Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Sumcad xumo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Sunday, March 25, 2001 - 07:44 am
Waxaa maalmahaan meelkasta ku qoraa dad lagu laayay Hotel Ramadan -barlamaanku sheega kooxda Carta- warkaas oo ku qoraa meelo kaladuwan oo netka ah. Laakiin waxaa aad u yaableh in idaacada aadka u codka dheer ee BBC-du aysan xittaa soo qaadin halka ay xabbaddii ka dhacda baadiyaha Puntland ay ka dhigayaan war aad u wayn oo ay buunbuuniyaan. Ma ladhihi karaa marka BBC-du waa idaacad dhexdhexaad ah?. Umalaynmaayo
Yuusuf Garaadna wuxuu isugu dhurtay wariye Cayr ah, taas oo meel kagalidoonta taariikh saxaafadeedka soomaalida, ninwalbaa wuxuu galaa iyo wuxuu gudaa waa wax meel uyaalla,
Waxaase iigalasii xun kuwa uu Badhan ugu yeero "Mooryaan Lovers" ee Puntland fadhiya oo warka u soo tabinaaya, kuwaas laftigoodu waxay galaan iyo waxay gudaan waa wax meel uyaalla.
runtii anigu maqabo in saxaafadda lacaburiyo laakiin waxaa jirta in qofkasta (siiba joornaaliistayaasha) uu xilka saaranyahay dalkiisa iyo dadkiisa, waxaan kale oo hubaa in BBC-du aysan ahayn idaacad dhexdhexaad ah ee aytahay idaacad u ololaysa tirtiritaanka Puntland.