Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Isaaqu ma Yibiraa Mise waa Sanka Yeer ???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hirkaan

Saturday, March 24, 2001 - 06:55 pm
Anigu waxaan u Maleeynaa in ay Yihiin reer BAARE ama adoontii u shaqeyn jirtay (Mililiq)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadar

Wednesday, March 28, 2001 - 11:47 am
soomaalida kale maxay tahay haddii aad Isaaq garatey, ma garacbaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 01:58 pm
Caqli xumada meel fog ka keeni meysidoo ileen Doofaar iyo Guriila ayaa asalkiinu ahaaye, Duriyada reer Sheekh Isaxaaq afkaaga huurada leh ka jeedi. Marku Sheekhu (Naxariistii jano ilaah ha ka waraabiye) idinka dhigay dad Muslim ah, oo cawaanimodii iyo qaawanaaniti aad banaanada isku baacsanjirteen dhaqan idiinkayeelay, sidii abo-yaashiin ugu xamdi naqijereen inaad ugu xamdi naqdiin bay aheyd. Macalasaf, taa ma aragno maanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEILA

Sunday, April 01, 2001 - 08:54 am
ananymous saxiib tank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Tuesday, April 03, 2001 - 10:20 am
Sanka yeer waa maxay? War heedhee Yibruhu Soomaali ma aha miyaa? Qabiil caayisi wax ku tari mayso. Kora oo caqliyeysta.