Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Suàal ubaahan jawaab?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Qardhood

Tuesday, March 27, 2001 - 04:08 am
markaan maqlo waxa ka socda Macedonia ee ay samaynayso dawlada Dalkaas ka jirta waxaan soo xusuusta sidii Afweyne iyo Ina Salaad Boy ay u galijireen dadkooda iyo dalkooda iyagoo qiilka dhiganaya waxaan soocelinaynaa Amaankii iyo xasiloonida dalka iyagoo isticmaalaaya Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed, Kaas oo ay ku bur buriyeen maagaalooyin iyo Tuulooyin soomaaliya ah. Sidii oo kale ayaan hadda waxaan maqalaa in ay kadhacayso dalka Macedonia oo ciidamaddii wadankaas ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen magaalooyin ay dagaan qabiilooyin aan ahayn kuwa xukunka wadanka haysta, suàashu waxaa aytahay heer intee le`eg bay WASIIRADA ARIMAHA GUDAHA EE MACADONIA iyo SOMALIA ku leeyahiin dhibaatada wadamaas ka jirta iyo barakicinta dadka wadanka udhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGEISA

Tuesday, March 27, 2001 - 06:57 am
WAR MAWAX KALOO AAD KU HADASHAAD WEYDEY BOOWE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eebow

Wednesday, April 04, 2001 - 12:32 am
Wiilqardhood sidaad u socatay baad CABDIQAASIM waxaad barbar dhigtay nimaka dadka muslimka ah ku xasuuqaya Macedonia taas waxaan u arkaa iney tahay danbi aad u wayn marka ninyohow dhibkii baa kaabatay ilaahay ka cabso oo iska daa dawladda kumeelgaarka ah waa rajada kaliya ee inoo hartay hadaan soomaali nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil BARI

Wednesday, April 04, 2001 - 01:02 am
Cabdiqaasim, isagaa ku dhaama waxaa tahay, wecel MAXAMUUS SALEEBAAN,

adinka iyo qurunki idin dhalayba wasa , mooryaan Hawiye ayaa dadnimo idin dhaanta.

sanadkan 2001 , ayaad dad walaalihiina oo idinla dhashay ad barakicin iyo inaad dhulkodii ka buubtaan wadaan MAXAMUD SALEEBAANOOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Q@rdhööd

Wednesday, April 04, 2001 - 01:53 am
To: Eebow
Warniyohow cid aan muslimiyay iyo cid aan gaaleeyay midna majiraan ee waxaan sheegay oo kaliya waa waxayaaba ay Labada wasiirba sameeyeen oo ah dilka iyo dhaca dadka rayidka ah ee ay masuulka kayohiin ama ka ahaayeen.
Tusaale:
1988 ayaa Ciidamada Xooga dalka soomaaliyeed waxay burburiyeen magaaladii labaad ee wadanka soomaaliya ee Hargaysa iyagoo gaystay dhibaatooyin aan lasoo koobi karin, marka sidii ookale ayaa Dawladda Macedonia u weeraraysaa dadka dagan magaalada Tetovo, marka ninyohow maxay isdhaamaan Dawladdii Afweyne ee uu Ina Salaad Boy ka ahaa wasiirka iyo midda macedonia.