Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Mudulood Waa Ashraafta Somaliyed Waana badbaadiyaha somalia Waligoodna dulinimo Qiyaano iskuma raacin Waana Qabiilkii somalida ugu horeeyay ee dilay Gaal soo caga dhigta Somaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudulood

Monday, March 26, 2001 - 10:54 am
Walaalayaal waxaan jeclaaday in aan soo bandhigo maqaalkaan oo aan ku baro dadka somaliyed waxa uu yahay qabiilkaan mudulood.
Hadii aan mid mid u sharaxo dhamaan intii aan ku xusay cinwaankayga.oo aan ku bilaabo qodobka ugu horeeya:1-waa ashraafta somalida=shariifnimo hadii aan dib ugu noqono waxay salka dhigaysaa dhawr sanaan iyo islaanimo dhab ah hadaba ashraaf waxuu ku yahay waa dad muslimiin ah culimana ah oo ku dheerayn jiray aqoonta diinta islaamka iyo waliba xifdiga qur,aanka waxayna lahayeen magaalooyin caan ku ah barashada diinta islaamka sida magaalada warshiikh oo dadka taariikhda wax kaqoraa ay ku sheegaan in ay ahayn magaalo xadaaro leh oo somalidu leedahay halka magaalooyinka kale ee kuyaala dhulka somaliyeed ay deganaayeen dadka gibilcadka ah.hadaba maqaaladaas waxay ahayd ilaa iyo hadana tahay magaalo caan ku ah barashada fiqiga iyo luqada carabiga.
ashraafnimadooda waxaa kaloo ay ahayd in ay ahaayeen dad dhowrsan oo ku dhowrsan diinta islaamka marka ay noqoto dadnimo iyo dagaalna waxay ahaaayeen dad aan dulmi maqlin karin oo jebiya cidii kusoo gardaroota waxayna ahaayeen dadkii jebiayay burcadkii dumarka kufsan jiray ee cali yuusuf iyo ina cabdile xasan waxaana layaab lahayd in ay soo dhaafi waayeen meelihii ay kala deganaayeen sida hubyo iyo hiiiiraan mar ayuu iskku dayay in uu cali yuusuf soo weeraro waana lajebiayay oo fardihii laga reebtay ayaa wali waxy joogaan C/yabaal iyo budbud iyo dabciroole.
2:-Waabadbaadiyeyaasha somaliya:waayo waa kuwii jebiyay ingiriiska bilowgii aas aaskii S.W.L waa kugii loogu yeeray gaaljebeyeyaashii waxaana halkaas ku timid xuriyadii somaliya iyadoo waliba ncaalamku garowsaday xiligaas in somaliya ay yihiin dad xuriyad doon ah halka somalida kale ay ku mashquulsanyeen in ay qaarkood ilaashadaan xoolahooda qaarkooda ay isticmaarka lashaqaysan jireen waxaa kaloo daliil u ah in ay somalida badbaadiyeen iyagoo uu ka dhashay madaxwaynihii ugu horeeyay ee somaliya xaaji aadan cabdule cismaan oo ilaa iyo hada nool sidoo kale waxaa ka dhashay janankii ugu horeeyay ee ciidamada qalabka sida waxaana layaab lahayd in markii uu geeriyiooday alaha u naxariistee jeneraal daa,uud ay ugu danbeeysay ciidan dhab ah oo somaliyeed oo isku kalsoon.waxaa kaloo layaab lahayd iyadoo markii uu adan cabdule uu kadegay ay isbedeleen wax waliba oo ay dowladii ka bixi waysay musuqmaasuq iyo in la iibasaday deegaankii N.F.D oo ay iibsadeen maxamed ibraahim cigaal iyo cabdirshiid cali sharmaarke waana kii keenay in afgenbi dhaco.Aadan cabdule cismaan waa gii uu kadegay madaxnimada somaliya ayaa u danbaysay rejo somaliyeed maalintii uu geeriyooday comanderkii ciidamada qalabka sida ayaana u danbaysay rajo iyo isku kalsoonaan ay yeeshaan ciidamadii qalabka siday waxaana marag madoonto ah in markii looqaaday moosko oo laga qaaday talyaaniga in uu yiri wasiirkii gaashaan dhiga ee waagaas joogay midowgii sofeeti in uu ooyay oo uu markaas ayuu waydiiyay jeneral daa,uud wasiirka sababta uu o ooyaayo wuxuuna kujawaabay wasiirkii gaashandhiga ee midowga sofeeti.:jeneraalow sababta aan u ooyaayo waxay tahay meesha ay ku danbayn doonaan ciidamada somaliya ee lamidka ah inan yar ee soo koraya hadii aad adigu dhimato kolay meesha u danbaysay ciidamada qalabka sida waa iska muuqataay.
waana qabiilkii dilay qaalkii ugu horeeyay ee soo caga dhigta somaliya waxaayna ku dileen magaalada warshiikh.waligoodna iskuma raacin dulinimo kolay qabiil dad xun lagama waayo laakiin waxaa lagu kala duwanyahay gobnimada iyo wanaag isku raacida.waxaana layaab leh in waligood dadkii ugu jiray maamuladii wadanka soomaray waxay ahaayeen dadka ugu daacadsan oo nin kamid ah laguma haayo denbi uu ka galay wadanka iyo dadka mana jirto cid ka eed sheegata.