We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 11:38 pm Waa urur cusub oo laga baxay Somalia Anti-warlords movemant SAWLM, ururkaan asaaskiisa waxaa ka danbeeyey Daahir Ali oo dagan magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Ka dib markuu arkay gudoomiyuhu dhibaatada ka dhacaysay wadankiisa ayuu wuxuu arkay inay muhiim tahay aasaas urur kan oo kala ah. Hadaba ururku ujeedatiisu waxa ay tahay isku keenida fikrada umadda soomaaliyeed anaguu si guud jecel inaan uga soo horjeesano umada dhibaatada jecel gaar ahaan kuwa wax ku raadinaya inay wax ku helaan is ku dhac umadda dhexteeda taas oo keentay inay umad badan oo soomaaliyeed kudha dhamaadeen, Marka walaalayaal ururkaan waa mid ka soo horjeeda kuwaas. waxaan walaal taageeraynaa kuwa caqligooda iyo cilmigooda isticmaalaya si ay ugu helaan xal wadangooda. Maya kuwa wada qoriga, ka m id noqo urukaan adigoo naga helaya e-mailkaan Haange@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 05:07 am We have no desire of joining the organization of ignorant mooryaans/mooryaan lovers... Somalia will remain in chaos, as long as you moryaans don't admit that you're not capable of governing yourselves let alone someone else.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 01:02 pm walaal vadhan waan ka xumahay hadalkaaga laakiin waxaan KU LEENAHAY WAXAAN UBAAHANAHAY FIKRATAADA IYO ARAGTITAADA MARKA NALA SOO XIRIIR
|