeena soomaaliyed hadad talo iyo wax aad isku hayso baa iska intaa jaahilnimo ayaad la wareegeysaa ay amxaarada ku adeegsato ama waad waalantahy oo ceydiid baa maskaxdaada ka guuxaya ee aad hawiyah ku qarweyso dhibka dadkeena buun buuninisa ama ku sarqaantaa oo ku faraxdaa waxa kuu dhaantay in aad toos adiga iyo wixii kula midka aha ee eeyah ahaa isa soo saartaan amxaar iyo soomaali ayaa dagaalmay saaxiib muuse suudina hawiye oo dhan ma aha ee wecel adoon ah saas ula soco waan laga jaaseen doonaa waxuu ku kacay. |
    Anonymous | Friday, March 30, 2001 - 07:13 am TO:Kadare war xagee qabatay baryahan waa lagu waayey'e misa runtaan aad kuugu sheegney oo meeshii baad ku ceebowdey kula yaaabi maayo inaad orodey maxaa yeeley in raga laga ordo oo aan laga garbixin oo aan layska celin hido iyo dhaqan baad uleheydeen weligiin marka waaba aad ogtahay inaad dadka liidatey'e ee maxaad ula hadliweydey dad kula aqli sida majeerteenka xunee aad ka dhalay maxaa yeeley kuwaas baa kula aqli ah waxaad ku faaneysey meel baadiye ah oo layiraa Boosaaso iney tahay nabad ma-ogeen miyaa meel lagu faano iney kadheertahay oo hada leyku dagaalo oo ay xataa dad ku dhintaan To Caabud waaq saaxiib ninkaan waxaad u sheegtey runta maxaa yeeley waa nin jahwareersan oo iska ah qaxbo yara uh uh ha ha oo wixii afkiisa soo qabto iska yiraahdo hala hadlin qashinkaan oo kale oo ku qaraabanayo Daarood baa fiican Daarood goormee udambeysey awalba aniga waan ogaa Daarood kan ugu liito inuu yahay Majeerteen oooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo |
    Anonymous | Friday, March 30, 2001 - 01:21 pm TO: Kadarey naftiisa next time if u want ppl to listen 2u be nice and straight up don't be stupid as u see this post u losted and We Hawiye and Marehan won. |
    Oh! My God | Friday, March 30, 2001 - 02:06 pm ma jiraan wax la yiraahdo Hawiye iyo daarood ee dadka aflagaadada halaga daayo, miyuusan ahayn kan Muqdisho wax ku qafaalanayaa Hawiye kan ka difaacayana hawiye, sow ma ahan Daarood labada qolo oo isku dilayasa Buulo Xaawo, dadku qabiil waa ka tagey oo danaysi ayey joogtaa ma jiro wax la yiraahdo Hawiye ama Daarood. waxaa jiraa wanaag iyo xumaan labaduna weligeed ilaa iyo nebi adam waa is hor taagnaayeen oo waa is dhibaataynayeen. marka fadlan hawiye waxaa ka buuxa dad aad u qiimo badan oo culumo, aqoon yahan iyo nabad raadiye intaba leh, daaroodna waa ka buuxaan ogowna qoys walba kuwa aad u liita oo sharafta reerkooda xumaynaya ayaa ka buuxa marka iska ilaawa waxaad ku hadlaysaan. waxaanse la yaabay haddii nin uu cay soo qoro oo uu yiraahdo daarood baan ahay waxaan la yaabay sidaad isaga daba gashaan oo weliba aad isaga rumaysaan, waxaan la yaabay sababta wiilkii yiri daarood baan ahay sababta loogu qaatay inuu Majeerteen yahay iyadoo ay dhici karto inuu soomaali kale oo fidno raadinaya yahay. majeerteen xumaan iyo samaan labadaba leh ee halayska daayo waynu naqaan wuxuu yahaye Marka hore haleelaan ihiyo hebed lamaalaaye. hayin lagu gurguurtaan ahoo haamihii sida e kolse hadaan hinqado duniyaduba waa hengelataaye. --------------------------Nuur Dhagay.(Majerten) Mideeda kale halkaan waxaa loogu talo galay in maamulka cusub looga hadlo maxaa hortaagan, maxaa ka dhiman, muxuu qabtay, sidee loo kaalmeeyaa oo looga hortagaa kuwa Somaalinimada diidan---arimahaas iyo kuwa lamid ah ayaa loogu talo galay in halkaa lagu soo bandhigo. goormaynu ka weynaanaynaa netka oo lagu caytamo mise weli ciyaal nimaa nahaysa, maynu wax aynu ka kala faa'iidaysano isu sheegno. |
    kadare | Monday, April 02, 2001 - 07:31 am Hello all of u. War ninkaan la magac baxay Caabudwaaq, maad iska qiratid waxaad tahay, waa kuu nacasnimo inaad ku dhuumatid waxaadan ahayn. Mareexaan waan kaa badiyaa in badan hadalka jilcan ee noocaas ah malaha, xagee baad ku dhalatay, yaase reer abti kuu ah, bal is dhiraandhire. Aniguse maahi qolada aad ii malaysay, igamase foga. Waxaanse doorbiday innan Hawiyaha Caqlidaran oo Midgaha ah wax usheego. Midakan Gabay dhamaystir lahow, ma waadan ogayn inaad gabay waxba aadan kagaranayn. Waxaan ku oranlahaa raga gabayga tiriyay oo ahaa Daarood ha kaga ciyaarin gabayga. Sayid Mahamed gabay uu horay u tiriyay ha isku dayin inaad wax ka bedeshid. Waxaan kuu sheegilahaa waxaad ku jawaabteen markii ninkii hawiye uu yiri sayidoo Gbayaa ihaya. Sayidkun uu yiri bal gabay...... Sayidoo Faraskaaga mugooo ordaayo, xaarkuu ferjaaayo, dabadooo kor utaagaayo... Sayidkii intuu carooday buu yiri wuu xujoobay ee hala dilo... War sow kaa madan ahayn..Hawiye, hakaga ciyaarin dadka gabayga, mardambena yaanan kaa makhlin dhamaystir gabaga. HAWIYE ANIGU KULA GARAAD, CAQLI, DADNIMO, GARASHO, DIIN maahi. War sida isku dhaama. War maxaa idiin geeyay inaad qafaashtaan dhakhaatiirtii idinka talaalaysay Daacuunka, ma caqlidaraa idiin geysay mise allaa sida idiin gartay. :: |
    kadare | Monday, April 02, 2001 - 07:35 am Hello all of u. War ninkaan la magac baxay Caabudwaaq, maad iska qiratid waxaad tahay, waa kuu nacasnimo inaad ku dhuumatid waxaadan ahayn. Mareexaan waan kaa badiyaa in badan hadalka jilcan ee noocaas ah malaha, xagee baad ku dhalatay, yaase reer abti kuu ah, bal is dhiraandhire. Aniguse maahi qolada aad ii malaysay, igamase foga. Waxaanse doorbiday innan Hawiyaha Caqlidaran oo Midgaha ah wax usheego. Midakan Gabay dhamaystir lahow, ma waadan ogayn inaad gabay waxba aadan kagaranayn. Waxaan ku oranlahaa raga gabayga tiriyay oo ahaa Daarood ha kaga ciyaarin gabayga. Sayid Mahamed gabay uu horay u tiriyay ha isku dayin inaad wax ka bedeshid. Waxaan kuu sheegilahaa waxaad ku jawaabteen markii ninkii hawiye uu yiri sayidoo Gbayaa ihaya. Sayidkun uu yiri bal gabay...... Sayidoo Faraskaaga mugooo ordaayo, xaarkuu ferjaaayo, dabadooo kor utaagaayo... Sayidkii intuu carooday buu yiri wuu xujoobay ee hala dilo... War sow kaa madan ahayn..Hawiye, hakaga ciyaarin dadka gabayga, mardambena yaanan kaa makhlin dhamaystir gabaga. HAWIYE ANIGU KULA GARAAD, CAQLI, DADNIMO, GARASHO, DIIN maahi. War sida isku dhaama. War maxaa idiin geeyay inaad qafaashtaan dhakhaatiirtii idinka talaalaysay Daacuunka, ma caqlidaraa idiin geysay mise allaa sida idiin gartay. :: |
    kadare | Tuesday, April 10, 2001 - 08:07 am Caqli hawiye xumaa. Faan badanaa, war maadaa Dowlad Somlaiyeed madax u noqon kara. |
    Kaliyan | Tuesday, April 10, 2001 - 01:52 pm Kadare, Ma run bey kaa tahay mise waad iska ciyaaree? Mise xanaaq baa kaa keenay waxaad sheegeyso? Walaal, soo ma ogid in uu hawiye yahay qabiil aad u balaaran oo leh malaayiin qof, sidee macquul u noqonee waxaad sheegeyso? Dadka kuu jawaabay waxaa ka keenay in ay sidaas u jawabaan xanaaq iyo amakaak hadal kaagu leeyahay. Hawiye & darood-ba waa laba qabiil oo Soomaaliyeed, waa dad Muslimiin ah. Alle (SWT) waxaa uu yiri Qabiilka waxaan u sameynay "Litacarafooni" Si aad isku aqoonsataan, qabiil looma abuurin in aad tiraahdo "Hahiye waa wada axmaq oo hal qof oo gabay tiriya kuma jiro." Wey jiraan dad fara badan oo Hawiye ah oo gabay qorey, weyna jiraan dad fara badan oo dalkeena Soomaaliya u dagaalamay kana difaacay gumeysiga. Waxaa ka mid aheyd Xaawo Taako, waxaa ka mid aheyd Maryan Saalax oo waraf ku soo riday diyaarad talyaani ah, waxaa ka mid ahaa Dhagax-tuur, waxaa ka mid ahaa General Da'ud, waxaa ka mid ahaa Wardhiigley, waxaa ka mid ahaa Faarax San-gaab, waxaa ka mid ahaa Bandiiro. Gabayaa hawiye waa buux, Maxamud Ciil waxa uu qorey gabayo kala duwan uu amaanayo dalkeena Soomaaliya waxaa uu geeriyooday 1957. Waxaa ka mid Cabdulle Weheliye, waxaa ka mid aheyd Calaseey Afrax oo dhimatay 1946. Walaal, waa buux dad cilmi leh oo hawiye ah, Aaden Cade wuxuu ahaa nin baadi-cade ah, wuxuu ahaa hawiye wuxuuna ahaa madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya. Waxaa muhiim ahaan jiray Soomaalinimo, laakiin hada waxaa muhiim kula ah daarood-nimo. Qabiil waa wax laga tagay, aniga waxaan ku tusaayay in warkaadu beenyahay. Alle (SWT) baa ummadaha oo dhan abuuray, ummadkastana wey ka duwantahay ummada kale, ummad kastana wey leedahay wax kasta. In qabiilka hawiye oo malaayiin qof ku jiraan aad generalize gareyso ma fiicna. Qabiilka ha la iska daayo! Qabiil waaye waxa dalkeena & dadkeena baabiyey. |
    Anonymous | Tuesday, April 10, 2001 - 04:31 pm KADARE WAABAD KA DARTEE!! MAXAAD DAMEERADAN KALA HADLEYSAA? KUWAAN IYAGAA MARDHOW DHAMAAN DOONA ILEYN DAAROOD WAX U SHEEGA MA JIREE,XOOLAHAN. |
    waranle | Tuesday, April 10, 2001 - 10:12 pm ku;kadare waxaan aad uga xumahay hadii aadan tariikhaha soomaliyeed aadan war buuxa u hayn inaadan waxba ka sheegin waayo waxaalaga yaabaa inaad qabiilada soomaliyeed ee kale aad ku xad gudubto,ileen inaga waynu is haynaa oo dhib malaha,waxaan kaloo jeclaan lahaa in aan kuu sheego. waxaa jirtay in arin waa dhacday ay ahyd dameer iyo dhurwaa ay isu jafle dhigteen oo la yiri nin waliba jaflaha toban jeer ayaa loo tinayaa markaas ayaa arintu noqatay in dhurwaagii yiraahdo aniga ayaa ku horaynaya markaasaa dameerkii waxba kama qabo ileen dhurwaa dameer waxba kama qaadi karee tobankiisii ayuu dhamaystay arintu waxay bilaabatay dameerkii oo markii u horesay u diyaar garoobay jaflihii markii hawsha igu horaysaba dhurwaagii baa la yiri tirada hay kow markii laga rebayba waxu yiri toban toban toban ayuu qaylo ka bilaabay marka kadare dhurwaagii baad noqoteen |
    laf dhabarka somali | Wednesday, April 11, 2001 - 02:02 am qancinta daarood & warmoognimada Kadare: Horta soo dhawaada ma fiicna in aan caayo daarood waana ceeb laga xishoodo waxeey leeyihiin dad wanaagsan,laakiin ma xuma taariiqda in la idiin sheego, UGU horeeyntii ma hurudaan mise weershaa tihiin? Daaroodse yaa helay asagoo geedsaaran,oo gabardireed u qalqaalshay,taas ka gudub horaa loo yiri dad waxaa kuugu daran ninkaad dhaqaaleeysatee,....Usoo laabo taariiqda soomaliya yaa xubin ka leh.yeey ahaayeen nimankii u dhintay calanka soomaaliya ee liqay warqadaha? Horta ma taqaanaa dadkaan indhaha fiiq ha kaagalee C/LLAAHI CIISE & CALI NUUR & SALAAD GABEYERE & AADAN CADE,dabaal inaad tahay yaa siyaad bare xidiglaha u magacaabay markisii hore,waryaahe goormeed aqliyeeysa doontaa??? |
    kadare | Thursday, April 12, 2001 - 09:40 am Ninka ku maahmaahay Dameer iyo Dhurwaa, waxay ilatahay inaad muujisay halka kataagantahay somaldida oo aanu horay u ogayn. Dameer, dameer buu ka hadlaa. Wixii aanu ku ogayn uun baad noqatay. War anigu sinaba iima gaaraysid, kuumana soo socda, tasho baan ku leeyahay Hawiyeeee ee dameerkaagii ku noqo. Gabadhan soo tirisay salaad gabayre ala ha unaxariiste, wuxuu ahaa nin wanaagsan oo soomali ah laakiinse wax taariikh ah oo aanu ka wada hadalno majidho,ee taariikhda been ha sheegin. |
    Kii idin wasey Cuuc | Thursday, April 12, 2001 - 01:47 pm To:Kadare huhaa guskeygaa wali kugu jiro ee markaad iska bixiso aan kuu arkaa qof wuxuu qorey la'aqrisankaro inaad tahay iyo inkale balse hada ileen waxkale ma'awoodide wuxuun iska qor qor yaa' waxaan soo xasuustaa my first girl markii aan iri waan kaa tagayaa bey Email igu waali jirtey ayadoo emailka iigu soo direysa caay aflagaado mar-mar salaan mar mar warqado jaceel ah waxbey sasawireysaa mar mar qofkale bey inta iska dhigto bey balaayo inta qorto iigu soo dirtaa email markii dambena heer waxaan gaarey markaan fiirsho emailka hadii ay ayada tahay ruuxa soo direy warqada inaan xataa aqrin oo aan iraahdo war waa tii waxba ha'aqrin ee iska tir-tir idinku mafahanteen hada war hadii aad adigu wax qorto iyo hadii aad wax sawirto xataa maba aqriyo anigu maxaa yeeley nin laga raayey waligiisba waa lagu ogaa inuu kahad hadlo darbiyada gadaashooda ee markaad guska iska bixisaan baan idin dhageysan doonaa mida kale anigu horaan idiinkaga ciilbaxay oo hadana ciil maba idiin qabo oo inaad jirtaan ba ma'ogi ee nagu kala wadiya Somalia waan sidaan idiinkaga soo eriney'e barbar yada badana iska yareeya iyo beerlaxawsiga |