Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Somalian a new party somalia anti-warlords sawl
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Sunday, March 25, 2001 - 12:04 pm
soomaali ma tahay ma rabtaa nabad dalkaaga ka dhacta urarkaan waxaan samaynay markii aan araknay
dhibaatada dalkeena ka dhactay oo ay noo keeneen
kowa xabad wax ku radinaya sida oo aan ahayn xisbi namadoona
urukaani wuxuu ka soo horjeedaa kuwa xabada wax ku raadiya waxaana ogolnahay kuwa isticmaali
caqligooda iyo cilmigooda si ay xal ugu keenaan wadangooda marka aasaasaha urukaani waa daahir oo
loo yaqaan Xaange oo dagan dalka sweden stockholm
marka ma rabtaa inaad ka mid noqoto urukaan igala soo xiriir Haange@hotmail.com