Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Soomaalida ayaa ugu badan dadka cadaabta Alle galaaya waayo? akhriso.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Allale

Saturday, March 24, 2001 - 08:52 am
Somaalida maanta nooli waxay caadaysteen xumaan oo dhan sida: qabiil,xaasidnomo been abuur, ka daba shaqayn, isku dirid, sino khamri, jaad,tuugo iyo qaar kaloo badan. hadaba sideen u bad baadinaa wixii talo ah halkan ku qor. Waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 09:50 am
soomaalida waxaad kasheegtey dhamaan waa sax waxaanad mooddaa inaan iskusi wax u aragno waxaanse kuku darsanayaa :waxaa loo baahan yahey dhalin yaro u halganta jiritaanka iyo magaca soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Monday, March 26, 2001 - 11:09 am
to/alale
looxu maxfuudka miyaa laguu ogolaaday
inaad soo akhriso sidee u tiri gelida
cadaabka soomaali ayaa ugu badan
waxaad ogayn oo qeyb ah ka gaabso
toobadna keen qaybka ilaah kaliyaa ku cilmi leh???
sikale u waani dadka islamkaa ee walaalahaa ah
waa soomaalidee,,,,,,,,,,????????????????????????