    Anonymous | Sunday, March 25, 2001 - 02:05 am Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa shalay u dhoofay dalka Shiinaha oo ay uga qeybgalayaan shir halkaas ka dhacaya. Madaxweynaha ayaa lagu soo warramay inuu codsaday inay u qaado dalkaas diyaarad ay leedahay Soomaaliya, waxaana la sheegay inay isla shalayba qaaday diyaaradda Air Somalia. Maamulaha shirkadaas Muqtaar Xaamid Xasan ayaa xalay QARAN u sheegay in Madaxweynuhu jecleystay inuu ku duulo diyaarad Soomaaliyeed sidaas darteedna ay ka oggolaadeen. |
    JAMAMA | Sunday, March 25, 2001 - 09:35 am I LIKE THE GUY!!! WAY TO GO GHELE!!! I LIKE HIM BECAUSE HE HAS SHOWEN US SO MUCH EFFORT AND ENERGY THAT NO OTHER COUNTRY HAS SHOWN US OTHER THAN THOSE NORTH AMERICANS AND EUROPEANS THAT TOOK EVERY OTHER SOMALIAN AS A REFUGEE WHO'S FORTUNATE ENOUGH TO FLEE FROM THE FIRE!!! SHOW SOME RESPECT THE GUY ATLEAST HE HELPED US BRINGING BACK OUR DIGNITY "SOMALIA" AND DON'T BLAME ARTA PEOPLE IF THEY CAN'T RUN THE PLACE PROPERLY - THINGS ARE NOT THAT EASY OUT THERE BUT AT THE SAME TIME THEY SUCK TOO!!! THANX FOR HELPING US BUT NOT PUTTING ARTA GROUP IN CHARGE ALTHOUGH THE FUCKERS COMPLAINING NOW DIDN'T GO THERE FIRST TO BEGIN WITH. AND I DON'T WANT TO SEE THESE FUCKING WARLORDS CARRYING OUT LOUD AFTER THEY DIDN'T EVEN PUT ANY EFFORT OF GOING WHERE THE REST OF SO CALLED SOMALIAN LEADERS MEETING!!!! MAYBE IF THEY'RE GONNA GO THERE THEY'RE PROBABLY GONNA BE PART OF THIS SO CALLED ARTA GROUP OR MAYBE THEY DIDN'T EVEN HAVE ANYTHING TO OFFER!!! I DON'T KNOW!!! NOW, THAT THEY FINISHED THEIR MEETING IN ETHIOPIA ARE THEY STILL GONNA CRY OR DO SOMETHING THAT'S REALLY WORTHWHILE FOR US!!!! OR WE'RE GONNA HEAR ANOTHER NAME CALLING LIKE ARTA? I DON'T KNOW!!!! BUT, ALL I KNOW IS GHELE DESERVES A GREAT DEAL OF RESPECT WHETHER WE GIVE HIM NOW OR LATER!!! AND HE DOESN'T NEED ANY RECOGNITION FROM ANY SOMALIAN WHETHER HE'S THEEEEEEEE ONLY ONE WHO HELPED US ATLEAST HAVE SOME SORT OF "GOVERNMENT" AFTER 10 YEARS OF NO SUCH THING!!!! |
    noheroes | Sunday, March 25, 2001 - 08:12 pm Maybe it is pay back time for all the free accommodation and food given to the people who went to arta. Ismaciil Cumar Ghelle is cashing on on his investment. I wonder what he will receive next from grateful shady-businessmen? |
    AHMED | Sunday, March 25, 2001 - 10:07 pm CHINA IS THE BEST BET FOR US TO REBUILD OUR COUNTRY IS A GOOD FREIND FOR SOMALIA ISMAIL OMAR GHELE UNDERSTANDS THAT HE IS MY HERO I WISH ABDIQASIM WILL STOP NAMING HIS COUSINS AND GET IN TO THE JOB OF BEING SOMALI PRESIDENT AND THEN WE WILL HAVE CONSTRACTIVE POEPLE OF HAWIYE AND CHINE CO-OPEREATION AND WE BLEDGE TO SUPPORT CHINA INTEREST IN UNITED NATION IN REGARD OF TAIWAN...PLEAASE LET THE OUR GOVERMENT NOW AS SOON AS POSSSIBLE TO GO TO CHINE AND GET RECONSTRACTION OF THE PROJECT THEY DONE BEFORE IN SOMALIA LIKE THE ROAD FROM BALETWEYN TO MOGADISHO,DAKAD DIB U DHISKEEDA AMA HADII LOO BAAHDO MID CUSUB OO LAG SAMEEYO HARARDHERE IYO TIYAATARKII,FAANOOLE,IYO WAXYAABO BADAN AYEEY CHINE QABAN KARTAA DHULKA SOOMAALIYEED DADKA SOOMAALIYEED SIIBA HAWIYAN AAD BAANU U JECEL NAHY DAD CAQLI BADAN OO SHAQEYSTA WAA IN SIYAASADEENA DIB U DHISKA DALKA CHINE LA HOR DHIGAA GUUL AYAAN U RAJEYNAYA ISMAIL OMAR GHELE GEESIGA IRIR SAMAALE. |
    canfar | Tuesday, April 03, 2001 - 12:22 am Ismaciil cumar geele oo ku duulay diyaarad somaliyeed ayaa la sheegay, waxa kalle oo la sheegay in uu intii uu jogay China uu la hurday gabadh cayra oo cabdi qasim diyaararda u sii saaray oo yiri ku raaxayso anigu imma hallaysid oo mashquul ayaan ahaye cali khalifna waa mashquul isna, marka gabadhaas quruxda leh ku raaxayso inta aan is arkayno |