    Barni | Saturday, March 24, 2001 - 06:19 am saxiib C/yusuf wuu fashilmey wax dan uu wado ma jirto wuxuu raadiyaa dantiisa gaarka ah, ii sheeg wax wanaag uu Qabtey lagu Amaano wax aan dhibaato ka aheyn, xoolhii shacabka ayuu dhacay, London = ayuu guri ka iibsadey intuu ka keeney dhaqaalihii shacabka maahan, fandlan intey shacabka kaa tuurin isaga tag maamulka, shacabka ayagaa yaqaana dantooda ,sharaflaaawe/c/yusuf tuug |
    Badhan | Saturday, March 24, 2001 - 07:55 am Is this the new version of the French language?. |
    Miida | Wednesday, March 28, 2001 - 09:44 am No, it is the language of Waxgaradka gobolka? Sorry, you are not one of them, not invited! |
    xaliimo,GO. | Monday, April 02, 2001 - 10:37 pm To.Barni, Barni waxaad tahey moyaan xun oobelwad ah,dhilaad tahey markaas ayaad rab taa inaad wax kasheegid nin dhan oo ma ,sula. so baro sida lo hadlo.gävla fifan . |
    Caaqil | Thursday, April 05, 2001 - 12:07 am To:Barni abaayo gabar ayaa tahay ee siyaasada kabax caydana daa waa madaxwaynee anaga hadaa nahay reer puntland madaxwaynaha ma cayno ee waxay ilatahay in aa tahay Mooryaan |
    Oday | Thursday, April 05, 2001 - 03:41 am TO Barni,Xaliimo iyo inta kale Ugu horeeyntii Barni waad sax san tahay oo ninkaas shacabkii xoolaha ayuu dhacay, hadii aan iska qabana Puntland wuu kharibi doonaa. Waa nin wax iskuma fala ah, ma xishooda ah, Ilaah aan aqoon, tolna aan garanayn, dantiisa u cad oo. Inta wax ma garadka ah oo sidaa diidana ha loo sheego. Ninkii u malaynaya inuu C/laahi qabiil wax ku bixiyow haku hungoobin. XALIIMO GO: Adiga cayda ma fiicna oo xitaa qaabka aad u caytamayso qaab fool xun weeye. Dadkii dalka wax ku caayi jiray, markay yurub yimaaden oo wax is caayaya waayeen waa iska daayeen caydii, adiga maxaa dhacay Isweden wax kaama badalin, mise hadaa timid? Caruurtaata sidee u edeb bari doontaa? Anigu sida midka ku yiri gabar aa tahay siyaasada ka bax ku dhihi maayo, balse kasoo qayb gal oo cayda jooji Ilaahna kabaq oo isku xishood! C/laahi Yusufna dan kuuma hayo Majeerteena dan uma hayo |
    MR X | Wednesday, April 11, 2001 - 01:46 am BARNI NAAHEEDEH WAXAA KU IDHI AFKAAGA HAGAAJISO OO WAX ISKULA HADH OO HADANA XISHOW SIDII DUMARKA LAGU YIQIIN AMA DHAANTA OO WALASAQO TUMO. CABDULLAHI WAA HOGAAMIYA WUXUU AHAADABA DADKIISA KU JECEL KUNA DOORTAY. MR X |
    PUNTLANDER | Thursday, April 12, 2001 - 12:53 am TO: Mr X, Xaliimo, caaqil iyo dhamaan inta kale oo caytantay iyo intaan wax iskula harin dhamaantiin. war idinkaa u baahan inaad isku xishootaan gabarta meesha FIRADEEDA ka dhiibatey maxaa intaad u soogasheen dooda cayda ama aflagaadada ula timaadeen, qofwalba oo san kuneefla ah wuxuu xaq uleeyahay wixii Firkadiisa ah ama codkiisa inuu ka dhiibto wixii danaha dadweenaha ah, waxaan kaloo layaabey ninka yiri gabar baatahee Siyaasada kabax aniga waxaan qabaa GABDHUHU iney siyaasada xaq ulee yihiin iney ka hadlaan sababtoo ah waxaan waa wax inawada taabanaaya qofwalbana waa ka dhiiban karaa codkiisa, DIINTEENA xataa mamabnuucin in ay DUMARKA XAQOODA kahadlaan, intii soomaliya dhibatada ka dhacaysay waxay ku dhaceesay badankood MAATADA (caruurta iyo DUMARKA) marka sidee bey ku soconeysaa in RAGU uu yiraaho anaa kuu daneenaaya markaan rabo baan ku dilaayaa oo ku xasuuqaayaa ku kufsanaayaa iwm mana ka hadli karti wixii Xaqaada ah oo anaa kuu hadlaayay hadaan ahay RAGGA SOOMALIYEED. Ragu saas mawada qabo inta maskaxdaas ku fakartana waa dad JUHALAA ah. waxaas waa jaahilnimo Dumarka iyo qoflwalba oo qaan gaar ah xaq buu uleeyay iney SIYAASADA ka qeebqaataan, JAAHILNIMADANA iska daaya, DIINTA lafteedana sifiican usoo barta. Hadaan isku soo duubduubo dakiina meesha ka hadlay oo u jawaabay Barni waxaan u arkey iney CAADIFAD ina qaaday garan maayo ineytahay CAADIFAD QABIIL AMA CAADIFAD SIYAASAD laakiinse maydan u hadlin si dad wax garad ah oo doodiinu wax nuxurleh ama cadeen ah oo aad ku cadeeneesaa wixii ninkaas lagu sheegey BEENINAAYA meedan la imaan oo waxaad lasoo gasheen dagaal iyo aflagaado taas baa cadeeneysa ineysan doodiinu ku dhisneen wax siyaasad ah. Marka waxaan idin dhihi lahaa walaalayaal bal soo badala hadalka iyo qaabka aad u doodeysaan, iskana daaya qofwalaba markuu waxa sheego aad lee dihii waa MOORYAAN iyo ina hebel, qofku waxaa loogu jawaaba si wanaagsan adoonan SHARAFTAADA katagin hadii uu xataa yahay qof caytamaaya waxaa waajib ah inaadan ku dayan oo aad sharaftaada heesatid. Aniga qof reer Puntland ah baan ahay waxaana dhacda inaan marmar ka qaarkood ku yaqyaq sado sida ay u hadlaayaan kuwa isku sheega iney difaacayaan Puntland, laakiinse waxaan ceeb iyo sharaf ka dhac ah u soo jiideen PUNTLAND. war isku xishooda oo ciyaara SIYAASADII nala ku yiqiin hadaanu nahay reer Puntland oo iska daaya aflagaadada. |
    shilke | Thursday, April 12, 2001 - 02:23 am kuwa ceytamaya caadi ban u aqaan ka waran waa reer mahad qaboobe niman la oran jirey oo hadeer la dhaho reer mahad waalane .cabdulaahi baa waaley waana wada rer badiye reer koshinkii siyaad bare oo kale ayey noqdeen caqli ma jiro war heedhe cabdulahi xukunka mar dhow ayuu wareejin kadibna qabrigiisa ayuu gaalkacayo ka qotay iyo meeshii lagu duugi lahaa ee odeygaas beerka expireka wata haku dabo dhimanina ee walaalahiin aqooda oo majeerteen nabad kula noolaada meesha siyaasad fiican cayaara ama kaadidii geela oo aad ku faro xalan jirteen oroda ku laabta ama xataa askariga waalan ka haree bhdga reer mahad almiino ku dabo tukada asagaa wax garad ahe dadka sida loo xukumo yaqaane . magac iyo sumcad fiicana idiin soo jiidaya meesha abdi wadne expire ceebta idiinka soo jiidayo to barni abaayo taas cidwalbaa og xaalada pland ka aloosan oo u dhoow dadka wada dhashey dhiigooda xalaaleystaan tlis xumo iyo cabdulaahi wadne expire oo waali la horboodaya abdulaahi musuqmaasuq no 1 he must resighn and get lost |
    shilke | Thursday, April 12, 2001 - 02:28 am to badhan adiga naftaada inuu majeerteen isku baabao sidey kula tahey sida hawiye oo kale . taas ayaad hadaba taageertey ee ogow . and it will happen soon you will see your eyes. |