Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): BAAQA BEESHA XAAWADLEH BY MIDNIMO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Friday, March 23, 2001 - 01:31 am
GUDDIGA SARE EE BEESHA XAWAADLE OO BAAQ SOO SAARAY

Shir ay yeesheen guddiga sare ee beesha Xawaadle 17-18-kii bishan oo ka dhacay Hotel Guleed ayay Beesha ugu baaqdeen Ummada Soomaaliyeed in Dowladda C/qaasim aysan dan u ahayn rabitaanka shacbiga iyo ka run sheegidda xaqiiqda dhabta ah ee jirta.

Beesha waxay baaqeeda u soo jeedisay ururada Caalamiga ah, kuwa Goboleed iyo kuwa aan dowliga ahayn in aysan wax Umm-adda Soomaaliyeed lagu caburinayo ku taakuleynin Dowladda C/qaasim, taasoo ay yiraahdeen waxay keeni kartaa Dagaal.

Baaqaan waxaa ku saxiixnaa Maxamed Xasan Cabdi iyo Barre Axmed Wehliye.

Xiddigta Panorama & Midnimo Information Center ( mic )