    ismaaciil | Monday, March 26, 2001 - 06:15 am waxaan layaabaa nimankaan majeerteen cabsida & colaada gaamurtay ay uhayaan reerkaan deriskooda ee Sacad Siciid,waligay qabiil xadkaa loo nebcaado ma'arag,xitaa arkayoo saas Yahuuda & xabashida uma nebcidiin;anigu waxaan ahay nin Daarooda kana ah Warsangeli waayo arag ah dhulbadan gudaha & dibadaba soo maray yaqaanana illaa xad dhaqnka beelaha hadana ma'arag wax illaa xadkaa isneceb.Waxaan dersay bal in Sacadku cudurka la qabaan waxaa iiga soo baxday wax limit kaas & wax u dhowba inaysan uqabin balse ay ku jirto 'foojignaan'ah in majeerteenku axdi & balan inuusan galin.Sidoo kale waxaan daraasy bal in Daaroodka kale laqabaan kallaa kuwo ka mid ah xidhiidh wanaagsan ayey leeyihiin sida:Ogaadeenka & Mareexaanka.Haddaba Majeerteenow maxaad meel walba ula taagan tihiin Sacadbaa saas yeelay meel sacad ku jiro marna gali mayno haddaba waa su'aale waxgaradka majeerteenow sidee ku xalinaysiin mashaalika dhuleed,dhalasho & afkaarba ee idin dhexyaala adinka & sacad.Noo sheega hadii ay jidhaan wax aadin ka samri karin ee'ay idinku suubiyeen anagaa walaalihiin ee ragga la xisaabtameenn,haddii kale naceybkaan ha ku naartaginina waa iga talo. |
    Ina-hashi boqol | Tuesday, March 27, 2001 - 08:17 am warmiyaadan ogeen waxay majeerteen balo ku dhigeen dad iyo duunyo aaway?waxaan dabaqyo Xamar,Kismaanyo,Gaalkacyo kataagnay maalin cad ayey diirteen,waxaaba intaas noo sii dheer waxay dhulka ku jiideen sharaftii Majeerteen.Maantay majirto cid naga haybaysanaysa iska daayoo Guntii baa meel nala ka dhigo la'anahay;markaas ayaad nin yahow naleedahay maxaad u necebtihiin. Hadii aad niman tolkeena tihiin nimankaas nooga soo qaada diyadeena iyo dib usugitaanka haybadeenii ay lumiyeen,hadiise kalase warka cantarbaqashka nagala tag awalbaan teena u yaabanayne. |
    Badhan | Tuesday, March 27, 2001 - 08:45 am Ismaacil; You're either ignorant about the facts on the ground, or you're simply a lost moryaan/lover who is desperately seeking for attention. Either way, it is not relevant for you to mention the name ‘Warsangali' in your unthoughtful analysis So, next time I would appreciate if you use some other mediocre names such as Caydh or . . .perhaps....... in your postings. |
    REER MAHAD | Tuesday, March 27, 2001 - 10:35 am WAR YAA MAANTA MAAMULO GAALKACYO SXB SOWSE MA AYNU MAAMULIJIRIN BARIGII HORE XATAA, |
    Cawil | Tuesday, March 27, 2001 - 07:21 pm Waar maxaa tidhi? sacad siciid? waar sheekhow waxaan filayaa in aad khaldantay. nimankan aad sheegatay ma yaqaannaa Sacad siciid kan aad sheegaysid Saxiib.Hawiye waa u hawiye. dabo madoobe dabomadoobe. that is it. Sow kuwii badhan kaga heesayey markaa carta dawladda lagu dhisay. Duuflow Hawiye Deerow Isaaq soo doorataye meel aad degtiyo dal makuu hayaan |
    Gaaxnuug | Wednesday, March 28, 2001 - 04:37 am KU:Ismaaciil, Boowe maxaa xal la raadshaa ragbaa la taagan waa ina waseen sida gabinada Badhan & Garoowe.Xal kale ma hayno illaa ay naga meeleeyaan labada gaban. |
    MMj | Wednesday, March 28, 2001 - 05:05 am markhaati baan ka ahay inaan dhoor jeer ka akhriyey page-ka Puntland ninka la yidhaa Badhan oo leh "Hawiyaa ifuulay aniga iyo reerkeena",balse ma uu san sheegin reerkay ahaayeen. |
    WISIL | Saturday, March 31, 2001 - 02:03 pm MAJEERTEEN ANAGOO SIDI MAREEXAAN UGALIN BAY ISKU KAADIYAAN HADAY MAGACAYNA MAQLAAN TAASOO WAX KALE AHAYN WAXAY UN OG YIHIIN AWOODEENA TAASOO DAAROOD OO DHAN KAADI KA KEENTA CEELDIID GEESIGA BIRTAAHIYO MAJEERTEENKA QARXIYOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO SI YOH IN GAALKACYO YUO WIL BE DEAD QAXA ISU SII DIYAARI |
    Anonymous | Saturday, March 31, 2001 - 04:22 pm ninkasta wuxuu rabo ha dhaho majeerteen waligiinba waa idin wasi jiraynay hadan sidoo kale ayuuu wadaa marka hadaa rabtid iska dhig daarood ama qari qabiilkaaga anagu noo ma dhuumanaayo hawiye futo madoobe ama dadka cadawga ku ah majeerteen balse majeerteen waa dad faraha ka batay cilmina leh reer magaalna ah mana maad gaari kartaan hada way idin maamulidoonaan |
    Sharmaarke | Monday, April 02, 2001 - 03:27 am majeerteenku waxay sheegtaan in Sacad ka dilay dad gaaraya 1500 qof, xaqiiqdana aan la'ogeen.Ayadoo sidaas jirto ayaa Sacad diyadii ay bixiyeen sanadkii 1994.Haddaba madaxda majeerteen haday khiyaameeyeen shacbigooda maxaan ka qaban karnaa arrintaas? ordahayow la xariira maamul ku sheegyadiina? waxaa la hayaa rasiidyadii iyo secret camera oo support gareenaya arrintaas. Waxaa maqlay in qayb lacagtaas ka mid ah ay kala qaybsadeen Jaalle mujrim & munaafaq M.A.Haamaan iyo Jaalle munaafaq A.Y.(ina-yey). Haddaba ninka la yiraa Ismaaciil(qoraha mowduucaan),adigoo ku mahadsan sida xaqiiqdu ku jirto oo aad uga warantay runta kama dhibcaanka ah;waxaan kuu sheegayaa in Sacadku ay bixiyeen diyadii been abuurka ahayd oo ay majeerteenku codsadeen. |